M.weyne Siilaanyo Oo Sannado ka Hor u dabaal degi Jiray Ku dhawaaqistii SNM Maantase Muxuu Ku Ilaabay DAAWO
Hargaysa 19.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Xiligii uu Mucaaridka ahaa waxa uu ku dhaliili jiray Maamulkii ka horeeyay ee Daahir rayaale kaahin inay u diiday Munaasibadaha Xusaska SNM . Ayaamihii Mucaaridka Axmed Siilaanyo ayaa Munaasibad la Xidhiidha Xuska ku dhawaaqista Ururkii SNM Waxa uu ku qabtay Xarunta Xisbigiisa Kulmiye Maalintan ayaa…
