Somali Haystay Dhalashada Dalka Maraykanka, Kana Tirsanaa Kooxda Daacish Oo Lagu Dilay Dalka Syria
Damascas:Aug,29,2014(SDN/QJ)-Dagaallada ay kooxaha islaamiyiinta Daacish ka wadaan Dalalka Syria iyo Ciraaq, ayaa waxa ku dhintay Qofkii labaad ee Haysta Dhalashada dalka Maraykanka oo ahaa Wiil somaliyeed. Telifishanka KSMP ee magaalada Minneapolis ayaa ninkaasi magaciisa ku sheegay Cabdiraxman Muxumed oo muddo dheer kusoo noolaa dalka maraykanka. Telifishanka oo soo xiganaya ilo wareedyo ayaa sheegay in Cabdiraxmaan…
