Dawladda Federal-ka Somalia Oo Shaacisay Inaanay Awoodin Caawinta Qaxootiga Yemen Kasoo Yaacaya
Nairobi:April,24,2015(SDN/QJ)-Dawladda Federal-ka Somalia, ayaa Markii ugu horraysay Qiratay inaanay lahayn awood ay kula tacaalaan Qaxootiga reer Yemeneed ee kasoo yaacaya Colaadaha Dalkooda Hadheeyey oo horraantoodii haatan dalka Somalia soo gaadheen. Ra’isal wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo waraysi siiyey Wakaaladda Wararka ee AFP asagoo jooga magaalada Nairobi, ayaa carrabka ku ballaadhiyey inaanay Dawladda Somalia…
