Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Beeniyey inuu Madaweynuhu Kala Diray, Kana Hadlay Macnaha Waraaqdii Madaxweynuhu Soo Saaray
Hargeysa:Aug,31,2014(SDN/QJ)-Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Go’aankii uu dhawaan madaxweyne Siilaanyo kaga dhawaaqay in Hay’adaha kala duwan ee qaranku ay u diyaar garobaan sidii ay u soo magacaabi lahaayeen Xubnihii ay komishanka ku lahaayeen, taasoo muujisay in xilligii komishankani soo dhamaaday. Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Maxamed Axmed Xirsi Geelle oo la hadlay saxaafadda,…
