Daawo:Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Wareejinta Dekada Magaalada Berbera Oo Xukuumada Somaliland Shirakad Faransiisa Ku Warejinayso
Hargeisa 15/2/2015(SDN/QJ)musharaxa madaxwayne ee xisbiga ucid jamaal cali xusen ayaa maanta ka hadlay dekada magalad berbera oo maalmihii ugu danbeyey la sheegaayey in xukuumada somaliland ku wareejnayso shirkad faransisa https://www.youtube.com/watch?v=9EIrSYc7iNk Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com
