Uganda oo ka digtay weerar Al-Shabaab ay ka fuliso xarumaha waxbarasho
Kampala 04.April 2015 (SDN/QJ)- Ciidanka booliska dalka Uganda ayaa ka digay weerarro argagixiso oo kooxda Al-Shabaab ay ka fuliso xarumaha waxbarasho ee dalkaas. Taliyaha ciidanka booliska Uganda Jeneraal Kale Kayihura ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda ku sheegay in ay heleen xog ku aaddan in Al-Shabaab ay qorsheyneyso…
