Madaxda Xisbiyada Somaliland oo Cadeeyay inay Garab taagan Yihiin Beesha Biiya-maal ee Direed DAAWO
Nairobi 25.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyayasha Saddexda Xisbi qaran ee Somaliland ayaa intii ay Ku Sugnaayeen Magaalada Nairobi ayaa tageero u muujiyay Beesha Biiya-maal oo dirir ay Xukuumada Federaalku ku hayso taas oo looga danleeyahay sida ay Yidhaahdeen in dhulka Biimaal looga qaado. Hadaba Madal kulmisay badi bulshada Nairobi ku dhaqan ee ka soo jeeda Beesha…
