Beesha Mudulood oo qada sharaf u samaysay Boqor Burhaan Boqor Muuse
Muqdisho May 31,2015(SDN/QJ)-Duubabka Beesha Mudulood oo uu hormuud u yahay Imaan Maxamed Yusuf Cali Imaan, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, Caaqilo, Nabadoono, Wasiiro, Siyaasiyiin iyo Xildhibaano, Haween, Ganacsato, Gudoomiyayaasha Degoomoyina gobolka Banaadir, marti sharaf kale ayaa maanta qado sharaf u sameeyey Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo dhowrkii maalmood ee la soo…
