Nuxurka War-murtiyeed 7-Qodob Ka Kooban Oo Laga Soo Saaray Shirkii Garowe Uga Socday Dawladda Federal-ka iyo Maamul-goboleedyada

    Garowe:May,02,2015(SDN/QJ)-Kadib muran iyo isfaham waa muddo soo jiitamayey, ayaa aakhirkii qoddobo la isku afgartay laga soo saaray shirkii Magaalada Garowe uga socday Dawladda Federal-ka Somalia iyo Maamul-goboleedyada. Qodobada lagu heshiiyay ee ay isla garteen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada ayaa ka kooban 7-qodob, waxana Qoddobka ugu horreeyaa ka hadlayaa Fulinta Heshiisyadii hore maamulladu uwada…

    Read More

      Xiisaha iyo Xamaasadda Kulan Golaha Guurtidu Maalinta Berri ah u Ballansan yihiin Iyo Kulamo Shirguddoonku La Qaateen Beesha Caalamka Oo Guuldarro Ku Dhamaaday

      Hargeysa:May,02,2015(SDN/QJ)-Golaha Guurtida, ayaa waxa Maanta ka baaqday Fadhi ay ka yeelan lahaayeen Arrimaha Muddo-kordhinta Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada oo Wakhtigii ka dhammanayo, waxana  fadhigaas loo riixay Maalinta Berri oo ah Axad ku Beegan, maadaama maanta dalku fasax ku jiro. Aragtiyaha Xubnaha Golaha Guurtida, ayaan midaysnayn, waxase la filayaa in Hadba wixii Shirguddoonka iyo Xubnaha Talo-qabeenka…

      Read More

        muhiimada fikirka wanaagsan By Abdirizaq Guled

        marka hore waxaan idin ku salaamaya salaanta islaamka assalamu allaykum,waxay mahad balaadhani u sugnaatay allahi iisuurto galiyay in aan qoro maqaalkan ka hadlaya fikirka wanaagsan(positive attitude). Ugu horayn waa maxay fakerku ? runtii waxa la bixiiya qeexitaano badan  qaar ka mida waxay yidhahdaan:- fikirku waa meesha uu ka samaysmo ama ka bilaabmato nolosha uu qof leeyahay,…

        Read More

          Kenya Oo Ballan-qaad Lagaga Taageerayo Weerarrada Al-shabaab Kaga Imanaya Ka Heshay Midowga Yurub

          Brugsels:May,02,2015(SDN/QJ)-Kulamo ay yeesheen Baarlamaanka Midowga Yurub, ayaa loogu codeeyey in taageero dhinacyo badan ah waddanka kenya laga siiyo weerarrada Joogtada ah ee kaga imanaya Xarakada Al-shabaab oo ku sugan Gudaha waddanka Somalia. Taageerada la siinayo Dalka Kenya, ayaa la sheegayaa inay kamid yihiin sidii ciidamada waddanka Kenya loo siin lahaa tababar buuxa oo la xidhiidha…

          Read More

            Sawirrada Lix Kamid ah Saraakiisha Booliska Baltimore Oo Loo Maxkamadaynayo Gacantii ay Ku Lahaayeen Wiilkii Madoobaa Ee Mr Gray

            Baltimore:May,02,2015(SDN/QJ)-Lix Sarkaal oo katirsan Booliska  gacantii ay  ku lahaayeen Geerida Freddie Gray oo ahaa Wiil madaw oo dhawaan Goob saldhig ah ugu geeriyooday Dhaawacyo la sheegay in Boolisku gaadhsiiyeen. Warkan oo si weyn loosoo dhaweeyey, ayaa waxa shaaca ka qaadday Xeer ilaalinta Magaalada Baltimore, waxana ay tilmaamtay in lixdaas Booliska ah si weyn loo baadhi…

            Read More

              Madaxweyne Bill Clinton-kii Hore Ee Maraykanka Oo Kenya Jooga Iyo Goobaha U Qorshaysan Inuu Booqdo

              Nairobi:May,02,2015(SDN/QJ)-Madaxweynihii hore ee Dalka Maraykanka Bill Clinton iyo Gabadha uu dhalay ee lagu magacaabo Chelsea, ayaa Maalintii shalay soo gaadhay Waddanka Kenya, waxana ay Kulamo kala duwan la qaateen Madaxweyne Uhuru Kenyata iyo Marwadiisa, iyagoo dalkaas booqasho saddex maalmood ah ku joogi doono. Clinton iyo gabdha uu dhalay ayaa inta ay dalka ku suganyihiin ka…

              Read More

                Maamulka Puntland Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Sababaha Keenay Muranka Ka Taagan Shirkii La Filayey inuu Ka Furmo Magaalada Garoowe, Eedana u Jeediyey Dawladda Federal-ka

                Garowe:May,02,2015(SDN/QJ)-Maamulka Puntland, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay Cakirnaanta  iyo isfaham waaga ka taagan shirkii la filayey in Madaxda Dawladda Federalka ah iyo Kuwa Maamul goboleedyada Dalku ku yeeshaan Caasimadda Garowe iyo Sababaha fashilaadda keenay. Cabdiweli xirsi Cabdille oo ahWasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland oo arrintan kala Hadlay Idaacadda VOA-da, ayaa qiray inay fashilmeen iskudayo la…

                Read More

                  Dibad-bax Rabshado Wata Oo Yuhuudda Ethiopia Kasoo Jeeddaa Ka Dhigeen Magaalada Qudus

                  Qudus:May,02,2015(SDN/QJ)-Dibad-baxyo Rabshado wata, ayey Yuhuudda kasoo jeedda Dalka Ethiopia ka dhigeen Gudaha Magaalada Barakaysan ee Qudus, iyagoo cabasho ka muujinaya Dhaqan ciidanka Boolisku kula kaceen Askari qoomiyaddaas kasoo jeeday. Inta la hubo waxa bannaan baxaas ku dhaawacmay ugu yaraan 15-qof oo shacab ahaa iyo 2-ka mid ahaa Ciidamada Ammaanka, iyadoo dadkaasi isku dayeen inay ciidamada…

                  Read More

                    Indhaha Daneeyayaasha Dimuquraadiyada Somaliland oo Walaac hor leh ka qaba Xaalada Somaliland

                    Hargaysa 02.May 2015 (SDN/QJ)- Beesha Caalamka ee Somaliland ka taageerta arrimaha doorashada iyo dimuquraadiyada  ayaa sheegtay in haddii dib u dhac doorasho oo aan ahayn dhinaca farsamadu yimaado ay wiiqmi doonto kalsoonida guud iyo tan beesha caalamkaba .   Qodobo ay si wada jir ah u soo saareen xubno metalaya beesha caalamka iyo guddida jihaynta…

                    Read More

                      Wasiir Xirsi “Shacabka Boorama Waa Kuwo Taariikhda Somaliland Kaga Suntan, Bog Dahabiya”

                      Hargaysa 02.May 2015 (SDN/QJ)-Waxaan xalay barnaamij si heersare ah loo soo agaasimay kaga qaybgalay Caasimada Gobolka Awdal ee Borama, Ujeedada Barnaamij-ka ayaa ahayd xidhitaanka dufcad ka kooban 108 arday oo dhamaysatay tababaro dhinaca horumarinta iyo qaabaynta hab dhaqanka nololeed ee Aadamaha ah oo uu soo qaban qaabiyey machadka loogu yeedho “Life Shaping and personal training…

                      Read More

                        Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka dareen Celiyay Soo Laabashada Cali Sanyare

                        Hargaysa 02.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gudida Dhismaha Wada Cad ee Hargaysa iyo Sallaxley Mudane Cali Sanyare oo Mudaba Xaalad Caafimaad ugu Maqnaa Wadanka Dibadiisa ayaa Maalintii shalay Dalka si Diiran loogu soo dhaweeyay . Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Imaatinka Cali Sanyare. https://www.youtube.com/watch?v=H30KQFgUBPM&feature=youtu.be

                        Read More

                          Ollolaha Loollanka Baarqabada Murashaxnimadda Kulmiye Oo Mar kale Istaadhmay, Jarta Muuse Iyo Jara Raaca Samaale

                          Hargaysa 02.May 2015 (SDN/QJ)- Iyadoo ay u eg tahay in is rogashadii garabyada Kulmiye weli ka sii jirto dhinaca madaxtooyadda, ayaa waxa soo baxaya warar sheegaya dhaqdhaqaaqyo uu gudoomiyaha xisbiga Muuse Biixi kaga raadinayo madaxtooyada ansixin buuxda oo xaqiijisa inuu keli ku yahay murashaxnimada madaxweyne ee xisbiga, taasoo ku dhawaaqisteedu ku xidhan tahay uun madaxweynaha,…

                          Read More

                            Somaliland Elections: International Community Written Statement

                            01 May 2015 SUBJECT: SOMALILAND PARLIAMENTARY AND PRESIDENTIAL ELECTIONS 1. The International Community welcomes Somaliland’s National Election Commission’s announcement of a timeline for the voter registration process and a June 1, 2016 date for the Presidential and Parliamentary elections. We commend the National Election Commission for abiding by its constitutional mandate to submit an electoral…

                            Read More

                              Daawo:Cuqaasha Degta Konfurta Hargeysa Oo Sheegtay In La Qeybsanaayo Dhulkii Masalaha Ee Danta Guud Ahaa Baaqna U Direy Madaxweynaha

                              Hargeisa 1/5/2015(SDN/QJ)cuqaasha saladiinta iyo wax garadka beesha ciidagale ayaa maanta baq  madaxwaynaha somaliland ugu diray  inuu  wax ka qabto dhul dan guuda oo ku yaal xaafada masala ee koonfurta magalada hargeisa iyagoo sheegay  in dhulkaas  dad  dan gaara ka wataa ay doonayaa in ay qaybqaybiyaan https://www.youtube.com/watch?v=u4KlwhA7Lqc Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                Daawo:Cali Ibraahim Sanyare Oo Ah Gudoomiyaha Gudida Dhismaha Wadada Cad Ayaa Maanta Si Heersare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Madaarka Hargeisa

                                Hargeisa 1/5/2015(SDN/QJ)waxa maanta magalada hargeisa si diiran loogu soo dhaweeyey  gudoomiyaha gudida dhismaha wadada cad ee koonfurta magalada hargeisa iyadoo halkaasi ay kaga hor tageen gudoomiyayaasha xisbiyada ucid iyo wadani  iyo saladiin kale https://www.youtube.com/watch?v=bvwEoCyJu9A Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                Read More

                                  Xoogagga Daacish Oo Si Arxan Daran u Laayey Xubno Katirsan Shiicada Reer Yemen

                                  Sanca:May,01,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Daacish qaybtooda ka dagaallama Dalka Yemen, ayaa si arxan darran Goob fageere ah ugu laayey Xubno kamid ah Shiicada ku dhaqan wadanka Yemen. Maleeshiyaadka taabacsanaa Xuutiyiinta Yemen ee la dilay ayaa gaadhaya ilaa 15 kuwaasi oo intooda badan dilkooda loo fuliyay siyaabo kala duwan waxaana qaarkood lagu dilay dhagax, halka qaarna ay qoorta ka…

                                  Read More