Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid taliyahii Ciidamadda Boliiska

    Abu Dubai Oct 31, 2014(SDN/QJ)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Allaah ha u naxariistee Taliyahii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Ismaacil oo maanta ku geeriyooday Muqdisho. “Innaa Lillaahi wa innaa Illayhi raajicuun, waxaan Eebbe ka baryayaa inuu dhammaanteen samir iyo iimaan naga siiyo Taliyahii Ciidanka Booliiska…

    Read More

      Muqdisho oo laga Furay Goobo lagu Diiwaangeliyo Dhallinta uu Madax maray Fikirka Jihaadku si ay uga barbar dagaalamaan Kooxda Daacish

      Muqdisho 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wararka laga Helayo Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Halkaas laga diiwaangeliyo Boqolaal Dhallinyaro ah oo la Dhacsan Dagaallada ururka Daacish wado, kuwaas oo doonaya inay gaadhaan Dalalka Ciraaq iyo Syria. Sarkaal Sare oo ka tirsan Ururka Al-shabaab, ayaa qaarkamid ah Warbaahinta u sheegtay in dadka buugaasi lagu diiwaan galiyo loo qeybin…

      Read More

        Khilaafkii Madaxweynaha iyo Raysal Wasaaraha oo ay Soo raaceen Is fahmi waa Xoogan oo soo kala dhex galay Waaxdii Garsoorka Somalia

        Muqdisho 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Khilaafka u dhexeeya xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo guddoomiyaha maxkamadda sare ayaa cirka isku sii shareeraya, iyagoo  ay labadan mas’uul warbaahinta isku mariyeen hadallu u muuqday inay isku eedeynayaan.   Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, Avv. Caydiid C/llaahi Ilko-Xanaf oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in xeer ilaaliyaha…

        Read More

          Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Amniga oo Ragii la Xidhnaa ee Maxkamaddu Dembi ku weydey Mar kale Xabsiga dib loogu celiyey

          Hargaysa 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Laba Nin oo la xidhnaa Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Amniga ee Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cabdillaahi Abbokor Aw Cismaan, balse uu Garsooraha Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ee Axaddii toddobaadkan xukunka ku riday Cabdillaahi Abbokor iyo Askarigii ilaalada u ahaan jiray uu sheegay in wax dembi ah lagu waayey oo ay Maxkamaddu Fasaxday,…

          Read More

            Xukuumada oo Xabsiga dhigtay Mas’uul sare oo ka tirsan Xisbiga Waddani iyo Afhayeenka Xisbigaas oo ka hadlay

            Hargeysa 31.Oct 2014 (SDN/QJ)-Xoghayaha Xanaanada Xoolaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Xasan Axmed Goodaad,ayaa Xabsiga loo taxaabay kadib markii uu dhawaan dhaliilo ugu jeediyay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan(Saleebaan-Gaal). Sida Wararku sheegayaan Xukuumada Somaliland ayaa dhibsatay Dhaliilo xoogan oo uu u jeediyay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan-Gaal sida ay ugu badheedheen…

            Read More

              Dhallinyaro Reer Gebilay ah oo dabka qabadsiiyay Calanka Xisbiga Kulmiye,Maxaa Sababay? DAAWO

              Gebilay 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Axsaabta Mucaaridka ah ee Ucid iyo Waddani ayaa Badhtamihii Bishan October waxay Magaalada Gebilay ku qabteen Munaasibado ay u sameeyeen Taageerayaal la sheegay inay ka soo digo rogteen Xisbiga Kulmiye. Hasa yeeshee Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa isagu waxa uu Shalay Magaalada Gebilay ku qabtay Kulan uu Nuxurkiisu ahaa…

              Read More

                “Laascanood Dasturka Puntland ee aan ku dhaartay ayey ka mid tahay,gacantayada waan ku soo celinayaa Laascanod, In Afti laga qaado….” Madaxweyne C.weli Gaas

                Garowe 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Maamul-goboleedka somaliyeed ee Puntland Cabiweli Maxamed Cali(Gaas), ayaa soo jeediyey in baahi loo qabo in afti ku saabsan cidda ay jecel yihiin inay raacaan laga qaado shacabka deggen Gobolka Sool oo maamulkiisu sheegto inuu ka tirsan yahay. Madaxweyne Gaas waxa uu sheegay inuu si dhab ah u doonayo in shacabkaas…

                Read More

                  “Saddexdii qoddob-ba xukuumaddu way fulisay oo waxa u dambeeya mashruucan biyaha ee aynu daah furayno” Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil

                  Laascaanood 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, oo ka mid ah madax-dhaqameedka waaweyn ee gobolka Sool, ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda Somaliland ka soo baxday balan-qaadyadii Horumarinta gobolka la xidhiidhay, iyaguna ay lama huraan tahay inay ka soo baxaan oo ay garab istaagaan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ka shaqaynaysa horumarinta dalka. Sida uu…

                  Read More

                    Wasiirka horumarinta caalamiga ah ee Britain oo booqatay Muqdisho Kana Hadashay Arrimo aanay Somalidu Niyad u hayn

                    Muqdisho 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka horumarinta caalamiga ah ee dowladda Britain, Lynne Choona Featherstone oo  booqatay magaalada Muqdisho ayaa qaar ka tirsan wasiirrada xukuumadda Soomaaliya kala hadashay sidii loo xoojin lahaa xuquuqda haweenka iyo in la hubiyo in ay haweenku yihiin halbowlaha horumarka dalka. Lynne Featherstone, ayaa la kulantay wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha…

                    Read More

                      Halkan ka daawo dood xiiso badan oo dhexmartay sadexda Xisbi qaran Kulmiye Ucid iyo wadani khilaafka Golaha Guurtida iyo wariye Mustafe Shaafi

                      London31Oct14(SDN/QJ) Baraamijka Xulashada Todobaadka oo iska kashadaan webka qurbejoog iyo wariye Mustafe Shaafi oo lagu soo qatay dood xiiso badan oo dhexmartay Sadexda Xisbi Qaran oo lagu falaqaynayey khilaafka xeerka doorashooyinka baraamijkan oo xiiso badnaa ayaa waxa si kulul uga dooday xeerka dorashooyinka sadexda xisbi Halkan kaa daawo.

                      Read More

                        Xaruntii Baarlamanka Burkina Faso oo dab la qabadsiiyay Iyagoo ka Gadoodsan Mudo Kordhin loo sameeyo Madaxweynaha dalkaasi

                        Burkina Faso 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wararka ka imana dalka Burkina Faso ayaa sheegaya in rasaas laga maqlayo meel u dhow madaxtooyada dalkaasi, ka dib markii goobtaas ay ka dhaceen mudaharaado kala duwani, waxaana dadka isu-soobaxa samaynayaa ay dab qabadsiiyeen dhismaha baarlamaanka. Xiisadahan ka curtay dalka Burkina Faso ayaa yimi ka dib markii golaha sharci-dejintu uu…

                        Read More

                          Daawo:Qaar Ka Mida Dhalinyarada Ku Dhaqan Magaalada Hargeisa Oo Xukumada Ku Eedeyey Inay Faraha Kula Jirto Khilaafka Golaha Wakilada Somaliland

                          Qaar  kamida dhalinyarada ku  dhaqan  magaalada hargeisa ayaa maanta xukuumada axmed siilanyo  ku  eedeyey  inay  khilaafka golaha wakilada ay  faraha kula jirto  oo ay  faraha  kala baxan  sidoo kale awaxay  ku edeyen  inay iibisay maktabada gaandi liperey Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Daawo:Qaar Ka Mida Kooxaha Kubada Cagta Degmooyinka Hargeisa Oo Cabasho Balaadhan Ka Muujiyey Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Iyo Wasaarada Ciyaraha

                            Hargeisa 30/oc/2014(SDN/QJ)Qaar  Kamida kooaxaha ka jira magalada hargeisa ayaa cabsho balaadhan ka muujiey  xidhiidhka kuabada cagta somalinad oo ay shegen inaanay si cadaalada u soo xulin https://www.youtube.com/watch?v=ypnY5e6Dq10&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidasporanews.com  

                            Read More

                              Daawo:Wasaarada Ciyaaraha Iyo Dhalinta Oo Iska Indho Saabtay Cabashada Qaar Ka Mida Dhalinta Kooxaha Degmoyinka Hargeisa

                              Hargeisa 30/oc/2014(SDN/QJ)Wasaarada ciyaaraha iyo dalxiiska somaliland ayaa  si  indho la,aana uga jawaabtay  cabasho ay  qaar  kamida ciyaartawda  degmooyinka hargeisa kaga cabanayaa qaabka loo xulay  kooxaha heerka labaad  iyo sadexaad https://www.youtube.com/watch?v=Z0UgRNtB-4Y&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                Shaki Culus oo ku Gedaaman Dhimashada Taliyihii Booliska Somalia iyo Gudi baadhitaan oo loo saaray

                                Muqdisho 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa isbitaalka Ummadda ee Muqdisho goor-dhow ku geeriyooday taliyihii booliiska Soomaaliya, Jen Maxamed Xasan Ismaaciil, iyadoo loo magacaabay guddi waasiirro ah oo baaris kusoo sameeya geeridiisa oo ahayd mid kadis ah.   Wararka ayaa sheegaya in taliyaha uu wadnaha istaagay, balse si dhab looma oga sababta ka dambeysa geeridiisa, iyadoo tani…

                                Read More

                                  “Saleebaan Gaaloow Marka kaleba waad Guure Bahalaysaaye qabso ina Faarax Xarbi” Madax dhaqameed si adag uga hadlay Iibinta Maktabada Gandi DAAWO

                                  Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Qaar ka Mid ah Madax dhaqameedka Gobolka Maroodi jeex ayaa maanta meel adag iska taagay in Xukuumadu ka iibiso Ganacsade Faarax Xarbi Xarunta Maktabada Gaandi . Madaxdhaqameedkani waxay Sheegeen in aanay marnaba aqbali Karin in xaruntaasi laga iibiyo shakhsi gaar ah. Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com

                                  Read More

                                    Wasiir Samaale oo u adkaysan Waayay Dhaliilaha Mudanayaasha Mucaaridku u Jeediyeen Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

                                    Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaalle ayaa sheegay in aanay xukuumaddu ku mashquulaynin inay u jawaabto siyaasiyiinta mucaaridka ah ee caadaystay aflagaadeynta Madaxweyne Axmed Siilaanyo, waxaanu axsaabta mucaaridka ah ugu baaqay inay bulshadda u soo bandhigaan wax u cuntama. Wasiir Samaalle, waxa uu sidaasi ka sheegay hadal uu ka jeediyay…

                                    Read More

                                      “Khilaafka u dhexeeya madaxda dalku wuxuu saameyn ku yeelan karaa wixii ay dowladdu hore u qabatay” Wasiir Bayle

                                      Dubai 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Md. C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaare Cabdi-weli Sheekh Axmed uu caqabad ku noqon karo dowladnimada iyo horumarka ay ku talaabsatay Soomaaliya. Wasiir Bayle waxa uu sidaa ku sheegay isaga oo ku sugan dalka isu-taga imaaraadka Carabta…

                                      Read More

                                        “Dawladdan Kulmiye ha ogaato in hantiddii ummadda ee lagu aaminay inay boob qaawan ugu badheedhay” Murashax Jamaal Cali Xuseen

                                        Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ku eedeeyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo inay hantidii ummadda ee lagu aaminay inay boob qaawan kula kacday, isla markaana waxa uu uga digay Ganacsatada reer Somaliland ciddii la siiyo hantida ummadda sifo sharci-darro ah in lagaga daba-tagi doono. Jamaal Cali Xuseen waxa uu sidaa…

                                        Read More