Outreach breaks barriers

    Mohamed Farah used to only go to the hospital for emergencies, and he said if he was feeling ill, he would “suck it up.” Because until last week, he didn’t have health insurance. But thanks to a MNsure outreach program in Cedar-Riverside, Farah is one of about 1,000 East Africans in Minneapolis who have enrolled…

    Read More

      Ethiopia Oo Xuska Maalinta Ciidankeeda Ku Qabatay Gudaha Somalia

      Baydhabo:Feb,17,2015(SDN/QJ)-Xoogagga Dalka Ethiopia ka jooga Somalia ee katirsan Ciidamada AMISOM, ayaa shalay magaalada Baydhabo ku qabsaday xuska Aasaaska maalinta ciidankooda qaranka oo sidoo kale Gudaha dalkooda laga xusayey. Ciidanka Difaaca Qaranka Ethiopia ayaa la aasaasay sanadkii 1991 markii ay TPLF xukunka ka tuurtay Mengistu Xayle maryam. Waxaa ka qeybgalay Xaflada Saraakiil sar sare oo ka…

      Read More

        Ismaaciil Buubaa Oo Maamul-goboleedyada Ku Tilmaamay Caqabad Haysata Midnimada Somalia

        Muqdisho:Feb,17,2015(SDN/QJ)-Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa ooh ore xilal kala duwan uga soo qabtay Dawladihii kala dambeeyey ee Somalia, ayaa, sheegay in caqabada haysata Midnimada Somalia ay tahay Maamul-goboleedyada tartanka loogu jiro ee samaysmay iyo kuwa wali soo socda ee la samayn doono. Mr Hure Buubaa ayaa sheegay in Maamulada ay u dhaqmaan sida Dowlado Madaxbanaan taasi…

        Read More

          Shabaab Oo Ku Faantay Dilka Afar Qof Oo Kamid ahaa Shaqaalaha Waaxda Socdaalka Somalia

          Muqdisho:Feb,17,2015(SDN/QJ)-Xoogagga Al-shabaab, ayaa libin ay gaadheen ka dhigtay dilka Afar qof oo kamid ahaa Shaqaalaha Waaxda Socdaalka  Dawladda Somalia, kuwaas oo shalay lagu laayey Isgoyska KM4. Xilli ay ka soo baxeen Garoonka Aadan Cadde, ayaa gaaDHigii ay la socdeen waxaa gaaDHi kale loogu horgooyay Isgoyska KM4, iyadoona rasaasta nool nool oodda looga qaaday. Idaacada Andalus…

          Read More

            Ra’isal Wasaarihii Dhawaan Baarlamaaanka Somalia Kalsoonida Kala Noqdeen Oo Loo Magacaabay Xil Cusub

            Muqdisho:Feb,17,2015(SDN/QJ)-Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa loo doortay Guddoomiyaha Madasha wadatashiga iyo midnimadda umadda Soomaaliyeed, iyadoo Madashani shalay dooratay Hoggaankeeda sare. Madashan oo ka kooban Xildhibaano iyo siyaasiyiin magac dheer ku leh dalka Soomaaliya, ayaa ujeedkiisa loo asaasey yahay sidii ay talada dalka wax ugu yeelan lahaayeen mustaqbalka soo socda. Madasha Midnimada…

            Read More

              Shan Sano ka hor maxay Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaidka Somaliland ee Kulmiye iyo Ucid ka Yidhaahdeen Mudo Kordhinta Guurtida DAAWO.

              Hargaysa 17.Feb 2015 (SDN/QJ)- Waxa sii gurmaya maalmihii xilliga sagootiska ku jira. Waxa soo siqaya dharaarihii millayga cusub ee soo dhawayntiisa loo diyaar garoobayo. Amintu waa kala guur wadeeco iyo waxyeelaba wax saarkeeda laga toog hayo. Fooldhabashada xiddigaha, wareega meerayaasha iyo godadka dayaxu u kala gudayaana, qadar Eebbe weeye. 23 sanno oo go,doomin ah Somaliland…

              Read More

                “Tuugo casriyaysan oo adeegsanaysa tilifoonada iyo internetka oo soomaali badan dhacday” DHAGAYSO

                Hargaysa 17.Feb 2015 (SDN/QJ)- Nidaam Cusub oo Tuugo-nimo ayaa Mudooyinkii u danbeeyay aad uga soo Shaac baxay Meelo badan oo ka Mid ah Somaliland,Somalia,Punt land iyo dhulalka kale ee Somalidu degto. Waxaa la Yaableh in Tuugnimadan Casriga ah looga faa’iidaysto Telefoon loo soo diro qofka looguna bushaareeyo war uu ku farxo sida inuu ku Guulaystay…

                Read More

                  Xukuumada Somaliland Iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta oo Ka Wada hadlay Qadiyada Isku furka Shirkadaha oo laga Rajo dhigay DAAWO

                  Hargaysa 17,Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasaarada Boosaha iyo Shirkadaha Madaxa bannaan ee Isgaadhsiinta Somaliland ayaa Kulan ay  ku yeesheen Xarunta Wasaarada Boosaha waxay iskula qaateen sidii loo samayn lahaa hanaan isku xidh oo ay ku wada xidhiidhaan. Kulankan ayaa labada dhinac waxay isla eegeen Suurto galnimada in sida ugu dhakhsiyaha badan loo bilaabo Sidii la isugu…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo oo Gaashaanka u daruuray soo Jeedin ay Ergadii reer Buuhoodle kaga dalbadeen in la sii daayo Jaamac Kutiye

                    Hargeysa, 17 Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Siilaanyo ayaa shalay qaabilay Weftigii Cuqaasha iyo odayaasha ka koobnaa ee reer Buuhodle, isla markaana waxay labada dhinac halkaa ku yeesheen wada hadal la xidhiidhay qasdigii weftigu u socdeen. Ma jiraan warar si toos ah uga soo baxay kulankaasi, hase yeeshee siday W. Ogaal u sheegeen illo wargaleen ahi,…

                    Read More

                      Kulan ay isagu yimadeen Aqoonyahanada Beesha Daud Garxajis (CiidaGale ) ee Uk waxa la goan saday inay beeshy samayso Gudi rasmiya oo beeshu u dhan tahay(Bayaan)

                      London 17Feb15(SDN/QJ) Waxa ka dhacay Galbeedka London shir wada tashi oo isagu yimadeen aqoonyahanka beesha Ciida gale oo loga tashanayo arimaha Beesha ee Uk  waxana la goansaday in la samaysto gudi rasmiya oo beeshu u dhan tahay madama tii hore is magacawday iyada oo aan beesha la tashan isla markana anay wada matalin dhamaan ardayada…

                      Read More

                        Daawo:Badhasaabka Gobalkani Maroodijeex Jeeni Yare Oo Maanta Ka Warbixiyey Horumar Uu Sheegay Inay Xukuumadu Ka Fulisay Gobalka UU Ka Soo Jeedo Ee Sool

                        Hargeisa 16/2/2015(SDN/QJ)Badahsaabka  gobalkani maroodijeex mr jeeni yare ayaa manta ka hadlay  xaalada gobalka marodijeex  iyo dhalinyaradii habenadii ugu danbeeyey la qabqabnayey sidoo kale awax uu ka hadlay xalada gobalka uu ka soo jeediyo sool Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Xil Wareejin ka dhacday Xarunta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dalka

                          Muqdisho Feb 16,20159SDN/QJ)-Wasiirkii  hore ee Wasaaradaha Waxbarashada Mudane Ciise Maxamed Axmed  Guraase iyo Wasiirkii hore ee Wasaarada Tacliinta Sare Mudane Ducaale Aadan Maxamed ayaa xilka ku wareejiyay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda  Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Drs Khadar Bashiir Cali oo loo soo  magacaabay xilkaas, waxayna Xafladu ka dhacday Xarunta Wasaarada  Tacliinta Sare waxaana ka soo…

                          Read More

                            Xafiiskii ku Midaysnayeen Jaaliyada Somaliland ee Uk oo laga Ibiyey Ganacsato Somalia

                            London16Feb15(SDN/QJ) Xubno ka tirsan ururka somaliland west Comunitye ee ku bahoobay jaaliyada somaliland ee uk ayaa la soo xiriiray shabakada wararka qurbejoog xafiiskiisa uk ugana waramay xalada ay marayso xafiiska ay ku bahoobeen jaaliyada oo in mudo ku shaqaynayey magaca somaliland oo sanadkiiba mar qabta xaflada ama bilado abaal marina xafiskan aya ah xafiiska kaliya…

                            Read More

                              Daawo Kulan ka dhacay Galbeedka London laguna sii sagootinaayey Emb:Cabdifataax Siciid Axmed,Lataliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arimaha Haayadaha Caalamigaa…

                              london16Feb15(QJ/SDN)Kulan ka dhacay Galbeedka London laguna sii sagootinaayey Siyaasi Cabdifataax Siciid Axmed lataliyaha Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa waxa kasoo qayb galay qaar ka mid ah bulsha weynta reer Somaliland ee ku nool dalkan Ingiriiska gaar ahaan magaaladda London. Kulanka oo ay kasoo qayb galeen madax ka tirsan ururada bulshada ee Somaliland sida SSUK,Saxafadda,Haween,siyaasiyiin ayaa…

                              Read More

                                Guddoomiye Muuse Biixi Oo Markale Ka Baaqsaday Inuu Madaxweyne Siilaanyo u Raaco Safarkiisa Galbeedka Dalka

                                Hargeysa:Feb,16,2015(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Talada Haye ee Kulmiye  Muj. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Markii labaad ka baaqsaday inuu Madaxweyne Siilaanyo ku weheliyo Safarkiisii uu shalay ku tegay Deegaanada Gobolka Gabiley, waxana uu iska watay shaqada xafiiska Xisbiga Kulmiye. Guddoomiye Muuse Biixi, ayaa lagu arkay Shalay isagoo xafiiskiiga fadhiya, xilli inta Badan Xubnaha Golaha Wasiirrada  oo uu hoggaaminayo…

                                Read More

                                  Muxuu Xasan Sheekh Ka Yidhi Kursi-Jacayl Hore Taariikhda Ugu Galay Madaxweyne Siilaanyo Oo Haatan Xilligiisii La Taagan Yahay?

                                  Hargeysa:Feb,16,2015(Himilo)-Mujaahid Xasan Guure Jaamac oo haatan ah Guddoomiyaha madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka, ayaa ka Hadlay xiiso xagga Kursiga ah oo Madaxweyne Siilaanyo hore caan ugu ahaa, kaas oo lagu arkay xilliyadii Halganka lagu jirey, isagoo si weyn uga Horyimi in la sameeyo wax muddo-kordhin ah. Mujaahidka oo u warramay Qaarka mid ah Saxaafadda…

                                  Read More