Abwaanka Qarniga Abwaan Siciid Ilko Jiir oo Ku biray Xisbiga Wadani Guubabo u Diray Tageerayasha Wadani iyo Maanso u ugu talagalay daawasho Wacan
London26Nov14(SDN/QJ)Gudoomiyaha Kowaad ee Xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa soo dhaweeyey Abwaanka Qarniga SIciid Abukar Ilko Jiir oo ku soo biray Xisbiga wadani , waxa kale oo ka soo qayb galay dhamaan laamaha Xisbiga wadani ee Uk waxanay gacmo furan ku soo dhaweyeen Abwaanka Qarniga oo lagu xasuusto Heeso wadaniya iyo heeso kale u sameyey…
