Qiso Hor leh “Oday Somaliyeed oo Raba Magdhaw dhan 157 Kun oo Dollar Isagoo ka Cadhaysan Kelmada Adoonka Madow oo loogu Yeedhay”
Qatar 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Soomaali muddo 20 sano ah ka shaqaynayey qaybta soo dhoweynta ee safaaradda dalka Qatar ku leeyahay Ingiriiska ayaa safaaradda iyo masuuliyiinteeda ku soo oogay dacwad uu ku dalbanaya in magdhow laga siiyo aflagaado cunsuriyadaysan iyo ficillo qallafsan oo lagula kacay muddadii uu shaqadan hayey. Wargeyska Standard oo uu Geeska Afrika warkan…
