Yuusuf Garaad Oo Qoraal kusoo Bandhigay Iskudayo Fashilmay Oo Xubnihii Wufuudda Ka Ahaa Shirka Turkigu Isku Dayeen
Stanbul:March,04,2015(SDN/QJ)-Tifaftirihii hore ee Idaacadda BBC-da, haatan xidhiidh fiican la leh madaxtooyada Somalia, ayaa qoraal kooban kusoo bandhigay Xogo ku qarsoonaa Hutelkii ay wufuudda somaliland iyo somalia ka deggenaayeen Magaalada Istanbul. Yuusuf Garaad, ayaa sheegay in xubnahaas intooda badani isku dayeen inaanu shirkaasi fashilmin, waxana uu bannaanka soo dhigay inay si gaar gaar ah iskugu dayeen…
