Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ku Dhaartay Inay Xukuumaddu Xaq u leedahay Iibinta Guryaha Danta Guud, Hibayntoodana Xalaashaday
Hargeysa:Nov,11,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Waxa uu markii ugu horraysay fasiraad ka bixiyey sababaha keenay Boobka Hantida Dawladda iyo Guryaha Danta Guud, taas oo Beryahan dambe bulshadu si weyn u hadal haysay. Wasiir Cabdirisaaq oo la Hadlay warbaahinta ayaa tallaabada xukuumadda uu ka tirsan yahay ku xaraashayso Guryahaas Dadka…
