Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Qisaastii Dalka Dhawaan Laga Fuliyey, Kana Markhaati Kacay Jiritaanka Eedo Musuqmaasuq Oo Xukuumadda Lagu Eedeeyo

    Hargeysa:April,19,2015(SDN/QJ)-Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, ayaa ka Hadlay Aragtidiisa ku aaddan qisaastii dhawaan dalka laga fuliyey oo beesha caalamku cambaaraysay iyo waliba eedo musuqmaasuq oo loo jeediyo xukuumadda madaxweyne Siilaanyo, taas oo uu jiritaankeeda ka marag kacay. Ugu horrayn mudane Muuse biixi waxa uu ka Hadlay Qisaastii dhawaan lagu fuliyey lixda Qof ee Gacan-ku-dhiiglayaasha…

    Read More

      Sharraxaad Ku Saabsan Khaladaadka Ka Buuxa Degreetada Madaxweyne Siilaanyo Xilka Kaga Qaaday Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

      Hargeysa:April,19,2015(SDN/QJ)-Waxa Soo baxaya Khaladaad sharci ee Ku jira Degreetadii xalay kasoobaxaday Aqalka Madaxtooyada oo xilkii lagaga xayuubiyey Guddoomiyihii Maxkamadda sare Yuusuf Ismaaciil Cali oo caydhintiisu ka Baxsan tahay Awoodda Madaxweyne Siilaanyo. Degreetada Guddoomiyaha lagu caydhiyey oo  xalay soo baxday, ayaa meesha lagaga saaray Awooddii Distooriga ahayd ee Labada Gole qaran ee Guurtida iyo Wakiillada, waxana…

      Read More

        Warbixin Mareykanku Qoray oo farta ku fiiqday in Xawaaladaha Soomaalidu in ay maalgelinayeen weerarada Argegixisadu ku heyso Kenya

        Nairobi April 19,2015(SDN/QJ)-Warbixin ay daabacaday Ha’yada Mareykan ah oo la yiraahdo  United States’ Bureau for International Narcotics and Law Enforcement Affairs ayaa lagu sheegay in Xawaaladaha Soomaalida ee Kenya ka furan in ay maalgeliyaan Argegixisada weerarka ku heysa Kenya. Warbixintan ayaa la daabacay dhamaadkii Bishii March, waana sababta Kenya ay xawaaladaha u xanibtay weerarkii dhawaanta…

        Read More

          “In Shaqaalaha Dawladu Ay Dacaayadeyaan Madaxda Qaranka Dhabar Jab Waxay Ku Tahay Dawlada Cukusow” Maayarka Burco DAAWO

          Burco 19.April 2015 (SDN/QJ)- Maayarka Magaalada Burco ayaa Si weyn uga gubtay dhaliil uu ku yeeshay dameer soo Jiitay Indhaha Bulshada Magaalada Burco iyo Kuwa kale ee Somaliland kadib markii Mudo laba todobaad ah uu Sadex Lugood ku taagnaa kaas oo aakhirkii Sababay in Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon uu Warkiisa ku baahiyay Shabakadaha Xidhiidhka…

          Read More

            Sicir barar xadhkaha goostay oo ka taagan Somaliland iyo Qaylo dhaanta Bulshada uu saameeyay DAAWO

            Hargaysa 19.April 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Guud ahaan Deegaanada Somaliland ka Taagan Xaalad Sicir barar oo Marba Marka ka danbaysa Cirka Isku Shareeraysa Isla markaana aanay Jirin awood dawladeed oo lagu xakameeyo Sicir bararka. Dadwaynaha iyo sariflayaasha iyo ganacsatada yar ayaa ka Qayliyey sixirbarar Xoogan oo soo food saaray ka dib Markii sarifka Lacagta doolarku uu…

            Read More

              Wasaarada Maaliyada oo Olole Cashuur ururineed ka Bilowday Gobolada Dalka Iyo Ujeedada laga leeyahay DAAWO

              Boorama 19.April 2015 (SDN/QJ)-  Ololaha cashuur ururinta ee uu ku baaqay wasaarada maaliyadu soomaliland ayaa si rasmiya ugu bilaabantay magaalada boorama ee xarunta g awdal. Geesta kalena Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda Maaliyada ayaa iyana Hawl galka Cashuur ururinta Waxay ka fulinayaan Magaalooyinka Berbera,Burco, Laascaanood iyo Ceerigaabo Halka Caasimada Hargaysana ay qaabilsan Yihiin Wasiirada Maaliyada iyo Wasiirul dawlaheeda.

              Read More

                Shisheeyaha Ganacsiga Ku lahaa Konfur Africa oo ka Arrinsanaya Cabsida Nafahooda la soo deristay

                Johannesburg19.April 2015 (SDN/QJ)- Ganacsatada Shisheeyaha ah ee ku dhaqan dalka Koonfur Africa aya habeenimadi xalay wada hadalo dheerada ka yeeshay rabshadaha loogaso horjeedo ee ka socda meelo baddan oo kamida dalka Koonfur Africa. Rabshadaha ugu badan ee dadka Konfur Africaanka ah kagaso horjeedan ganacsatada shisheeyaha ah aya ka dhacaya bariga magalada Johannesburge,ee caasimadi hore Konfur…

                Read More

                  Hay’ada Amaanka ee Konfur Africa oo ka Digay Halisaha ay Yeelan Karaan Fariimo ka dhan ah Ajaaniibta oo lagu baahiyay Mareegaha bulshada & Muuqaalada Argagaxa Leh DAAWO

                  Darban 19.April 2015 (SDN/QJ)- Booliska dalka Koonfur Afrika ayaa ugu baaqay dadka in ay joojiyaan farriimaha aan la xaqiijin ee ku saabsan weerarada ka dhanka ah dadka ajaaniibta ah ee la soo dhigayo baraha Internet-ka ee Bulshadu ku wada xidhiidho, iyadoo sabatuna ay tahay in ay sababayaan argaggax. Ciidanka Ammaanka waddanka Koonfur Afrika, ayaa sheegay…

                  Read More

                    Over 250,000 East African refugees trapped in Yemen

                    Tens of thousands of East African refugees and asylum-seekers are at risk of being left behind in Yemen’s roiling violence, deprived not only of safe options for evacuation but also of a home country that might take them in, activists and U.N. officials said this week. Since pitched fighting between Yemen’s Houthi rebels and forces…

                    Read More

                      Xukuumadda Somalia oo Dawlada Kenya ka Dalbatay in dib loo furo Xawaaladihii ay Albaabada u Xidhay iyo Qadiyada Qaxootiga Somalia

                      Muqdisho 19.April 2015 (SDN/QJ)  Dowladda Somalia oo markii ugu horraysay ka hadashay culayska ay xukuumadda Kenya ku heyso Soomaalida dalkeeda ku nool, kaddib markii uu dhacay weerarkii lagu qaaday Jaamacadda Garissa ee lagu dilay 148-ka qof, ayay dhigeeda ka codsatay inay dib u furto shirkadaha xawaaladaha Soomaalida ee ay xayiraadaha kusoo rogtay dhawaan. “Xukuumadda Somalia waxay…

                      Read More

                        Al-Shabab Kills Regional Somali Lawmaker

                        al-Shabab killed a regional lawmaker on Saturday after he had taken his wife to hospital in the capital Mogadishu, the group and officials said. Aden Haji Hussein, a legislator from the semi-autonomous Puntland region, was sprayed with bullets when he returned to his parked car outside the hospital, witnesses said. The gunmen were in a…

                        Read More

                          Shir lagaga Hadlayo amniga oo Madaxweyne Xasan Sheekh kaga qayb galay Dalka Urdun

                          Urdun 19.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaarey magaalada Aqaba ee dalka Boqortooyada Urdun, halkaas oo uu kaga qeybgalayo shir madaxeed caalami ah oo ku saabsan iskaashiga dhinaca amniga. Shirkan oo ay isugu imanayaan madaxda qaar ka mid ah waddamada Afrika iyo kuwa Carabta, ayaa lagu gorfeyn doonaa qaababka…

                          Read More

                            Aragtida Beesha Caalamka ee Shirkii Magaalada Cadaado ee Maamul u Samaynta Gobolada dhexe Somalia

                            Nairobi 19.April 2015 (SDN/QJ)- Beesha caalamka ayaa soo dhaweysay furitaanka shirka maamul u sameynta gobollada dhexe ee ka socda magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb. Qaramada Midoobey, IGAD, Midowga Yurub, AMISOM, dowladaha Mareykanka, Britain, Sweden, Talyaaniga, Itoobiya, Uganda iyo Turkiga ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyey furitaanka shirka. War saxaafadeed ay soo…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo oo Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Maxkamadda Sare Bedelkiisiina aan Magacaabin

                              Hargaysa 18.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo Waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3197/042015 xilkii uu qaranka u hayey kaga qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare, isaga oo madaxweynuhu dib ka soo magacaabi doona masuulkii buuxin lahaa gudoomiyenimada. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay:                     Qodobka 105aad,…

                              Read More