(Beesha caalamka ha bixiso lacagaha ay ugu yaboohday Soomaaliya) Madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho 01.May 2015 (SDDN/QJ)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka codsaday beesha caalamka inay bixiso dhaqaalihii ay ugu yaboohday dowladda federaalka ah, si looga gudbo caqabadaha jira. Wuxuu tilmaamay in lacago badan oo ay ballan qaaday beesha caalamka, waxna looga qaban lahaa arrimaha amniga, horumarka iyo hirgalinta hiigsiga 2016-ka aanan…
