“Xisbiyada Mucaaridka ah Waxay kaga dhegtay Cajalada Doorashada,Tabashada Reer Awdalna Madaxweynaha ayaa Go’aan ka gaadhaya” Jaamac Shabeel
Hargaysa 18.Feb 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) ayaa jawaab ka bixiyey hadalada ka soo yeedhaya Xisbiyada Mucaaradka oo marar badan sheegay inay Xukuumaddu doonayoa inay Doorashadu dib u dhacdo, si muddo kordhin loogu sameeyo. Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo Wargeyska Geeska…
