Gudoomiyaha Xisbiga Wadani laantiisa Uk oo soo dhaweyey xubno ka mida tageerayasha Xisbiga ee Xaafada Brent ee Konfur Galbeed London
London 02Nov14(SDN) Gudoomiyaha Xisbiga wadani ee Uk Mujaahid Xasan Adan Cade ayaa kulan la qatay tagerayaal iyo xubno golaha dhaxe ee wadani ee ku sugan xaagada Brent ee Wembley kulankan oo ahaa sidi xisbiga loo dardar galin lahaa lona furi lahaa laantii u balanayd ee wadani oo noqonaya xisbgii u horeyey oo xafiis ka furta…
