Ka Garnaqista Labada Qoraal ee Labada Gudoomiye ee Wakiilada iyo Guurtidu is weydaarsadeen iyo qaabka loo adeegsado Shuruucda iyo Distoorka

    Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wargeyska Geeska Afrika ayaa helay dhambaalo ay bilowgii khilaafka sharciga diiwaangelinta isweydaarsadeen labada guddoomiye ee goleyaasha wakiilada iyo guurtida Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Md.Saleban Maxamuud Aadan. Qoraaladan ayay labada guddoomiye isu direen ka dib markii ay golaha guurtidu soo celiyeen xeerka diiwaangelinta ee khilaafka culus dalka geliyay. Dhambaalka koowaad…

    Read More

      Horn Cable TV Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Isku Dhacay iyo Telefishanka Oo Xaruntiisa u Raraya Dal Kale

      Hargeysa:Oct,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Telfishanka gaarka loo leeyahay ee Horn Cable TV, ayaa isku dhacay, kadib markii la isku afgaran waayey arrimo hore la iskugu naas-nuujin jirey. Sida ay sheegayaan xogaha ay heshay Qurbejoog.com, waxa uu maalmahanba tv-gu  ku jirey qabanqaabo uu xaruntiisa ugu weyn ee Hargeysa ugu rarayo dhinaca Nairobi, waxana uu muddooyinkmii ugu…

      Read More

        Somaliland Oo Joojinaysa Kalluunka Dhinaca Somalia Kasoo Gala Dalkeeda

        Hargeysa:Oct,30,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ku hawllan qorshe la doonayo in  dalka lagaga mamnuuco kalluunka ka yimaadda dhinaca somalia, maadaama ay dalku yimaaddeen shirkaddo diyaar u ah inay shacabka ka haqab tiraan kalluunka dalka. Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda somaliland Cali Jaamac Buureed oo haatan ku sugan Gobollada Saaxil iyo Selel, ayaa ku dhawaaqay inay qaadayaan…

        Read More

          Xasan Sheekh Oo Dubai u Baqoolay iyo Siilaanyo Oo Kusii Jeeda

          Muqdisho:Oct,30,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamud iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa u amba baxay dhinaca Dalka Imaaraadka Carabta, iyadoo la filayo inuu madaxweyne Siilaanyo-na dhawaan halkaas gaadhi doono. Madaxweyneyaasha Somalia iyo Somaliland, ayaa si wada jir ah uga qaybgeli doona shir lagaga Hadlayo arrimaha Budhcad-badeedda oo magaalada Dubai ka qabsoomi doona, kaas oo ay Dawladda Imaaraadka…

          Read More

            Somaliland: Toorriyaha Iyo Soodhadhka Oo Laga Mamnuucay In Magaalooyinka Lagu Dhexmaro

            Hargaysa:Oct,30,2014(SDN/QJ)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa ku dhawaaqday inay tallaabo adag ka qaadi doonto qofkii lagu arko noocyada Hubka Fudud, sida Mindiyaha, Soodhadhka iyo Baastoolada oo suuqyada lala dhexmaro meelaha qaarkood. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Waran-cadde oo isagu arrintan ka Hadlay ayaa  tilmaamay in wasaaraddiisa iyo Maxkamaduhu ku heshiiyeen in xukun degdeg ah lagu…

            Read More

              OGEYSIIS: WADDANI TORONTO IYO NAWAAXIGEE​DA

              SALAAN MUDAN WAXA  SI XUSHMAD  IYO SHARAF  MUDAN LOO OGEYSIINAYAA DHAMAAAN XUBNAHA IYO TAGEERAYAASHA XISBIGGA  WADDANI EE TORONTO INAY KASOO QAYB GALAAN SHIRWAYNAHA  WADDANI EE COONFURTA ONTARIO  OO LAGU QABAN DOONO TORONTO, MAALINTA SABTIDA , 1 NOVEMBER,  3- 7pm,  2460 EGLINTON AVENUE, EAST , UNIT A, FIRST FLOOR, MEETING ROOM, ALL MAHADLEH  GUDDIGA QABAN QAABABDDA…

              Read More

                Baqdin Ku Wajahan Qaraxyo Argagixiso oo ka Taagan Caasimada Maraykanka ee Washington iyo Amaanka oo la adkeeyay

                Washington 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda waddanka Maraykanka ayaa Baahisay in si weyn loo adkeeyey ammaaanka Goobaha muhiimka ah eek u yaalla Magaalada Washington, maadaama la helay xogo dhiilo leh. War kasoo baxay Waaxda arrimaha dibadda Dowlada Mareykanka ayaa lagu sheegay in la qaadayo tilaabooyin taxadar ku dheehan yahay si looga hortagi lahaa weeraro iyo dhibaatooyin…

                Read More

                  Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo Kormeer ku Soo Maray Goobaha Diiwaangelinta Caasimada DAAWO

                  Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL ayaa  kormeer ku soo maray goobo ka mid ah xarumaha diiwaangelinta ee caasimadda Somaliland. Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta Md C/waaxid C/qaadir C/raxmaan oo horkacayey mas’uuliyiinta kormeerka samaysay oo saxaafadda kula hadlayey rug diiwaangelineed oo ku taalla xaafadda Jigjiga…

                  Read More

                    Culaysyo dhinacyo badan kaga Yimid Xukuumada oo Sababay in Dib loo Furo Maktabadii Gaandi oo Markii hore la Iibiyay DAAWO

                    Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa dib loo furay Maktabada akhriska ee Gaandi ee Magaalada Hargaysa taas oo Maalmihii Xidhnayd Kadib Markii Sida la Sheegay Xukuumadu ay ka iibisay Nin ka Mid ah Ganacsatada Hargaysa. Xidhitaanka Maktabada Akhriska ee Gaandi ayaa dhalisay Guux dadweyne oo lagu diidan yahay in Maktabadaas la iibiyo maadaama ilaa haatan aanay…

                    Read More

                      Kormeer ay Madaxda Sare ee Gudida Dhismaha Waddada Cad ay ku tageen halka ay Marayso Waddadu DAAWO

                      Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka Gudida Dhismaha Wadada Cad oo ay Weheliyaan Qaar ka mid ah Qurbejoogta Somaliland ee dalka qadar ayaa Maanta Kormeer u kuurgal ah ku tagay Jidka dhismihiisu Socdo ee Xidhiidhiya Caasimada Hargaysa iyo Degmada Sallaxley. Dhismaha Wadada Cad ayaa Maraysa Meel natiijadeedu Wanaagsan tahay isla markaana ay Muuqato.

                      Read More

                        Bulshada Rayidka ah ee Puntland Oo Soo Saaray Qodobo Ku Saabsan Dimuqraadiyaynta

                        Garoowe Oct 30,2014(SDN/QJ)-Shalay waxaa wakiillo ka socday bulshada rayidka ah ee Puntland u soo gaba gaboobay shir hal maalin ah oo lagu soo bandhigayay daraasaad ku saabsan geeddi socodka Dimuquraadiyada Puntland, shirkaasi oo lagu qabtay Xarunta horumarinta iyo cilmi baarista Puntland (PDRC) haddaba dood iyo falanqeyn kaddib wakiillada bulshada rayidka ah waxa ay soo jeediyeen…

                        Read More

                          SOMALILAND: DOORASHOOYIN BAA LAGA QABANAYAA, WAA SHEEKO ARRAWEELO!

                          Doorashooyin ayaa Somaliland 2015ka la qabanayaadu, madaxtooyada Somaliland waa ka “sheeko Arraweelo”. Waa ka “Maantana far baa maydh la’e, ha ii fadhiyo geelu!” ODAY BIIQAY loo helyaa mooyI eh, shicibka Somaliland waa u jiilaal dabo dheer haraadkiis.   Saddexda Xisbi Qaran wax ka lilaahiye mooyi. Haba sii kala darnaadeen eh, saddexduba waa ay laangadhaynayaan. Qaybi-oo-xukuntii doorashooyinkii…

                          Read More

                            UN chief visits war-ravaged Somalia

                            UN chief Ban Ki-moon met the president of Somalia, President Hassan Sheikh Mohamud, under heavy security Oct. 29 in Mogadishu, his first visit to the dangerous capital of the war-torn nation in almost three years. Ban, along with World Bank chief Jim Yong Kim, met Mohamud inside the fortified airport zone, guarded by troops from…

                            Read More

                              Blowing the horn of Africa

                              But then again, why not? Somalian cuisine seems almost defined by its long history of fusion; a combination of Somali trading and the odd occupation. Kismayo restaurant in Mayfair even calls its food “international”. The flavours, ingredients and cooking techniques include Italian, Indian, Persian and more besides. But back to the biryani: the basmati rice…

                              Read More

                                Komishanka iyo Axsaabta Siyaasadda oo sawir ka bixiyey marxaladda Kala-guurka ee wakhtigan iyo saamaynta ay ku yeelan karaan Doorashooyinka kal dambe

                                Hargaysa 29.Oct 2014 (SDN/QJ)-Guddigii hore ee Doorashooyinka Somaliland oo shantii sanno ee u dambaysay soo-hagayay nidaamka doorashooyinka Somaliland isla markaana dalka ka soo qabatay labada doorasho, ayaa muddo-xileedkoodu ku egyahay maanta oo bishu tahay 29-ka October, iyada oo aan wali la asixin xubnaha Guddiga cusub ee Doorashooyinka oo dhawaan madaxweynuhu u gudbiyey Golaha wakiillada. Xubnaha…

                                Read More

                                  Daawo:C/qani Xasan Cilmi (Dawlad) Ayaa Maanta Shaaca Ka Qaaday Inuu Yahay Musharax U Taagan Jagada Golaha Baarlanka Somaliland

                                  Hargeisa 29/oc/2014(SDN/QJ)Saxafi C/qani Xassan Cilmi (DAWlAD) Oo Ah Agaasimaha Tvga Ah Ee Kalsan Tv Ee Somaliland Ayaa Maanta Shaaca Ka Qaaday In Uu Yahay Musharax U Taagan Doorashada Golaha Wakiilada Ee Sanadka 2015 Gaar Ahaan Gobolka Maroodi Jeex Wariye C/qani Dawlad Oo Mudo Dheer Kusoo Dhex Jiray saxaafada, isagoo cabdiqani xasan cilimi  (Dawlad) inuu waxbadan…

                                  Read More

                                    Arrimaha ay ka Wada Hadleen Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo Madaxda Somalia intii uu ku Sugnaa Muqdisho

                                    Muqdisho 29.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon oo maanta booqasho ku tegay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, ayaa kulammo la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaanay ka wadahadleen arrimo kala duwan oo dabcan khilaafka Madaxweynaha iyo Raysal-wasaaraha u dhexeeyaa ka mid yahay. Ban Ki-Moon iyo Wefti uu hoggaaminayo ayuu…

                                    Read More

                                      “Farihii lagaga Qaaday Yurub ayaa Ku Kalifay inuu Gacantiisa Gooyo” Waa Wiil Somaliyeed iyo Qiso Naxdin leh DAAWO

                                      London 29.Oct 2014 (SDN/QJ)- Qiso naxdin leh oo ku dhacday Wiil Soomaaliyeed oo Faraha laga qaaday markuu dalkii ugu horreeyey waddamada Yurub ee uu iska dhiibay, ayaa Gacantiisa bidix jaray, ka dib markii ay dalal Yurub ah oo uu tegay, gaar ahaan Jarmalka lagu qaabbili waayey, isla markaana lagu war-geliyey in lagu celinayo Talyaaniga oo…

                                      Read More