R.W Cumar oo dalka dib ugu soo laabtay, kana warbixiyey arrimaha qaxootiga iyo xawaaladaha xayiraada lagu soo
Muqdisho, 24, April, 2015(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo socdaal shaqo ku gaaray dalalka Kenya iyo Ethiopia ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Aaden Cadde, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, Saraakiil iyo dadweyne kale. Ra’iisul Wasaaraha oo saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha…
