Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo Jawaab u Waayay Kor u Kaca Qiimaha Shiidaalka Xili uu Hoos u dhacay adduunka

    Hargeysa:Feb,03,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Ganacsiga Somaliland Muse Qasim oo maanta hortegay Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka Hadlay hoos u dhaca Qiimaha shidaalka ee Dunida iyo sida aanu wax saamayn ah ugu yeelan Gudaha somaliland. Wasiirka ayaa sheegay inay wasaarad ahaan ku Hawllan yihiin sidii qiimaha shidaalka dalka hoos loogu dhigi lahaa, arrintaasna ay dhawaan…

    Read More

      “Saaxdheer ciiddan iigama horeeyo, idinkuna diide in aad kharash bixisaan, markaa maxaan ka doonaa” Cali Khaliif Galaydh

      Hargeysa, 03 Feb 2015  (SDN/QJ)-Siyaasiga ay go,doomisay aragtidiisu ee horjoogaha u ah kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa ka weji dadbay tallo ay u soo jeediyeen qurba jooga badhitaara xarakaddaa Somaliland diidka ah, isla markaana wuxuu codsigooda barbar dhigay fikir kale oo ka duwan ka ay u soo jeediyeen. Siday faafisay shabakada Kalshaalenews, waxa shir…

      Read More

        Duqa Magaalada Hargaysa oo Ka Waramay Mashaariic ay ka Wadaan Goobo Muhiim ah oo ku Yaala Caasimada Hargaysa DAAWO

        Hargaysa 03.Feb 2015 (SDN/QJ)- Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco ayaa  ka waramay Mashaariic ay dawlada hoose ee Caasimadu ka hirgalinayso Suuqii hore loo odhan jiray Xero dhifta. Maayarka Caasimada ayaa Sheegay in Mashruucan iyo Kuwo kaleba ay ka Mid Yihiin Qorshaha Sadex Biloodka soo socda ay ku hawl gali doonaan. Dhinaca Kale Maayarka…

        Read More

          The Political Economy of Turkey and Mogadishu Uncertainty

          Introduction Currently, Turkey is the 18th richest country on earth. It is a full member of the G20, and one of the founding members of the Organisation for European Economic Co-operation (OEEC).  The country has many economic industries like shipbuilding, automotive, food production, textiles, agriculture, finance, tourism, construction along with worthy infrastructure and energy power….

          Read More

            “Wasaarada Ciyaaruhu Waxay Qaban Kari Wayday Ciyaarihii Gobolada,Kuwii horena Qabyaalad ayay dhex dhigtay Waxaa ka sii daran Wasiirada la Kala Saftay Daladii Sonyo” Aadan Dhoola Yare

            Hargaysa 03.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Cadaalada Somaliland Aadan Axmed Cilmi Dhoolayare, ayaa ugu baaqay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo in looga fadhiyo sidii ay dhalinyarada u jihayn lahayd oo, isla markaana ugu jeedi lahayd waddo mustaqbal wanaagsan leh. Dhoolayare waxa uu ku eedeeyey Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland inay tahli kariwayday inay qabato Ciyaarihii Gobolada…

            Read More

              Tacsi ku socota Ehelka Marxuum Haji Mohamoud Abdi Aw Musa

              Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun IllaahayNaxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Haji Mohamoud Abdi Aw Musa oo Shalay 01/02/2015 Ku Geeriyooday, laguna Aaasay Magaalada Hargeisa. Waxan Tacsidan u Dirayaa Saeed Haji Mohamoud lyo reerkiisa, Abdi Haji Mohamoud iyo Reerkiisa, Rooda Haji Mohamoud iyo Hussein Omer Abdillahi iyo Caaruurtooda, Reer Abdi Aw Musa, Reer…

              Read More

                The Somalis are our brothers too

                Let’s embrace our fellow Africans because we can learn a thing or two from them, writes Victor Kgomoeswana. Johannesburg – Do you know what supermodel Iman Abdulmajid, musician K’naan, who gave us the World Cup 2010 theme song, Waving Flag, author, writer and activist Ayaan Hirsi Ali and Olympic double-gold medallist runner Mo Farah have…

                Read More

                  UW-Eau Claire program helps students learn about Somalis

                  Just hours after a terrorist group’s attack on a satirical newspaper in Paris last month, nine future teachers sat with a group of Somali community elders in Minneapolis discussing the relationship between Islam and terrorism. As the elders expressed their anger and frustration that their religion had again been used to justify violence and shared…

                  Read More

                    Arbacaay iyo eedaha nolosha!! (Qormo sheekeed)

                    Sidii caadiga ahaydba daabbaddii qarsooneyd ee xalay la duushay ayaa dib ugusoo dajisay ifkan uu dulmigu yaal yaal. Waaga soo guduudatay iyo ileyska gantaalaha ifaya dhulka guudkiisa kusoo gamay ayaa u gacan haatiyay daabaddan si ay ulasoo haaddo oo usoo hayaamiso ruuxdii ay xalay iga dawaafisay. Had iyo goorba markuu gabalku damo oo gudcurku dhulka…

                    Read More

                      “Haddii Qaran Heshiis Galo Hubka Meel la Wada Dhigo Halis Ma Laha Kaaruhu Haw Yari ku Daawada” Barnaamij Gaar ah {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 02.Feb 2015 (SDN/QJ)- Waxay ahayd Marxalad adag ,iyo Dhaxalkii Dagaalada dib u xoraynta Waddanka, Waxaa Degsiimo kasta oo ka mid ah Degelada Somaliland ka Jiray Kooxo Maleeshiyo Beeleedyo ah oo Halis ku ahaa Amaanka iyo Xasiloonida dalka. May Jirin Cid ay ka amar qaataan marka laga reebo Cida Hogaamisa,Wax dan ah kamay Lahayn nabada,Mudadii…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C/raxmaan (Ciro)Ayaa Maanta Ugu Hanbalyeey Xuska Maalinta Ciidanka Qaranka Somaliland

                          Hargeisa 2/2/2015(SDN/QJ) Gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyha xisbiga mucaaridka ee wadani c/raxmaan maxamed c/laahi  ayaa maanta 2 feb ugu hanbaleyey  xuska aasaskii ciidanka qarana somaliland oo maantoo kale  loo dabaal dego xuska maalinta ciidanka qaranka somaliland isagoo gudoomiyuhu ugu habalyeey  in ilaahay sanadkaa sanadkiisa gaadhsiiyo basbashiyo barwaaqo  iyaga iyo caruurtooda ooriyahooda sidoo kale gudoomiya…

                        Read More

                          Daawo:Boobe Yuusuf Ducaale Ka Tacsiyadeeyey Dawlada Somalia Iyo Umada Afka Soomaliga Ku Hadasha Geeridii Hilawle Oo lagu Aasay Muqdisho

                          Hargeisa 2/2/2015(SDN/QJ)boobe yuusuf  ducaale ayaa maanta umada afka somaliga ku hadasha  iyo waliba dawlada somali ka tacsiyadeey geeridii alle ha u naxariistee ku timid abwaan hilawle oo ku geeriyooday  magaalada muqdisho  isla  halkasna lagu aasayo http://www.youtube.com/watch?v=-jTmwbicb7U Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Daawo:Aniga Waxa La Iga Raacay Go,aankii Aan Hubaal Ku Fasaxay.Garsoorka Somaliland Wuxuu U Baahanyahay Madax Banaani Sida Garsoorada Aduunkuba U Madax Banaan Yihiin “Garsorihii Shaqada Ku Waayey Xayirad Ka Qadidii Hubal Mr Xuseen

                            Hargeisa 2/2/2015(Garsoorihii Ku Dhawaaqay Go,aankii Xayirada Lagaga Qaaday Wargayska Hubaal Oo Maanta Saxaafada La Hadaly Ayaa shaaca ka Qaaday sababihii shaqada  laga eryey  isagoo sheegay  in garsoorka somaliland uu u baahanyahay madaxbanaani http://www.youtube.com/watch?v=f8UJEvq__ww Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                            Read More

                              Daawo:Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Maanta Hor Tagay Gudida Joogtada Ee Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Warbixintii Uu Ka Hor Jeediyey

                              Hargeisa 2/2/2015(SDN/QJ)wasiirka ganacsiga somaliland ayaa maanta warbixin kooban oo gudida joogtada ah ee golaha wakiilada somaliland  iasgoo markii kulankaasi soo dhamaaday  ayuu saxafad uga warbixiyey  waxii ay gudida ka soo wada hadleen isagoo ugu ganacsada  inay jabiyaan qiimaha shidaalka oo hoos u dhacay http://www.youtube.com/watch?v=KPPQhNj9xqo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                Xukuumada Somaliland oo La Wareegtay Hubkii Saarnaa Markab dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Berbera DAAWO

                                Berbera 02.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Maanta daboolka ka qaaday in Xukuumada Somaliland ay la degtay Shixnadii Hubka ahayd ee Saarnayd Markab dhawrkii Cisho ee u danbeeyay ku xidhnaa Dekeda Magaalada Berbera. Hubkan ayaa Markabka laga Dejiyay Habeenkii Xalay Ilaa iyo haatana ma jirto Cid si…

                                Read More