Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland oo soo dhaweeyay Warbixin ay Hay’ado Warbaahineed oo Shisheeye ka Diyaariyeen Xabsiyada dalka

    Hargaysa 24.Nov 2014 (SDN/QJ)–Taliyaha Ciidanka Asluubta ee Somaliland Sareeyo guuto Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane)  ayaa soo dhaweeyay warbixin warbaahinta caalamku ay ka diyaarisay xabsiyada Somaliland, islamarkaana ay ku u tilmaameen mid la jaanqaadyaa xabsiyada waddamada horumaray. Taliyuhu waxa kale oo uu sheegay in xabsiyada Magaalooyinka Hargeysa iyo Mandheera ay yihiin qaar tayadoodu fiican tahay, isla…

    Read More

      Ciyaartoyga Cristiano Ronaldo oo Madaxiisa lagu arkay Mid ka Mid ah Magacyada Eebbe DAAWO

      Hargaysa 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waa arrimo ku Cibrasho qaadasho Mudan Markaad aragto Calaamooyin alle ugu talo galay in Basharka uu abuuray ay Wax ku qaataan. Ciyaar-yahanka Cristiano Ronaldo ayaa Waxaa Madaxiisa ka Muuqatay Mid ka Mid aha Magacyada eebbe Gaar ahaan Allaah oo Af Carabi ku qoran,dhacdadan ayaa la arkay Xili uu ku dhex jiray Mid…

      Read More

        Kayd Dhiig oo laga qaaday dad uu ku dhacay Cudurka Ebola oo Koox Budhcad ahi dhacday iyo Cabsi arrintaas ka dhalatay

        Guinea 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Saraakiil caafimaad oo ka hawl-gala caasimada dalka Guinea ee Conakry, ayaa sheegay in koox budhcad ahi jidgooyo u gashay isla markaana ay dhaceen baabuur Umbalance ah oo lagu siday dhiigag laga soo qaaday dad qaba xanuunka EBOLA oo loo waday xarun shaybaadh si loogu sameeyo baadhitaan. Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay in…

        Read More

          Maxkamada Degmada Balli Gubadle oo Dil ku Xukuntay Gacan ku dhiigle Marxuun Dhintay Sumeeyay

          Balli Gubadle 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Maxkamada Gobolka Hawd  Ayaa  Dil Ku xukuntay  Gacan ku dhiigle, Cabdi Aadan Aw Maxamed “ Ina Duceeye”, oo shan iyo Sodon  jir ah, Ka dib markii  ay Maxkamadda horteeda  Kaga cadaatay inuu dilay  29-kii Bishii Septembar 2014 ka, kuna dilay Idhanka Balli/Gubadle , Marxuum la odhan jiray  Faysal Cismaan Aadan  Liibaan.   Maxkamada…

          Read More

            “Waxaa derejada la siiyaa kuwa Dhulka qasa, waxaa madax laga dhigaa kuwa wax wareeriya,Maanta laga Bilaabo La Iguma Oga wanaag” Fannaanada Ruun Xaddi DAAWO

            Hargaysa 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Fanaannada reer Somaliland Ee Ruun Xaddi Sabban Ayaa Sheegtay inay ku dhex dawakhday hab dhaqanka bulshadeena iyo wadiiqada ay ku abaal mariso shakhsiyaadka sama doonka iyo kuwa xumaha ka shaqeeya. Fanaannada Ruun Xaddi ayaa ka hadashay sida ay bulshadeenu madax iyo minjoba ay cidda xumaha ka shaqaysa kasoo dhawaysato cidda wanaaga…

            Read More

              Cashuuro Cusub oo Wasaaradda Maaliyadu ku soo Rogtay Qaar ka Mid ah Telefishanada dalka ka hawl gala Akhriso

              Hargaysa 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Maaliyadda Somaliland,ayaa warbaahinta madaxbanaan,gaar ahaan TV-yada ka doonaysa cashuur sanadeedyo isku liaaqan oo kala duwan kuwaasoo kala ah canshuurta macaal-mashaashka ah iyo canshuur sannadeedka canshuuraha Baerriga iyo tu kale oo lagu sheegay in ay tahay canshuurta ku waajibtay Riciifada ay kireeyaan ee laga daawado Hargeysa. Waxaa kale oo canshuur laga…

              Read More

                Faahfaahinta Dhul-gariir Xalay Hurdada u Diiday Shacabka Reer Wajaale

                Wajale:Nov,24,2014(SDN/QJ)-Shacabka ku dhaqan deegaanka  Wajaale ee xuduudda somaliland iyo Ehtiopia, ayaa xalay Fiidkii hore dareemay dhul-gariir dhaqaaq ku sameeyey Guryaha Halkaas ku yaalla. Sida ay dadka deegaankaas ku sugani sheegeen, waxa uu dhul-gariirkani ahaa mid si weyn loo dareemay oo dadka geliyey shaki iyo baqdin, balse lama soo sheegin wax khasaare  ah oo uu geystay….

                Read More

                  “Waxa shahaadooyinka la siiyaa kuwa dadka caaya, waxa derejada la siiyaa kuwa dalka qasa, aniguna maanta laga bilaabo waxan ka shaqaynayaa qaska iyo walaaqa” Ruun Xaddi

                  Hargeysa:Nov,24,2014(SDN/QJ)-Fannaanada Caanka ah ee Reer Somaliland Ruun Xaddi Sabban, ayaa ka hadashay Dhibaatada ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku Hayso Fannaaniinta qaranka iyo dadka samaha jecel iyo Sida ay ugu heellan tahay inta xumaha jecel. Fannaanaddan oo shalay warbaahinta kula Hadashay Magaalada Hargeysa, ayaa tilmaamay inay khaasaare ka taagan tahay Abaal badan oo ay qaranka iyo…

                  Read More

                  Daawo: Xoghayaha Xisbiga Wadani Oo Shaaciyey Xiliga Uu Xalada Soo Dhawaynta U Qabanayo Xubnihii Ugu CusCuslaa Ee Ka Soo Baxa Xisbiga Kulmiye

                  Hargeisa 23/11/2014(SDN/QJ)Xisbiga waani  ayaa waxa ku soo biiraya  xubnihii ugu cuscuslaa ee  ka tirsanaa xisbiga kulmiye  xilal  cukculusna ka soo qabtay  xukuumada axmec  siiranyo https://www.youtube.com/watch?v=kkxmTBZtDWc&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiaspo

                  Read More

                    Muuse Biixi: Hoggaamiye Aan Iska Sharixi Karin Xisbigiisa?

                    Waxa muddooyinkii la soo dhaafay soo baxayay dacaayado ay fidinayeen Ganacsadaha Maxamed Aw- Siciid iyo dilaaliintiisu, kuwaasi oo ku wajahnaa inay wadaan qorshe ay ku doonayaan inay ku qanciyaan Wasiirka Maaliyadda C/Casiis Samaalle inuu u daayo murrashaxnimadda madaxweyaha Guddoomiyaha xisbiga Muuse Biixi Cabdi oo ay taageereyaan. Dedaalkan  Ganacsade Maxamed Aw- Siciid Waxa uu dibada u…

                    Read More

                      Xisbiga Wadani Ayaa Shaaciyey Xiliga Uu Xaflada Soo Dhawaynta U Qabanayoo Tiradii Ugu Badnayd Ee Wasiradii Axmed Siiranyo Oo Ku Biiraya Xisbiga Wadani

                      Hargeisa 23/11/2014(SDN/QJ)Xisbiga Mucaaridka   Wadani Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Maalinta Khamiista Aha Ay Xaflad Balaadhan Oo Ay Soo Dhawayn Balaadhan Ugu Samayn  Doonan  Mujaahidiin Iyo waliba Masuuliyiin Xilal  Culculus  Ka Soo Qabtay Xukuumada Madaxwayne Axamed Maxamed Maxamuud (Siilanyo)  Iyadoo Noqonaysaa Msauuliyiinti Ugu cus Cuslaa Ee Ku biira Xisbiga wadani Iyadoo Ay  Ka Mid Ahayeen…

                      Read More

                        Xukuumadda Oo Xorriyadiisa usoo Celisay Xoghayihii Golaha Wakiillada Oo Muddo Toddobaad ah Xidhnaa

                        Hargeysa:Nov,23,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Silaanyo, ayaa dib xorriyadiisii ugu celisay Xoghayihii Guud ee Golaha Wakiillada somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo muddo Toddoba cisho ah u xidhnaa. Xoghayaha ayaa u xidhnaa Murankii ka dhex qarxay  Golaha wakiillada, waxana xabsiga la dhigay kadib markii loo arkay inuu la safan yahay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Oo Xukuumaddu dagaal…

                        Read More

                          Kala Fadhigii Golaha Wakilada Somaliland Oo Si Caadiya U Furmay Uuna Shir Gudoominaayey C/raxman Ciro

                          Hargeisa 23/11/2014(SDN/QJ)Fadhigii  Maanta Golaha Wakilada Somaliland  Oo  Uu Shir Gudoominaayey  Gudoomiyaha Golaha Wakilada Somaliland C/raxman maxamed C/laahi ciro ayaa  Waxa Fadhigani  Ka Soo Xaadiray  Badiba Xildhibanadii Golaha Wakilda Somaliland  Ayaa  Kala Fadhigani  Waxa Xildhibanada Loo  Qaybiyey  Ajandaha Kala Fadhiga  26 oo Dhamaa 9 Qodob Qodobada Mudanayaasha Golaha wakiilada loo qaybiyay ayaa waxa uu ka Koobnaa…

                          Read More

                            Warbaahinta Maxaliga ah iyo Ururka Suxufiyiinta Solja oo Jawaab Sharci ka Bixiyay Xeer nidaamiye lagu dhaqo Saxaafada

                            Hargaysa 23.Nov 2014 (SDN/QJ)- Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJa ayaa jawaab sharci ka bixiyay xeer nidaamiye iyo gudi anshax oo dhawaan wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland u sameeyay Warbaahinta Somaliland. Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA ayaa soo saaray qoraal dheer oo nuxurkiisu yahay jawaab sharci oo ku socota Xeernidaamiyaha iyo gudida Anshaxa ee Saxafada ….

                            Read More

                              Daawo:Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Soo Dhawwyey Go,aanadii Ay Golaha Guurtidu Ku Soo Afjareen Jareen Khilaafkii Golaha Wakilada

                                Hargeisa 23/111/2014(SDN/QJ)Wasiirka Maaliyada Somaliland C/casiis Maxamed Samaale  Ayaa  Soo Dhaweeyey  Go,aanadii aya Golaha guurtida Somaliland Ku xaliyeen  Khilaafkii  Inta Mudada Ah  Ka Taagnaa Golaha Wakiilada  Isagoo Wasiirku Golaha guurtida Somaliland ugu Hanbalyey  Guushasi Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanewws.com

                              Read More

                                Xisbiga wadani Laantiisa Uk oo kulan balaran la qatay Gudoomiye ku Xigeenka Kowaad Axmed Muumin Seed iyo Xaruuntii Xisbiga ee Laanta Brent oo la ansaxiyey

                                London23Nov14(SDN/QJ)Kulan balaran oo ay isagu yimadeen xisbiga Wadani laantiisa Uk ayaa waxa ka qabsomay Galbeedka London ,kulan kan oo uu ka soo qayb galay Gudoomiyaha Kowaad ee Xisbiga Wadani Mudane Axmed Muumin Seed iyo Agaasimaha Xisbiga Wadani Marwo Yasmiin kulankan oo isku jira xogwaraysi xisbiga Uk laantiisa London oo dhamaan Lamaha Xisbiga ee London ka…

                                Read More