Local Somali community says it’s under scrutiny

    KUSA- It’s a local community, whose members say they have come under greater scrutiny in the past two weeks. Earlier this month, federal authorities said three teenage girls left their Denver-area home, and headed to Syria to join the militant group ISIL. They were stopped at an airport in Frankfurt, Germany. Two of those girls…

    Read More

      Adan Hospital ‘isolates’ fevered Somali

      KUWAIT CITY, Oct 30, (Agencies): The management of Adan Hospital decided to put a Somali patient in isolation to ensure he is free from Ebola Virus Disease (EVD). This step was taken when the patient exhibited some symptoms of the disease like high temperature; hence, the need to put him away from other patients. The…

      Read More

        Barnaamij Xiiso leh oo Ku saabsan Kulan ay Bulshada ku dhaqan Tuulada Toon iyo Jiidaha ku Xeerani ku Shaaciyeen in laga Bilaabo Maanta ay Hoos tagi doonaan Caasimada Hargaysa DAAWO

        Hargaysa 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta Tuulada Toon ka qabsoomay Kulan Balaadhan oo ay isugu Yimaadeen Waxgaradka,Aqoon yahanka iyo Dhallinyarada Jiidaha ku Xeeran Tuuladaas oo ay ka Mid Yihiin Deegaamada Sharmaake, Galoole, Iyo Ubaale kaas oo ay ku Shaacinayeen Go’aan Nuxurkiisu ahaa in Wixii haatan ka bilowda ay hoos tagayaan Caasimada halkii markii hore laga…

        Read More

          Waxgaradka Deegaamada Toon,Sharmaarke,Galoole Iyo Uubaale oo Maanta Cadeeyay inay Hoos tagayaan Caasimada Hargaysa DAAWO

          Hargaysa 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Odayaasha iyo Waxgaradka Deegaanka Toon iyo Jiidaha ku Xeeran ayaa Maanta Sheegay inay soo dhawaynayaan Diiwaangelinta Muwaadinka iyagoo intaas ku daray inay deegaan ahaan raacsan yihiin Caasimada Hargaysa. Kulan balaadhan oo ay isugu Yimaadeen Duqayda iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada Jiidaasi oo ka qabsoomay Tuulada Toon Kana kala socday  tuuloyinka…

          Read More

            Xoghayaha Kalumaysiga iyo khayradka Bada ee Xisbiga Ucid oo Canbareyey Hadalo ka soo yedhay Wasiirka Kalumaysiga iyo Khayradka Bada Somaliland Socdalo uu ku Tagay Gobolada

            London 31Oct14(SDN) Xoghayaha Kalumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Xisbiga Ucid ayaa ka war bixiyey  war bixin uu wasiirku Kalumaysiga iyo Khayraadka Bada Somaliland  safaro u tagay gobolada iyo xeebaha s/land  Xoghayaha oo qoraal soo gaadhsiyey Warbaahinta ayaa waxa ku bilabay hadalkiisa  waxanu is waydiinay in Wasiirku uu hore u ahaa wasiir iyo in imika lo dhiibay…

            Read More

              Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo La Filayo inuu Fadhi Deg Deg ah isugu Yeedho Golihiisa iyo Sababaha Keenay inuu Mawqifkiisa Debciyo.

              Hargaysa 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa la filayaa in Todobaadka Beri oo Sabti ah ka Bilaabmi doona inuu isugu Yeedho Mudanayaasha Golaha Guurtidu inay isugu Yimaadaan Kalfadhi aan Caadi ahayn. Sida ay u Xaqiijiyeen Shabakada Qurbejoog.com Ilo ku dhow dhow Gudoomiye Saleebaan isla markaana naga Codsaday inaan Magacooda…

              Read More

                Ganacsade Caan ah Iyo Tiro Dhakhaatiir ah Oo Loo Xidhay Geerida Taliyihii Booliska Somalia iyo Meydka Taliyaha Oo Nairobi Lala Hadal Hayo

                Muqdisho:Oct,31,2014(SDN/QJ)-Guddii uu Ra’isal wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed u saatay Baadhitaan lagu sameeyo Geerida Taliyihii Ciidanka Boliska Somalia, ayaa la sheegayaa inay tallaabooyinkoodii ugu horreeyey qaadeen. Wararka Guddidaas Kasoo Baxaya, ayaa sheegaya inay isla garteen in Meydka loo qaado Magaalada Nairobi, si loo xaqiijiyo sababta Rasmiga ah ee Geeidiisa Keentay, maadaama xilli xaasaasi ah khilaaf jiro…

                Read More

                  Ururka Gabalkiisu Dhacay Ee SOLJA Oo Cambaarayn Hawada U Mariyey Xadhig Xukuumaddu Kula Kacday Wariye Reer Gabiley ah

                  Hargeysa:Oct,31,2014(SDN/QJ)-Ururka Khilaafku Awooddiisa kala dhantaalay ee Solja, ayaa cambaarayn Hawada  u mariyey Xadhiga Wariyihii HCTV uga soo warrami jirey Gobolka Gabiley oo xukuumaddu xabsiga dhigtay. Ururuka SOLJA oo muddo Dhawr bilood ah aan cid hadal haysa la maqlin, isla-markaana  hore ugu kala jabay garab Xukuumadda Taageersan iyo mid kasoo horjeeda, ayaa haatan dib loo maqlay…

                  Read More

                    Akhri Sababtii Keentay In Reer Gabiley Fagaare Ku Gubaan Calanka Kulmiye Iyo Mudane Baarlamaanka Ka Tirsan Oo Ceebo Dul Hoganayaan

                    Hargeysa:Oct,31,2014(SDN/QJ)-Kadib daba gal dheer oo ay samaysay Shabakadda Caalamiga ah ee Qurbejoog.com, waxanu xaqiijinay in Shacabka reer Gabiley ee shalay ku gadooday Calankii xisbigii ay kursiga dalka saareen ee Kulmiye ay ka cadhoodeen tallaabooyin ay halkaas ka abaabulayeen shakhsiyaad uu hoggaaminayo Mudane Baarlamaanka ka tirsan oo isagu Muxaafid ahi. Sida aanu warka ku xaqiijinay waxa…

                    Read More

                      put-up job for Copenhagen conference on Somalia

                      The Federal Government of Somalia (FGS) and the United Nations Mission in Somalia (UNSOM) are frantically engaged in put-up job for the first Ministerial High Level Partnership Forum (HLPF) Conference on Somalia scheduled to take place in Copenhagen, Denmark on November 19-20, 2014. The agenda is to review the implementation of Somali Compact of the…

                      Read More

                        Afhayeenka Wadani ee Sweden oo canbaareeyay Xadhiga Xubiinta Guddiga Fuliinta Ee Xisbiga Wadaani Mr Goodaad Iyo Wariyaha HCTV Ee Gobolka Gebiley

                        Stockholm Oct 31,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka xisbiga Wadani laantiisa Sweden Mudane Cantar Kidaar Cune ayaa dhanbaal uu na soo gaarsiiyay waxa uu ku canbaareeyay falkii xukuumadu xabsiga ku dhigtay masuul xisbigaa ka tirsan iyo suxuufi ka hawlgala TVga HCTV. Afhayeenka ayaa qoraalka uu nasoo gaarsiiyay uu sidan u dhignaa: “aniga oo ku hadlaya magaca xisbiga wadaani ee guud iyo kana scandanvianka…

                        Read More

                          Somali official accuses Foreign Ministry of hijacking diaspora event

                          An executive at the Somali Peace and Development organisation has raised concerns about the Foreign Ministry “hijacking” an event organised by the Somali diaspora when the country’s president visits Denmark from November 18-20. “The Foreign Ministry, and especially its African department, prefers to polarise the active Somali diaspora rather than working with them positively as…

                          Read More

                            Somali police chief dies of heart attack

                            Somalia Inspector General of Police, General Mohamed Sheikh Hassan Ismail has died of a heart attack.Police sources confirmed in Mogadishu on Thursday evening that Ismail collapsed and died soon after complaining of heart complications. He was said to have complained about his heart for months and was planning to go for medical check abroad. The…

                            Read More

                              Qaar kamid shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo loo qabtay Aqoon Is-weydaarsi la xiriira shaqada

                              Mogadishu Oct 31, 2014(SDN/QJ)– Waaxda Shaqada Shaqaalaha iyo Tababarrada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya, ayaa aqoon isweydaarsi soconayay hal maalin u qabatay qaar kamid ah shaqaalaha Xafiiska, kaasoo qeyb ka ahaa barnaamijka Tababarka iyo Tayeynta Shaqada iyo Shaqaalaha XRW oo uu ku dhawaaqay Mudane C/qaadir Cabdi Faarax Xog-hayaha Joogtadda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Tababarkaan oo…

                              Read More

                                Khilaafkii Golaha Wakiilada oo Weji kale Yeeshay Xildhibaanada oo Isugu Hanjabay Mooshino Xil ka Qaadis Madaxweyne iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada

                                Hargaysa 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Laba xildhibaan oo kala taageersan Madaxweyne Siilaanyo iyo guddoomiye Cirro, kana tirsan golaha wakiilada, ayaa dood adag oo ay yeesheen waxa ay isku weydaarsadeen weedho kulul oo xanaf leh. Labada xildhibaan oo kala ah Xildhibaan Ibrahim Caraale Ruush oo taageersan Madaxweyne Siilaanyo iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog) oo taageersan guddoomiye…

                                Read More

                                  R.W Cabdiweli oo ka Tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, guudi geeridiisa baartana magacaabay

                                  Mogadishu Oct 31, 2014(SDN/QJ)– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaah u naxariistee Taliyihii Ciidamadda Booliska Soomaaliyeed General Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo si kadis ah galabta ugu geeriyooday magaalada Muqdisho. Isagoo ku hadlaya Magaciisa, kan Xuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed ayuu Ra’iisul…

                                  Read More

                                    Mudanayaasha Garabka Xukuumada oo Jiho Khaldan u Qaaday Weedho dhinaca ka soo Hor jeedaa ku dhaliileen Xukuumada

                                    Hargaysa 31.Oct 2014 (SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye(Nac-nac), oo ka tirsan Golaha wakiilada ayaa Gudoomiye xigeenka 1-aad ee Wakiilada ka difaacay eedaymo uu u jeediyay Xildhibaan Bashiir Tukaale oo Mucaaradka wakiilada ah. Waxa uu Xildhibaan Nacnac ku eedeeyay Xisbiga Waddani inuu yahay mid ka maarmay Bulshada Reer Somaliland ee Sool. “Sidaas Wanaag laguma Gaadho Wadankana Hakala…

                                    Read More