“Cashuuraha laga Rabo inay Bah’da Warbaahintu Haday Tahay Wargaysyada Iyo Telefishanaduba Bixiyaan Waxay Yihiin Sidan” Wasiirka Warfaafinta DAAWO

    Hargaysa 20.April 2015 (SDN/QJ)-  Kulan ay  ku yeesheen xarunta Wasaarada warfaafinta Somaliland Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) iyo Wasiir ku xigeenka Maaliyada Axmed Nuur Aw Cabdi (Shaacir) waxa lagaga hadlay sidii loo dardar gelin lahaa ololaha cashuur ururinta iyo kor u qaadida dakhaliga dalka. Wasiirka warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir ayaa sheegay in wasaarad ahaan ay…

    Read More

      Wax ku Iibsigii Doolarka ee Adeegyada Zaad & E-Dahab oo La Bedelayo Shilling Somaliland DAAWO

      Hargaysa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Kulan balaadhan oo  xarunta bankiga Dhexe ee S/Land ee magaalada hargaysa ku yeesheen Wasaaradda Maaliyada, Baanka dhexe iyo Shirkadaha waaweyne ee Ganacsiga ayaa lagu go’aamiyey in la joojiyo wax ku iibsiga lacagta Doolarka ee laga xawilo mobil-ka sida Zaad iyo E-Dahab, iyadoo la qaatay in lagu bedelo shilinka Somaliland si loo…

      Read More

        Dawlada Itoobiya oo ka hadashay Gaadhi ay leedahay Xukuumada Somaliland oo dalkeeda lala galay kana Jawaabtay Mawqifkooda Suldaan Wabar

        Hargaysa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Safiirka dawladda Federalka Ethiopia u fadhiya Hargeysa, General Berha Tesfaye, ayaa sheegay in gaadhiga Wasaaradda Maaliyadda Somaliland leedahay ee Ethiopia lala galay yahay mid masuuliyiinta Somaliland dayacday. Waxa uu sidoo kale sheegay in Ethiopia Suldaan Wabar u sheegtay inuu nabad ku joogo dalka Ethiopia hadduu fawdo wadana gudaha Somaliland yimaado. “Arrinka…

        Read More

          “Nolosha qoysas badani waxay ku jirtaa halis!” Warsaxaafadeed Xisbiga Waddani

          Hargaysa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Noloshii bulshadu waxay gashay cidhiidhi maceeshadii dhamaan way kacday, waxaynu ku jiraa sixir bararkii ugu daraa intii aynu dawladda ahayn. Boqolkii doolar wuxuu kusii siqayaa hal-milyan ku dhawaad sarifkiisu, haddi sidan xaal maanta yahay ay kusii socoto nolosho waxa la arki doona dhacdooyin aan la mahadin. Dareen damqasho ma muuqdo waxaad…

          Read More

            “Subax ayaan Soo Toosayaa oo Dekada ayaan Ibinayaa Laydhkii amase Madaarka ayaan Iibinayaa Wax soconaya Ma aha” Marwo Faadumo Siciid DAAWO

            Hargeisa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Marwo Faadumo Siciid Ibraahin oo ka Mid ah Mas’uuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Meel adag iska taagtay Xaalada uu haatan ku sugan yahay dalku,Inkastoo ay ka gaws qabsatay Siyaasada Arrimaha dibada iyo ta Gudahaba . Marwo Faadumo Siciid Ibraahin oo ka Waraysi siisay Barnaamijka Hal adayg ee uu Baahiyay…

            Read More

              Addis Ababa oo Kulan Gaar ahi ku dhex maray Madaxweynaha Punt land iyo Hogaamiyaha Dibad meerka ah ee Awdal State

              Addis Ababa 20.April 2015 (SDN/QJ)-Cabdi Nageeye oo kooxda Awdal State ugu Magacaaban inuu u Yahay Hogaamiye ayaa sheegay inuu magaalada addis ababa ee dalka Itoobiya kulan kula yeeshay madaxwaynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Gaas,kaasi oo safar ku maraya dalka Itoobiya. Cabdi Nageeye oo ku sugan dalka Itoobiya ayaa waxa uu sheegay inay madaxwaynaha Maamulka Somaliyeed ee…

              Read More

                Hargaysa Caasimad Khatar ay ku hayaan Xadhkaha Laydhka iyo Kuwo Telefoonada “Qurux Mise Qurux daro” DAAWO

                Hargeisa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Tani Waa Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxay beegsanaysaa Sidii ay Horumar u gaadhi lahayd una Tiigsan lahayd inay la Miisaan noqoto Caasimadaha kale ee Gobolka. Hasa yeeshee Habka ay Maamulkeedu u fikirayaan Ma aha Mid Ka Turjumaya Sidii lagu Gaadhi lahaa dariiqaas,Waxaa bulshadeeda dul hoganaya khataro noloshooda halis ku ah. Ila…

                Read More

                  Al-Shabaab kills 3 Kenyan soldiers in S Somalia: official

                  NAIROBI, April 19 (Xinhua) — Somali militant group Al-Shabaab on Saturday killed three Kenyan soldiers and wounded eight others in an ambush in southern Somalia, Kenya’s military official confirmed Sunday. Kenya Defense Forces (KDF) spokesman David Obonyo said the 11 soldiers who are part of the Africa Union mission in Somalia (AMISOM) were ambushed in…

                  Read More

                    “Reer Xaaji Ayuub in ciqaab looga dhigo waanu idinka beddelnay guddoomiyhii Maxkamadda taasi waa ceeb, wax ay ka beddelayso nidaamkii garsoorka somaliland-na ma jirto.” Cali Gurey

                    Hargeysa:April,19,2015(SND/QJ)-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf,Guddoomiye-ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga Ucid, Ahna Ku simaha Guddoomiyaha, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Xilka-qaadis uu habeenkii xalay Madaxweyne Siilaanyo Ku sameeyey Guddoomiyihii Maxkamada sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali oo muddo Afar sano ku dhaw xilkaas hayey. Mujaahid Cali Gurey oo Maanta saxaafadda kula Hadlay Xafiiskiisa, ayaa sheegay  in Guddoomiyaha…

                    Read More

                      Qorshe Qiimo-Bararka Dollarka lagula Dagaallamayo, Shilinka Somaliland Lagu soo Kicinayo Oo Maanta Baanka Dhexe iyo Wasaaradda Maaliyaddu Iclaamiyeen

                      Hargeysa:April,19,2015(SDN/QJ)-Kadib shirar isdaba joog ahaa oo maalmahanba ay lahaayeen Wasaaradda Maaliyadda, Baanka Dhexe, Shirkadaha Isgaadhsiinta ee Telesom iyo Somtel, Ganacsatada Qaadka iyo Sarriflayaasha, ayaa maanta lagu shaaciyey heshiis qiimaha doolarka hoos loogu dhigayo oo laga gaadhay. Heshiiska  dhinacyadaasi gaadheen oo aan wali si rasmi ah u hirgelin ah, ayaa ah in dhammaanba dhaqdhaqaaqyada Zaad-ka iyo…

                      Read More

                        Madaxweynaha Dawladda Fadralka Somaliya Xasan sheekh Maxmuud oo ka qeybgalaya Shir Madaxeed dhinaca amniga la xiriirra oo ka dhacaya Jordan

                        Aqaba, 19 April 2015, (SDN/QJ)  Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaarey magaalada Aqaba ee dalka Boqortooyada Urdun, halkaas oo uu kaga qeybgalayo shir madaxeed caalami ah oo ku saabsan iskaashiga dhinaca amniga. Shirkan oo ay isugu imanayaan madaxda qaar ka mid ah waddamada Afrika iyo kuwa Carabta, ayaa lagu gorfeyn doonaa…

                        Read More

                          UCID oo xaflad aan nuuceeda hore loo arag ku qabatay Canada(FILO MUUQAALADA GOOR DHOW)

                          Edmonton April 19,2015(SDN/QJ)-Waxa habeenimadii xalay magaalada Edmonton lagu qabtay kulan balaaran oo lagu soo dhaweeynayay Musharaxa xilka Madaxweynenimo ee XIsbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen. Xaflada oo aheyd mid nooceeda aan hore loo arag ayaa reer UCID waxa ay soo bandhigeen barnaamij jaaliyada reer Somaliland ee Edmonton ay aad ula dheceen isla markaana ay ku…

                          Read More

                            Ku-simaha R/Wasaaraha oo ka tacsiyeeyey dilkii Aadan Xaaji oo ka tirsanaa Golaha Wakiilada Puntland

                            Muqdisho, April 19, 2015(SDN/QJ)-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Xuseen Maxamuud Sh, Xuseen ayaa uga tacisyeeyey, Qoyskii, Eheladii, Asxaabtii, iyo Golaha Wakilada Puntland, dilkii loo geystay Allaha u naxariistee Aaden Xaaji Xuseen oo ahaa xubin ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland. “Anigoo ku hadlaya Magaca Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane…

                            Read More

                              Madaxweynaha Dalka K/afrika Oo La Hadlay Ajaanibta Dalkiisa lagu dhibaataynayo

                              Capetown:April,19,2015(SDN/QJ)-Kadib dhibaatooyin halis geliyey nafta malaayiin ajaanib  ku nool waddanka K/ afrika, ayaa waxa jawaabtii ugu horraysay Ajaanibtaas siiyey Madaxweyne  Jacob Zuma oo muujiyey sida uu arrintaas uga xun yahay. Zuma waxa uu booqday xero qaxooti oo ay ku jiraan in ka badan 1000 shaqaale ajaaniib ah oo soo cararay, kaddib markii ay dhaceen rabshado…

                              Read More

                                Somalia Oo Diidday In Soomaalida Koonfureed ee Tagaysa Somaliland la Weydiiyo Passpor-ro

                                Muqdisho:April,19,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Federal-ka Somalia, ayaa si weyn uga soo horjeedsatay in Dadka soomaaliyeed ee  tegaya Somaliland la weydiiyey inay Passporka soomaaliga ah. Xukuumadda Somaliland, ayaa marar kala duwan sheegtay inay joojisay qaabkii hore ee ay isugu socon jireen dadka Soomaaliya tegaya ee Madaarrada Somaliland ka dhoofaya iyo kuwa Soomaaliya ka imanaya ee Madaarrada Somaliland ka soo…

                                Read More