Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

    Mogadishu Nov 22,2014(SDN/QJ) – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Horumarka New Deal, Ansixinta Miisaaniyadda 2015, Doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed, Ansixinta Hindise Sharciyeedyada Guddiga Xuduudaha & Federaalka iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka, Howlgal lagu…

    Read More

      Somali President condems Bus attack in Kenya

      22 November 2014 – The President of Federal Republic of Somalia H.E Hassan Sheikh Mohamud has strongly condemned the terrorist attack that targeted bus passengers in Kenya’s north. Gunmen ambushed a bus from Mandera that was heading to Nairobi, killing at least 20 passengers and hijacking a dozen more. The President extends his deep condolences…

      Read More

        Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo ka hadlay Xuska Maalinta Caruurta Adduunka DAAWO

        Hargaysa 22.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md C/raxmaan C/hi Ismaaciil Saylici ayaa ka qayb galay munaasabada xuska Maalinta ilaalinta xuquuqda caruurta oo lagu qabtay Magaalada hargaysa. Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa sheegay in Xukuumad ahaan ay Ixtiraamayaan Qawaaniinta Caalamiga ah. dhinaca kale Wasiir ku Xigeenka Shaqada ayaa…

        Read More

          Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Soo Dhawayn U Sameeyey Qar Ka Mida Ardayda Jaamacada Hargeisa Oo Ka Soo Diga Rogtay Xisbiga Wadani

          Hargeisa 22/11/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Ayaa Saaka Soo Dhawayn  Balaadhan U Sameeyey Qaar  Ka Mida Ardayda Jaamacadaha Somaliland Oo Ku Soo biiray Xisbigaa Muxaafidka Kulmiye Iyagoo Hore  Ugu Jiri Jiray Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani https://www.youtube.com/watch?v=lIEgt4lx0DE Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Daawo:Gudoomiyaha Golaha Wakilada Oo Aqbalay Go,aankii Golah guurtida Somaliland Ka Soo Saaren Khilaafkii Golaha Wakilada Somaliland

            Hargeisa 22/11/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha Golaha Wakilada Somaliland  C/raxman Maxamed C/laahin Ciro Ayaa Saaka Soo Dhaweeyey Go,aamadii Ay Gudidii Golaha  Guurtida Somaliland  Dhanka Kale Gudoomiyaha  Ayaa  Shacbiga Reer Somaliland Ku Beer Laxawsaday  Inuu waxwalba Danta Qaranka Ka Horaysiinay Isagoo cod Dheer Ku Sheegay  Inanu xisbigisu Xisbi Qabyaladed  Ahayn https://www.youtube.com/watch?v=seD9IxnWoWg&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somaldiasporanews.com

            Read More

              Musharaxa Madaxweyne ee UCID oo si balaaran loogu soo dhaweeyay Minneapolis(SAWIRO)

              Minneapolis Nov 22,2014(SDN/QJ)-Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa booqanaya Gobilka Minnesota, waxaana halkaa ku soo dhaweeyay taageereyaasha xisbiga ee magaalada Minneapolis. Musharax UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa lagu wadaa in uu caawa kulan magaalada Minneapolis kula yeesho jaaliyada reer Somaliland ee halkaa ku nool.     SDN/QJ-Hargeysa contact@qurbejoog.com…

              Read More

                Dugsi kamida Dugsiyada Quraanka ee Hooyo oo laga furay Magaalada Gaalkacyo

                Gaalkacyo Nov 22,2014(SDN/QJ)-Jimciyada hooyo oo kashaqaysa Arimaha Khayriga ah ayaa xarun cusub oo lagu baranayo quraanka kariimka ah kafurtay xaafada garsoor ee magaalada galkacyo gaar ahaan agagaarka masjidka ramadaan. Xaflad si wayn loo soo agaasimay ayna kasoo qayb galeen hugaanka jimciyada hooyo , maamulka mu asasada al, minhaaj , dhalin yaro haween iyo dhamaan qaybaha…

                Read More

                  Golaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland oo ka hadlay Maamul Wanaaga iyo Arimaha Gudaha ee Dowlada Puntland

                  Ujeedo: Maamul Wanaaga iyo Arimaha Gudaha ee Dowlada Puntland   Ku: Xukuumada Dowlada Puntland                      Rugta: Garowe, Puntland OG: Golaha Wakiilada                                        Rugta: Garowe, Puntland OG: Isimada Puntland                                        Rugta: Gudaha Puntland OG: Dowlada Federaalka                                    Rugta: Muqdisho   Hadaanu nahey Golaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland waxaanu Warsaxaafadeedka kasoo saareyna labada arimood ee kor ku xusan iyadoo labadaasi arimood…

                  Read More

                    Lix Mudane Oo Ka Tirsanaa Xisbiga Kulmiye Oo Toddobaadkan Ku Biiraya Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani

                    Burco:Nov,22,2014(SDN/QJ)-Lix kamid ah xildhibaanada Golaha Deegaanka Burco oo kasoo jeeda Beesha Bariga Burco, ayaa la sheegay inay Toddobaadkan ku biirayaan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Mudanayaashan ayaa hore uga soo baxay Xisbiga Kulmiye, waxana khilaafka jira darteed la sheegay inay xildhibaanadani Si wada jira ah u go’aansadeen inay u digo rogtaan dhinaca xisbiga Waddani oo…

                    Read More

                      Mooshinka Ka Dhanka ah Xukuumadda Ra’isal Wasaare Cabdiweli Oo Isniinta loo Ballansan yahay Iyo Guddoomiye Jawaari Oo Digniin Diray

                      Muqdisho:Nov,22,2014(SDN/QJ)-Maalinta Isniinta ee Bishani Tahay 24-ka, ayaa waxa loo ballamay in Golaha Baarlamaanka somalia la horkeeni doono Mooshinka ka dhanka ah Xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli sida uu shalay sheegay Guddoomiye Jawaari. Guddoomiye Jawaari ayaa si rasmi ah u shaaciyey inuu mooshinkaas mudanayaasha u qaybin doono, isla-markaana aanu aqbali doonin buuqa iyo qaylada ay wadaan xubno…

                      Read More

                        Guddidii Dhexdhexaadinta Khilaafka Wakiillada Somaliland Oo Maanta Laga Filayo Natiijo iyo Saadaasha Go’aankooda

                        Hargeysa:Nov,22,2014(SDN/QJ)-Guddida Dhedhexaadinta Khilaafka Gollaha Baarlamaanka Somaliland, ayaa maanta laga filayaa inay soo saaraan Natiijada Dhexdhexaadintii ay wadeen muddada Toddobada cisho ku dhaw oo Bulshadu si weyn u sugayso. Guddidan oo uu Hoggaamiye u yahay Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa lagu daminayey Khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhexgalay Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo Xubnaha Madaxtooyada ka shidaal…

                        Read More

                          “Weligoodba way jiri jirtay in koox hore u badisay, haddana boodhka lagu liqo oo laga guuleysto. Laakiin kooxda hore u badisay marnaba may ka baqan jirin in mar labaad ay tartanto.”Jamal Cali Xuseen.

                          Washington:Nov,22,2014(SDN/QJ)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo ah Musharraxa Jagada Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Ucid, ayaa ka Hadlay Dhibaabada ay labada Gole ee Baarlamaanka iyo Wakiilladu ku hayaan Habsami u socodka arrimaha Doorashooyinka, waxana uu ugu baaqay inay ka hortagaan dhibaato keeni karta in doorashooyinku xilligoodii ku qabsoomi waayaan. Musharraxa oo War-saxaafadeed kasoo saaray dalka Maraykanka oo uu…

                          Read More

                            Wasiir ay Madaxweyne Siilaanyo Hore Isku Seegeen Oo Xil Muhiim ah Ka Helay Beesha Caalamka

                            Brusels:Nov,22,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa waxa uu xil muhiim ah ka helay Ururrada Midowga Yurub iyo Afrika. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo xilligii uu Wasiirka Arrimaha Dibadda ahaa caan ku ahaa firfircooni dheeri ah iyo dardar dhinaca shaqada ah, ayaa haatan Ururradani u garteen inay ka dhigteen la…

                            Read More

                              Daawo:Oo Dib U Milicso Weedhihii Madaxwayne Axamed Siilanyo Xilgii Uu Mucaaridka Ahaa Iyo Talloyinkii Qaran Ee Uu Xiligaa Uu Ku Baaqi Jiray Nacaybka Maanta Talada Qaran Ka Qabo

                              Hargeisa 21/11/2014(SDN/QJ)Halkan Ka Daawo  Weedhihii  Iyo Mucaaridnimadii Uu Madaxwayne Siilanyo Uu Ku ololayn jiray  Xiligii Uu mucaaridka Iyo Maanta talooyinka Qaran ee Imika Xukuumada Axmed siilanyo Diidantahay  Siduu Ugu Baaqi  Jiray Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More