Muslimiin dawlada Mareykanka ku dacweeyay in ay ka hor istaagtay in ay dhalashada dalkaa qaataan
Washington Aug 03,2014(SDN/QJ)-Muslimiin dalka Mareykanka mudo ku noolaa ayaa dacwad ku soo oogay dawlada Mareykanka ka dib kolkii ay dawladu xanibtay ama raajisay aqoonsi ay dalkaa ka helaan. Muslimiintan oo dhan ah ayaa dawlada Mareykanka ku eedeeyay in ay xanibaad aan waadax aheyn uga horjoogsatay dalabkoodii dhalashada dalkaasi. Guddida la socodka dalabaadka dhalashada Mareykanka ayaa…
