“Beel ahaan Qorshaha Nooguma Jirto In Madaxweynuhu Shan Sano Kaga Tago, Waxana Aanu Leenahay Somaliland Ha Xejisato Waanu Kordhinayaaye….”Boqor Buurmadow

    Hargeysa:Feb,05,2015(SDN/QJ)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow, oo ay isku beel yihiin Madaxeynaha Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in beeshiisu diyaarinayso sidii madaxweyne Siilaanyo muddo laba sano ah loogu kordhin lahaa. Boqor Cismaan oo Maanta saxaafadda la Hadlay, ayaa si cad u sheegay in marka la eego waxqabadka Madaxweyne Siilaanyo ay Beeshu qabto aragti in madaxweynaha muddo kordhin…

    Read More

      Islaamiyiinta Boko Haram Oo 70-Qof Ku Gawracay Xuduudda U dhaxaysa Nigeria Iyo Cameron

      Fotokol:Feb,05,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Kooxda Boko Haram ee ka dagaallanta Waqooyiga Dalka Nigeria, ayaa la sheegayaa inay weerar ku qaadday Magaalo ku taalla Xadadka Dalalka Nigeria iyo Camaron, Halkaas oo ay ku dishay ugu yaraan 70-Ruux. Wararka ayaa sheegaya in dadka ay guryaha ugu galeen, kuna laayeen, iyo dad masaajido ku sugnaa, waxaana ay dab qabadsiiyeen guryo badan….

      Read More

        Xafiisyada Saddexda Masuul Ee Ugu Sarreeya Somalia Oo Hantidhawraha Guud Uu Baadhis Ku Sameeyey

        Muqdisho:Feb,05,2015(SDN/QJ)-Xafiisyada Saddexda Masuul ee ugu sarreeya Dawladda Somalia, ayaa Baadhitaano lagu sameeyey sida uu idaacadda BBC-da u sheegay Hanti dhowrka Guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale oo ku sugan Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa shaaca la qaaday in shaqadooda ay sii xoojin doonaan, waxa uuna tilmaamay in sanadkan 2015-ta…

        Read More

          Ismaaciil Buubaa Oo Farta Ku Fiiqay Halka Laga Haysta Horumarka Soomaaliya

          Muqdisho:Feb,05,2015(SDN/QJ)-Ismacil Hurre Buubaa oo ah Siyaasi ruugcaddaa ah, isla-markaana Xilal wasiirnimo kasoo qabtay Xukuumadihii kala duwanaa ee Somalia, ayaa sheegay in Caalamka ay Go’an tahay inay soomalia wax la qabtaan, balse dhinaca Soomaalida ay waxba ka hagaagi la’yihin. Waxaa uu shaaca ka qaaday in Inta laga Xallinayo Dhibaatooyinka Gudaha ah aanay Waxba Socon Karin, Lagana…

          Read More

            Aabe Soomaaliyeed Oo Dalka Norway Ku Dilay Xaaskiisii Oo 6-Carruur ah u Dhashay

            Bergant:Feb,05,2015(SDN/QJ)-Fiidkii hore ee xalay Saacadda Geeska Afrika, ayaa Gudaha dalka Norway waxa uu Aabe Soomaaliyeed qudha kaga jaray Xaaskiisii oo lix carruur ah u haysay. Dilkan, ayaa waxa uu ka Dhacay Magaalada Bergan, waxana Hooyada Geeriyootay da’deeda lagu sheegay 39-jirkaas dalkaas degenayd muddo, carruurna ku dhashay,iyadoo carruurteeda midka ugu weyn da’diisa lagu sheegay 18-jir. Waxyar…

            Read More

              Dal Islaam ah Oo Joojiyey Duqaynta Diyaaradihiisu Ku Hayeen Daacish, Kadib Ololinta Duuliyihii Reer Urdun

              Dubai:Feb,05,2015(SDN/QJ)-Dalka Imaaraadka Carabta oo horemood ka ahaa weerarka cirka ah ee lagu hayo kooxda Daacish eek a dagaallanta dalalka Ciraaq iyo Syria, ayaa la sheegayaa inay si kedis ah u joojisay Duqayntii Diyaaradaheedu hayeen Islaamiyiinta ISIS. Sababta Keentay in Isutagga Imaaraadka Carabtu joojiyaan Duqayntaas, ayaa lagu sheegay inay aragtay Hannaankii Kooxda Daacish usoo ridday Diyaaradii…

              Read More

                Xaaji Cabdiwaraabe Oo Ka Hadlay Muddo-kordhin Loo Sameeyo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

                Hargeysa:Feb,05,2015(SDN/QJ)-Xaaji Cabdikariin Xuseen (cabdi-waraabe), ayaa ka Hadlay Muddo kordhin loo sameeyo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, taas oo muddo xileedkeedu gebogebo tahay, isla-markaana aan diyaarin jawi lagu geli karo doorashada Kaabiga inagu soo haysa. Xaaji Cabdi-waraabe oo saxaafadda la hadlayey, ayaa sheegay inaan wax dalab ah oo xukuumaddu ku doonayso Muddo kodhin ama Xubnaha Guddida Doorashooyinku ku…

                Read More

                  Recipe of the Week: Chicken suqaar

                  Minnesota is home to the largest Somali population in the United States. The 2013 American Community Survey estimates the total number of immigrants from the East African country living in the North Star State at over 40,000. Food is one way we can connect with our Somali neighbors in a way that hurdles any language…

                  Read More

                    Turkey extends naval presence off Somali coast

                    The Turkish Parliament has approved a government-sponsored motion to extend the presence of the Turkish Naval Forces in the Gulf of Aden, located in the Arabian Sea, as well as the coastal waters off Somalia for one year. The motion, first approved in 2009, extends for another year the Turkish Naval Forces’ mandate to participate…

                    Read More

                      The massive progress accomplished by the Somaliland current government throughout the country deserves their mandate office be extended to two more years to complete their journey of their goals which is already made enormous strides‏

                      Change is the law of life and those who ignores the past or present are certain to miss the future. Deriving from this factor, let us conduct affair evaluation as which is more important making further improvement for the lives of our people which is already made considerable enhancement strides in many human development domains…

                      Read More

                        Madaxweynaha oo qado sharaf u sameeyey madaxda maamulada gobollada‏

                        Muqdisho5February 2015(SDN/QJ) Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta hoygiisa qado sharaf ugu sameeyey madaxda maamul goboleedyada dalka oo haatan booqasho ku jooga magaalada Muqdisho. Madaxda uu Madaxweynaha qadada u sameeyay ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Dr Cabdiweli…

                        Read More

                          Qaybtii Afaraad ee Feedhyahanka Muhammed Ali oo qurbejoog idiin soo diyaarisay aqris wacan

                          London 5Feb15(SD/QJ)Muhammed ali  wuxuu noqday nin kii ugu horeyey oo misanka culus ee feedhka oo sidii misanka dhexe speedka iyo goosmada u ciyari jiray dadka feedhka dadka ka  shekeeya waxay dhaheen wali muhammed ali  oo kale horray umaaan arag hadana majiro, 1964 waxa uu noqday  ninkii miisanka culus kala wareegay (Sany liston) oo aha nin…

                          Read More

                            Tirada Dhallinyarada ee Ciidanka Boolisku Hargaysa ku Xidh Xidheen iyo Awaamiir Cusub oo lagu dhawaaqay DAAWO

                            Hargaysa 04.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiir ku Xigeenka amaanka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ay Weheliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Ku Xigeenkiisa oo Si wada Jir ah Warbaahinta ula hadlay ayaa ka waramay Tirada lagu soo qabqabtay Hawlgal ay Ciidanka Boolisku ku soo Xidhxidhayaan dhallinyaro Kooxo Kooxo ah oo Bulshada dhibaato ku haya Waxaa kale oo…

                            Read More