Gudoomiyihii Wargayska Haatuf ee Xayiran oo Xaalad Caafimaad la soo Deristay iyo Hogaanka Xisbiga Ucid oo Gurigiisa ku Booqday Halkan ka DAAWO
Hargeysa 2/9/2014 (SNN/QJ) musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in xadhigi iay xukuumadu u gaysatay gudoomiyaha wargeysa xayiran ee Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe uu keenay inay xaaladiisa caafimaad xumaato. Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Ucid oo hogaaminayey masuuliyiinta ugu saraysa xisbigaas oo maanta booqasho ugu tagay Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa waxa…
