Shouting match, whistles halt debate on sacking Somali PM

    MOGADISHU (Reuters) – A debate on whether to sack Somalia’s Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed descended into chaos on Tuesday as his supporters blew whistles and shouted out slogans, forcing the parliamentary speaker to halt the session. The no-confidence motion, which Washington had warned could deepen political turmoil, was backed by lawmakers loyal to President…

    Read More

      Maraykanka Oo Khilaafka Jira Dartii Uga Noqday Shirka Dhawaan Soomaalida Loogu Qaban Doono Magaalada Copenhagen

      Washington:Nov,12,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda dalka Maraykanka, ayaa shaaca ka qaadday inaanay ka qaybgeli doonin shirka dhawaan Deeqbixiyayaasha iyo soomaalida ku dhexmari doona Magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda Maraykanka, ayaa lagu sheegay in Maraykanku ergo uga qayb gasha usoo dirsan doonin shirkaas. Go’aankaas isaga ah waxaa loo sababeeyey khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Xasan…

      Read More

        Fadhigii Maanta Ee Baarlamaanka Somalia Oo Loo Baajiyey Anshax-marin Lagu Samaynayo Mudanayaal Shalay Buuqa Sameeyey

        Muqdisho:Nov,12,2014(SDN/QJ)-Guddoomiye Jawaari ayaa Go’aan ku gaadhay inuu Hakiyo Kal fadhigii Baarlamaanku maanta iskugu iman lahayeen xaruntooda Magaalada Muqdisho, maadaama uu shalay buuq badani dhashay. Tallaabada uu Guddoonku ku Hakiyey Kalfadhiga, ayaa waxay ka dambeysay inaanay dhicin mid lamid ah dhacdadii shalay ka dhacday Xarunta Baarlamaanka Somaliya, iyadoo Xildhibaanada la safan Ra’iisal Wasaaraha, ay si weyn…

        Read More

          Al-shabaab Oo Sheegatay Dilalkii Shalay Muqdisho Ka Dhacay Oo Bulshada Baqdin Ku Abuuray

          Muqdisho:Nov,12,2013(SDN/QJ)-Ururka Islaamiga ah Al-Shabaab ayaa sheegtay weerarro kala dambeeyey oo shalay ka dhacay Gudaha Magaalada Muqdisho, kuwaas oo qaarkood  lagu laayey ciddii loola dan lahaa,  halka qaar kalena aanay sidii la doonayey u fulin. Afhayeenka Howl galada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in weerarkii lagu dilay Taliyihii Waaxda Socdaalka garoonka diyaaradaha ay iyagu…

          Read More

            Ra’isal Wasaaraha Somalia Oo Farta Ku Fiiqay Wadadda Kaliya ee Khilaafka Lagu Suulin Karo

            Muqdisho:Nov,12,2014(SDN/QJ)-Ra’isal wasaaraha Dawladda Federalka Somalia Cabdiweli sheikh Axmed markii ugu horraysay farta ku fiiqay xalka kaliya ee loo hayo Khilaafka Hoggaanka dalka ragaadiyey. Rai’sal wasaare Cabdiweli waxa uu sheegay in khilaafka jira lagu xallin karo  isqancin iyo wada xaajood ay yeeshaan cidda is khilaafsan oo ah Isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh. War saxaafadeed ka soo…

            Read More

              “Anigu Nin Ciise ah Baan ahay oo waxan dhignay Faalkii, waxana Kasoo Baxay Inaan Siilaanyo Wax Ka Xumaado Mooyaane Waxba u Hagaagaynin..”Xildh. Aareeye

              Burco:Nov,12,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cali Xaaji  Aareeye oo kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka somaliland ugu jira Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in faal la dhigay lagu ogaaday in Madaxweyne Siilaanyo Arrimihiisu aanay ifafaale fiican lahayn. Xildhibaan Cali Aareeye oo ka Hadlay Dhoolatus Xisbiga waddani ku yeeshay Magaalada Burco, ayaa tilmaamay in Faalka Beesha iyo Moorada beesha uu kasoo jeedaa caanka…

              Read More

                RW. Cabdiweli “Waa inaan meel uga soo wada jeedsano ilaalinta Dastuurka KMG iyo Shuruucda dalka”

                Muqdisho, Nov 12, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Feederaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ku tilmaamay khilaadka siyaasadeed ee hadda dalka ka jira inuu u baahan yahay in lagu xaliyo wada xaajood iyo is qancin . Ra’iisul Wasaarhaa ayaa ku tilmaamay khilaafka siyaasadeed noocaan ah uu dalka u horseedi karo in aan si wanaagsan loo xaqiijin…

                Read More

                  Taliyihii Waada Socdaalka Muqdisho Oo Goor Dhaweyd Qudha Laga Jaray

                  Muqdisho:Nov,11,2014(SDN/QJ)-Taliyihii waaxda Socdaalka Garoonka Muqdisho Maxamuud Cabdi Caddow (Dhabareya), ayaa goor dhaweyd kooxo Hubaysani ku dileen toogasho xilli uu ku sugnaa Badhtamaha Magaalada Muqdisho. Dilka Taliyaha, ayaa waxa uu ka dhacay agagaaraha Isgoyska KM4, kadib markii gaadhigiisa lagu horgooyay gaadhi kale oo uu watay,kadibna ay rasaas Huwiyeen Dablay aan Haybtooda la aqoonini. Dableyda, ayaa ku…

                  Read More

                    Xildhibaan Ka Tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia Oo Dil Qorshaysan Ka Badbaaday

                    Muqdisho:Nov,11,2014(SDN/QJ)-Mudane  Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Mudanayaasha ugu magaca weyn xildhibaanada Baarlamaanka somalia, ayaa maanta si dirqi ah  uga badbaaday weerar si weyn loo soo abaabulay oo lagu khaarajin lahaa.  Weerarkan ayaa la sheegayaa inuu ka dhashay dhimasho iyo dhaawac, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in darawalka gaadhiga u waday Prof. Dhalxa uu ku…

                    Read More

                      Baarlamaanka Somalia oo Maanta la horgeynayo Mooshinka ka dhanka Raysal wasare c/wali shiikh

                      Muqdisho 11/11/2014(SDN/QJ)Baarlamaanka Somalia ayaa lagu wadaa in maanta la horgeeyo mooshinka ka dhanka ah ra’iisul wasaare C/weli Shiikh Axmed iyadoo amniga xarunta baarlamaanka loo adkeeyay si ka duwan sidii hore. Xildhibaannada baalramaanka ayaa lagu wadaa in loo qaybiyo mooshinkan si ay u soo akhristaan, ugana doodaan maalmaha soo socda, iyadoo ciidammo aad u fara badan…

                      Read More

                        Fal celinta caqliga!! (Qormo)

                        In qof qof loo noolaado oo aan waxbana leysku darsan iyo in dan la wadaago tee baa kula qurxan? Su’aasheydaas baad la yaabtay iyo sidaan uga dhacsanahay tareenka ay Dunida hormartay ood adigu ku daabantahay maanta wada saarantahay. Waxaad is tiri war kani xaguu uga gudbay Qodobkii caanka noqday ee Aduunyadu wada sheegtay, had iyo…

                        Read More

                          DAAWO:Madaxweynihii u horeeyay ee Mareykan ah Bill Clinton oo kala qaaday Soomaaliya iyo Somaliland

                          Washington Nov 11,2014(SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Bill Clinton ayaa noqday madaxweynihii u horeeyay ee kala qaada Soomaaliya iyo Somaliland mar uu ka waramay xaflad lagu dhiiri gelinayay mashaariicda horumarineed ee uu maareeyo. Madaxweynaha ayaa marka uu khudbada Jeedinayay waxa garab taagnaa fanaanka Soomaaliyeed ee K’naan oo inta badan u ololeeya dawlad dhexe oo fadhigeedu…

                          Read More

                            Dhallinyaro Rabshado Ka Waday Xaafadaha Caasimadda Hargeysa Oo Xalay Saldhigyada Buux-dhaafiyey

                            Hargeysa:Nov,11,2013(SDN/QJ)-Ciidanka Booliska somaliland, ayaa Habeenkii xalay Magaalada Hargeysa ka Fuliyey Hawlgallo ballaadhan oo lagu xidhxidhay dhallinyaro tiro badan oo rabshado ka wadday xaafado kala duwan oo magaalada ah. Dhalinyarada la qabqabtay ayaa la sheegay in laga uruuriyay waddooyinka, Meheradaha Shaaha laga cabo iyo goobaha Internet Coffe-ga laga isticmaalo,waxana dhammaantooda lagu shubay saldhigyada kala duwan ee…

                            Read More

                              Cali Khaliif Oo Sheegtay In Ethiopia Raalligelin Ka Siisay Tallaabadii ay Dalkeeda Kaga Caydhisay

                              Togga-eeri:Nov,11,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Dibad-wareegga ah ee  sheegta Madaxweynenimada Khaatumo, ayaa  warbaahinta u sheegay in xukuumadda Ethiopia ay raalligelin ka siisay tallaabadii bishii hore dalkeeda uga mustaafurisay mar uu shir kaga qaybgelayey. Cali Khaliif waxa  sheegtay inay soo gaadhay warqad qoraal ah, taas oo si buuxda loogaga raalligelinayo foolxumadii loogu geystay Gudaha Ethiopia oo laga caydhiyey. “Ismaandhaaf waa…

                              Read More

                                “Cabdiraxmaan Cirro Oo Hasha Geela Cunta Ee Cabaadda, Isagaana ugu Qaylo Badan, Haddana Waakan Golihii Toddoba Cisho Fasaxay..” Saylici.

                                Hargeysa:Nov,11,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Ku-xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cirro ku Eedeeyey inuu u heellan yahay sidii ay Doorashadu dib ugu dhici lahayd. Mudane Saylici oo ka jawaabayey su’aal laga weydiiyey inay xukuumaddiisu ku hawllan tahay tallaabooyin dib loogu dhigayo doorashooyinka dalka ka Muddaysan sanadka soo socda, ayaa arrintaas…

                                Read More

                                  “Wixii ajaanibka iyo Beesha caalamku nagala bakhayli weyday Bulshada somaliland ee aanu u shaqaynayno Habeen iyo Maalin nagala Bakhayli mayso,”Wasiir Maxamuud Xaashi

                                  Hargeysa:Nov,11,2014(SDN/QJ)-Wasirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadidka cirka Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa xukuumadda uu ka tirsan yahay ka difaacay Eedo beryahan uga imanayey Mucaaridka Dalka, waxana uu ku adkaystay inay  xukuumaddani tahay mid waxqabad ku caan ah. Wasiir Maxamuud Xaashi oo  Ka Hadlay Munaasibad xadhigga lagaga jarayey Mashaariic laga Hirgeliyey xarunta Wasaaradiisa, ayaa sheegay in waxqabadka…

                                  Read More