Maxaa ka jira in Somaliland wax ka sii ogeyd Duullaanka Sucuudiga ee Yemen? Warbixin.

    Paris, 23 April, 2015 (SDN/QJ)- Somaliland ayaa la sheegay inay noqon doonto fadhiisin laga hago hawlgallada xulafada dalka Sacuudigu horkacayo ee dagaalka cagga cirka ah ku haya malleeshiyaadka Xuutiyiinta ee gacanta ku haya inta badan dalka Yemen, sida lagu sheegay warbixin uu qoray wargeyska Stratfor Arrimaha Sirdoonka caalamka wax ka qora. Warbixin lagu faaqiday qorshaha…

    Read More

    Neymar oo 2-ba-Gool Barcelona Ugu Yaboohey Una Soo Baxdey(Semi Final-Ka Champion League 2015) DAAWO) By Jaahuur.

    Barcelona-Apr-22-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu manta  diiradda ku saareynaa koobka horyaalka Yurub (Champion League) oo iskugu soo biyo shubtey (Seni Finals) Ilaa iyo hadda waxaa u soo gudbey Semi Final-ka Barcelona iyo Bayren Munich,haddii aynu soo qaadano ciyaartii dhexmartey Barcelona iyo PSG waxaa 2-0 ugu deeqey Barcelona xiddigga reer Brazil Neymar oo farsamooyin hor…

    Read More

      Six Killed in Bomb Attack in Puntland

      * Four of the dead were UNICEF staff * Top U.N. envoy for Somalia brands attack “despicable” * Al Shabaab militants have stepped up attacks this year (Updates death toll, U.N. officials, president’s comments) By Abdiqani Hassan BOSASSO, April 20 (Reuters) – Somali militant group al Shabaab bombed a minivan carrying staff to a United…

      Read More

        Shaqo Joojin Lagu Sameeyey Guddoomiyihii Degmada Gaarisa iyo Saraakiil Ammaanka Ka Tirsanaa

        Garisa:April,22,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Kenya, ayaa Go’aansatay inay shaqada ka joojiso Guddoomiyihii Degmada Garisa oo uu dhawaan Xasuuqu ka dhacay iyo shan sarkaal oo ammaanka ku shaqo lahaa. Wararka ayaa sheegaya in saraakiishan iyo mas’uuliyiinta shaqada laga eryay lagu eedeynayo inay suura gal tahay inay ka war hayeen weerarka lagu qaaday Jaamacadda. Guddoomiyihii deegaanka Gaarisa Njenga Miiri ee…

        Read More

          Markab Sida Qaxooti Horleh Oo Ka Yimi Dalka Yemen Ku Soo Xidhay Dekedda Berbera Iyo Tirada Dadka Saaran

          Hargeysa:April,22,2015(SDN/QJ)-Dekedda Magaalada Berbera, waxa goor dhaweyd kusoo xidhay Markab ka yimi dalka yemen, kaas oo sida qaxooti soomaali u badan oo kasoo cararay dagaalada      Halkaas ka aloosan. Sida ay Madaxda Dekeddu u sheegeen qaar kamid ah warbaahinta, waxa markabkaasi  oo lagu magacaabo Noble One uu sidaa ugu yaraan  420-qaxooti oo soomaali u badan oo…

          Read More

            Qunsuliyaddii Ethiopia Ku Lahayd Gudaha Garowe Oo Joojisay Bixinta Dal-ku-galkeeda(visa) Kadib Weerarkii Lagu Laayey Shaqaalihii UN-ta

            Garoowe:April,22,2015(SDN/QJ)-Xafiiska uu Qunsulka Ethiopia ufadhiya Magaalada Garowe, ayaa hakiyey bixinta Fiisayaasha loo goosto Dalka Ethiopia wixii ka dambeeyey qaraxii dorraad lagu qaaday Shaqaale katirsan Un-ta oo dhimasho badani ka dhalatay. Dad badan oo tegey xarunta qunsuliyadda ayaa dib usoo laabtey kadib markii lagu wargeliyey in aan wax fiise ah la siin doonin. Saraakiil ka tirsan…

            Read More

              Weerarradii Cirka Ee Sucuudigu ku Hayey Dalka Yemen Oo La Joojiyey Iyo Sharraxaad Laga Bixiyey Sababta Keentay

              Riyad:April,22,2015(SDN/QJ)-Dawladda Boqortooyada Sucuudiga, ayaa shaacisay inay joojisay weerarradii xagga cirka ee isbahaysiga ay hoggaamisaa ka wadeen Gudaha waddanka Yemen, kadib markii ay kumanaan madfac diyaaradahaasi muddadii ay duqaynta wadeen ku tuureen dalka yemen. Warka joojina Weerarradii cirka ahaa, aya laga baahiyeyTelefishanka dalka boqortooyada Sucuudiga, kadib bil uu weerarkaasi ku socday kooxaha Xuutiyiinta ee Dagaalka ka…

              Read More

                “Shirqoolkaygii Madaxtooyadaa Ka Talisay, Ujeeddaduna waxa ay Ahayd In Beelaha Reer Saaxil Is dilaaan, anna waxa Go’aansaday……”Xildh. Qabille.

                Hargeysa:April,22,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo kamid ah Mudanayaasha Golaha wakiillada Somaliland, ayaa ka Hadlay Weerarro hore loogu qaaday oo lagu khaarajinayey, kuwaas oo uu dusha ka saaray Abaabulkeeda Aqalka Madaxtooyada. Maxamed Faarax Qabille oo u warramay Warbaahinta, ayaa si muq leh uga warramay halka ay marayaan weerarro qorshaysnaa oo hore loogu qaaday sanado ka hor,…

                Read More

                  Laba Kamid ah Hoggaanka Kooxda Al-shabaab Oo Lagu Daray Liiska Argagixisada Caalamiga ah

                  Washington:April,22,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Maraykanka, ayaa liiska dadka ay argagixisada u taqaano ku darday laba hoggaamiye ka mid kooxda Al-shabaab, kuwaas loo arko inay yihiin xubnaha ugu halista Badan kooxdaa. Hoggaamiyaha Al-shabaab Ahmed Diiriye oo loo yaqaano Abu-Cubayda iyo Abdirahim Maxamed Warsame oo caan ku ah Mahad Karate ayaa lagu daray liiska xubnaha argagixiisada, qoraal kasoo baxay…

                  Read More

                    “Dalku u afduubnaan maayo golayaal isku kor kordhiya” Murashax M.weyne Xigeen ee Xisbiga Ucid DAAWO

                    Hargeysa, 22 April, 2015 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne Xigeen ee Xisbiga Ucid C.rashiid Xasan Mataan ayaa sheegay inay Xisbi ahaan Taageersan Yihiin Cayimaadii ay Komishanka doorashooyinka Qaranku maalintii shalay ku go’aamiyeen in Labada doorasho ee is barkan ee Madaxtooyada iyo Wakiiladu ku dhacaan 1 Bisha June ee 2016ka. Waxa uu C.rashiid Xasan Mataan xusay in…

                    Read More

                      Khasaaraha ka dhashay Dagaal Laba Beelood ku dhex maray Magaalada Taleex iyo Xal la’aanta Taagan

                      Taleex 22 April, 2015 (SDN/QJ)-Ugu yaraan 6 ayaa ku dhintay, halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen Dagaal la isku adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka, ayaa shalay ka dhacay magaalada Taleex ee magaalo madaxda Gobolka Xaysimo oo ku taala xaduudka  Gobolka bariga Somaliland, oo qiyaas 175-KM dhinaca Bari kaga beegan magaalada Laascaanood. Dagaalkan oo u…

                      Read More

                        Ururadda Xuquuqal-Iinsaanka Ee Dalalka Geeska Iyo barriga Afrika Oo Xukuumadda Ugu Baaqday Inay Degdeg Xabsiga Uga Sii Dayso Guddoomiyaha Xarunta Xuquuqal-Iinsaanka

                        Hargeysa, April 22, 2015 (SDN/QJ) – Dallada kulmisa ururadda xuquuqal-iinsaanka ee ka jirra dallka geeska iyo barriga Afrika oo marka magaceeda lasoo gaabiyo la yidhaa (EHAHRD) ayaa bayaan ay galabta soo saarreen waxay xukuumadda Somaliland ugu baaqeen inay si degdeg ah xoriyadiisa ugu soo celiso guddoomiyaha xarunta xuquuqal-iinsaanka Guuleed Axmed Jaamac, kaas oo ay dawladu…

                        Read More

                          “Xisbiga Kulmiye barigii uu mucaaridka ahaa wuxuu ka qaylin jiray afar daarood oo Hindiya Line-ka ku yaala,Inay Dekedda Berbera Wareejiso Maaha” Murashax Jamaal

                          Edminton April 22, 2015 (SDN/QJ) – Murashaxa Madaxwaynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa naqdiyey qorshaha xukuumaddu ku raadinayso maalgeshi dibadeed oo lagu sameeyo dekadda magaaladda Berbera oo lagu kala dooranayo dhowr shirkadood oo la kala leeyahay dalalka Faransiiska, Imaaraadka iyo Sucuudigu Jamaal Cali Xuseen waxa uu nasiib-darro ku tilmaamay in…

                          Read More

                            Shaqaalaha Madaarka Cigaal oo Loo Furay Kulan ay Ku Baranayaan Habka Gargaarka Deg Dega ah

                            Hargeysa, 22 April, 2015 (SDN/QJ)- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta tabobbar u furay Shan iyo toban ka tirsan Shaqaalaha Madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa, kaasoo lagu barayo adeegga gargaarka deg-degga ah (First Aid). Furitaankii tabobbarkan oo lagu qabtay isla Madaarka waxaa ka qayab-galay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista, Maamule…

                            Read More