Weekly Press Conference on the Progress of the Government

    Mogadishu, 25 October 2014 – The Minister of Information, Mustafa Duhulow, today addressed the media, providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister discussed various issues: HE the President’s visit to El-Bur and Beledweyn; the Somalia Investment Conference in London; the delivery of food…

    Read More

      Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka oo Isku Shaandhayn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada

      Muqdisho 25.Oct 2014 (SDN/QJ)-Raysal-wasaaraha Xukuumadda Fedeeraalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmaed, ayaa Isku-shaandhayn ku sameeyey Golihiisa Wasiirrada, waxaanu isku beddelay qaar ka tirsan Wasiirrada, Wasiiru-dawlayaasha iyo Wasiir Ku-xigeennada Xukuumaddiisa. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow, ayaa Warbaahinta dawladda ka akhriyay Wareegto ka soo baxday Xafiiska Raysal-wasaaraha oo lagu kala beddelay qaar ka…

      Read More

        Daawo: Suxufi Siciid Khadar C/laahi Oo Sheegay Inuu U Sharaxanyahay Dorashada Golaha Wakilada Somaliland Ee Sanadka Soo Socda

        Harbeisa 25/oc/2014(SDN/QJ)Suxufi Siciid Khadar Cabdilaahi oo ka mid ah dhalinyarada Reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Hargaysa ayaa shaaciyay inuu u taagan yahay doorashada Golaha wakiilada ee qabsoomi doonta sanadka soo socda ee 2015ka ,kaasi oo sheegay inuu doorbidayo inay dhalinyarada Reer Somaliland ka dhexmuuqdaan golaha wakiilada taasina mihiimid u keenaysa waxqabad muuqda oo laga…

        Read More

          Xukuumada Oo Ku Hawlan Sidii Maayar Ku Xigeenka Hargeisa Ugu Badali Lahayd Xildhiban Ka Soo Jeeda Axmed Dhagax Si Ay Taagero Uga Hesho Degmadasi

          Hargeisa 25/oc/2014(SDN/QJ)Kulano isdaba jooga oo ka dhashay khilaafkii hadheeyey galaha deeganka haragaysa ayaa lugu qorashaynayaa ka dib markii ay caawa biloday qorshe lagu badelaayo maayar ku xigeenka hargeysa C/Casiis Cago weyne kaasi oo ay u aragtay inuu xal-u noqonkaro khilaafka taagan waxaan caawa shirar ay galeen masuuliyiin ka socda madaxtooyada iyo Maayarka hargeysa xildhibaanada beesha arabku lisla…

          Read More

            Daawo:Wasiir Xaglo Toosiye Oo Madaxwayne C/wali Xaabsade Digniin Uga Diray Qaska Ay Ka Wadan Gobalada Bari Cali Khalifna Ugu Baaqay Inuu Dadkisa Nabad U Horseedo

            Hargeisa 25/oc/2014(SDN/QJ)Wasiirka caafimaadka somaliland axmd saleban ciise xaglo toosiye ayaa maanta  arimo  nbadan  ooy  ka mid  ahaye  sida ay xkumdau ugu diyargarawday   halista cudurka ebola  sidoo kale  waaxuu wasirku  ka hadlay oo uu baaq  u diray  cali  khalif  galayd  oo uu sheegay  inuu dadkiisa nabad  u horseedo   o ay xukumaduna soo dhawntisa diyar…

            Read More

              Daawo:”Falaadhi GilGilasho Kaama Go,do Anagu Waxba Kaa Doonimayno Xilna Ka Qadimayno Ee Xeerkii Saxda Ahaa Ee Goluhu Ansixiyey Guurtida Horkeen”Xidhiban C/raxman Cisman Caalin

              Hargeisa 25/oc/2014(SDN/QJ)xildhiban  c/raxman  cisman  caalin  ayaa saaka ka hadlay   eedayntii  gudoomiyha  golaha wakilada somaliland  c,raxman (ciro) ku eedeyey  inayn xildhibanada kulmiye  ka danbeyaan mooshinka xil ka xayubinta ee eyey kenen  golaha   ayaa xildhibanku waxba kama jiran ku tilmaamay https://www.youtube.com/watch?v=GEPISbHjrPM&feature=youtu.be   Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Xisbiga Ucid ayaa Waxa Si Rasmi u FuReY XaRuNta GuuD Ee Xisbiga UciD e Magalada Gabiley Sawiro Dawasho Wacan

                Gabiley 25Oct14(SDN) Waxa imika Si RasmiYa Loo FuReY XaRuNta GuuD Ee Xisbiga UciD e Magalada Gabiley furutaanka xafiiskan ayaa waxa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng:Faysal Cali Waraabe , Musharaxa Xisbiga Jamal Cali Xuseen , ku XIgeenka Cabdirashid Xasan Mataan iyo tageerayaal aad u tiro badan waxana hada si toosa u socota xafladii…

                Read More

                  Madaxweyne Gaas oo Jawaab ka bixiyay eedo ay u jeediyeen gudidda la socodka xanaabada Hubka Soomaaliya

                  London Oct 25,2014(SDN/QJ)-Madaxweymaha maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa jawaab adag ka bixiyay eedo culus oo ay u soo jeediyeen Gudidda la socodka cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya. Gudiddan oo u warbixisa Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in  maamulka Puntland khaasatan Madaxweyne Gaas uu is hortaagay qorsheyaal lagu xakameynayo kooxda Al Shabaab ee ku dhuumaaleysata degaanada Puntland….

                  Read More

                    Three Day Conference On IGAD Economies and Federalism in Somalia Opens in Addis Ababa

                    Dr. Tedros Adhanom, Ethiopia’s Foreign Minister and Chair of the IGAD Council of Ministers, delivered a key note address at the Conference on IGAD Economies and Federalism, co-organized by the Horn Economic and Social Policy Institute (HESPI) and the Intergovernmental Authority on Development (IGAD). Dr. Tedros Adhanom; UNECA Deputy Executive Secretary, Dr. Abdalla Hamdock; Ambassador…

                    Read More

                      Somalia says reviewing oil deals U.N. says lack transparency

                      NAIROBI/UNITED NATIONS, Oct 24 (Reuters) – Somalia said it was reviewing several oil and gas deals that U.N. investigators say lack transparency and risk hindering development of the country’s energy industry. Energy firms are cautiously eyeing Somalia’s long coastline, an untapped frontier on the east African seaboard that has become an exploration hot spot after…

                      Read More

                        Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia Oo Saartay Tallaabooyin Shacabka Soomaaliyeed U Riyaaqeen

                        Muqdisho:Oct,25,2014(SDN/QJ)-Laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha somalia, ayaa soo saartay Go’aanno loo riyaaqay oo wax ka taraya Caafimaadka Gebi ahaanba Bulshada somaliyeed. Hogaanka Laantani waxa  uu shaaciyay in la baadhayo dhamaan dadka kasoo dagaya garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho si loo hubiyo caafimaadka , kuwaasi oo ka koobandadka ajaaniibta iyo dadka Soomaalida ee safarka ku imanaya dalka….

                        Read More

                          Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Kismaayo

                          Kismayo:Oct,25,2014(SDN/QJ)-Qarax khasaare Nafeed geystay, ayaa xalay fiidkii hore ka dhacay Badhtamaha Magaalada Kismayo, waxana la xaqiijiyey dhimashada Afar ka tirsanaa ciidanka Jubba land. Askarta dhimatay, ayaa waxa ku jiray sarkaal sare oo katirsanaa ciidamada, waxana qaraxa lala eegtay Gaadhi ay saarnaayeen xilligaas. Sargaalka Geeriyooday Ayaa Magaciisa Waxaa Lagu Soo Koobay “Diini Jarer”Waxaana uu Ka Tirsanaa…

                          Read More

                            Masuul Hore Ugu Tirsanaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Xabsiga Ku Dhexgaraacay Maxbuus ay Wasiir Xirsi Ehel Yihiin

                            Hageysa:Oct,25,2014(SDN/QJ)-Cabdilaahi Abokor Cismaan oo ah Wasiir-ku-xigeenkii hore ee amniga wasaaradda Arrimaha Gudaha, ayaa la sheegay inuu shalay xabsiga dhexdiisa ku garaacay Maxbuus kale oo ay ehelo dhaw yihiin wasiirka Madaxtooyada somaliland. Sida ay sheegayaan wararka laga Helay xarunta Jeelka weyn ee Magaalada Hargeysa, waxa uu Wasiirkan hore ee Haatan Maxbuuska ahi u geystay khasaare kala…

                            Read More

                              25-Kamid ah Ciidamada Ammaanka Masaarida Oo Qarax Lagu Laayey

                              Sinai:Oct,25,2014(SDN/QJ)-Ilaa iyo Haatan inta la xaqiijiyey, waxa Geeriyooday 25-Askari oo kamid ahaa Ciidamada Ammaanka Masaarida, kadib markii gaadhi laga soo buuxiyey walxaha qarxa lala beegsaday Goob ay ku sugnaayeen Deegaanka Sinai. Weerarkan ayaa ka dhacay meel u dhow deegaan lagu magacaabo El Arish oo ku taal dhinaca Waqooyi ee magaalada Sinai iyadoo lagu tilmaamay in…

                              Read More

                                Golaha Ammaanka Oo Somalia Ka Codsaday Inay Soo Gudbiso Tirada Hubka Gacanteeda Soo Galay Muddooyinkan Dambe

                                New York:Oct,25,2014(SDN/QJ)-Xubnaha Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa  soo saaray Qaraar ay Dawladda somalia kaga codsanayaan inay soo Gudbiso warbixin faahfaahsan oo ay ku iftiiminayso tirada Hubka Gacanteeda soo galay Muddooyinkii Cuno-qabaytaynta la khafiifiyey. Golaha ammaanka ayaa sidoo kale la sheegay inay qaraarkaas ku dareen Muddo-kordhin loo sameeyo Ciidamada AMISOM, waxana arrintaas looga Gol leeyahay sidii…

                                Read More

                                  “Eedihii La Ii Soo Jeediyay Waxa Madaxweyne Ku xigeenka Iyo Wasiirro Ku Soo Warshadeeyeen Gurriga Madaxweyne Ku xigeenka” Gudoomiye Cirro DAAWO

                                  Hargaysa 25.Oct 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa sheegay in Gurriga madaxweyne Ku xigeenka lagu soo warshadeeyay eedo ay xildhibaanno ka tirsan aqalkaasi u soo jeediyeen oo la xidhiidhay inuu dhalan rogay xeerkii diiwaan-gelinta muwaadiniinta iyo codbixiyeyaasha ee uu u gudbiyay aqalka Guurtida. Guddoomiye C/Raxmaan…

                                  Read More