Farmaajo Oo Si Faahfaahsan Uga Hadlay Xaaladda Somalia Iyo Mooshinka Laga Keenay Baarlamaanka Jubba Land

    Minnesota:June,10,2015(SDN/QJ)-Ra’isal wasaarihiii hore ee Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa ka Hadlay xaaladda dalku haatan marayo, waxana uu rajo-xumo ka muujiyey hannaanka ay dawladda Federalka ahi haatan wax u waddo. Farmaajo oo isagoo dalka maraykanka jooga u warramay idaacadda BBC-da, ayaa xaalka waddanka ku tilmaamay mid maraya meel kala guur ah, waxana uu hoosta ka xarriiqay…

    Read More

      Watering Gardens With Human Blood

      Dude, how you doing ? I have no choice, I have to say that I am Ok. Why should I complain. Because nobody is willing to listen to my deep – sigh, and heaved agony. We, Somalilanders are being taught the Schooling of life in the classrooms of Mr.Silanyo, in the hard way, to learn…

      Read More

        Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa shir Heer Caalami ah uga qayb galay Magaalada Milan ee Dalka Talyaaniga

        Milan June 10,20159SDN/QJ)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigalinta Maalgashiga Dr. Khaalid Cumar Cali ayaa  magaalda Milan ee dalka Talyaaniga uga qayb galay shir looga hadlayey wadamada Africa ee Hormarkoodu hooseeyo, Shirka oo heer Wasiir ah ayaa laysla soo qaadaya sida wadamadda Africa ula imaan lahaayeen isbadal ku saabsan horumar ay ku sameeyaan dalalkooda. Shirkan waxaa…

        Read More

          Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid aqoon-yahan Jamal Ali Xuseen oo ku soo beegmay Shirkii sanadlaha ahaa ee beeshiisa oo ka dhacay london + Sawiro

          London June 10,2015(SDN/QJ)-Murasharaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ku soo beegmay  shirkii sanadlaha ahaa ee Beesha Ciise Muse  oo ka dhacay Galbeedka Caasimada London 7/5/2015 . Musharax Jamaal wuxuu beeshiisa u cadeeyay in dhinaca reerka uu la mowqif iyo siyaasadba yahay Marxuum Mohamed Xaji ibrahim Cigaal Madaxweynihii hore ee Somaliland salka…

          Read More

            Duulimaad ku saleysan Dubai waa diyaarada ugu horeysa ee ka baxsan Afrika oo ka bilowdo diyaarad toos ah Hargeysa

            HARGEYSA, Somaliland, June 10, 2015/ — Duulimaadka ugu horeeyay ee ku saleysan Dubai ee Hargeysa u socota maanta waxay ka dagtay Garoonka Caalamiga Hargeysa iyadoo bilaabeyso adeegyo afar jeer isbuucii oo Hargeysa ah. Wafdiga flydubai waxaa horkacayay Ghaith Al Ghaith, Sarkaalka Madaxa Fullinta ee flydubai (http://www.flydubai.com), iyo Sudhir Sreedharan, Madaxweyne ku Xigeenka Sare ee Ganacsiga…

            Read More

              Gudiga Maaliyadda Baarlamaanka oo kulan looga doodayo Iibka Qaranka (Procurment) la qaatay Saraakiil ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

              Muqdisho June 10,2015(SDN/QJ)-Kulan looga doodayey Sharciga Iibka Qaranka oo hada horyaala Baralamaanka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qayb galay Gudiga Maaliyadda ee Barlamaanka, Saraakiil ka socotay Wasaaradda Maaliyadda, iyo Khabiir ka socday Bangiga Aduunka, Kulanka ayaa lagu falanqeeyey ahmiyadda uu sharcigaan u leeyahay dalka iyo sidii xildhibaanda baarlamaanku u dadajin lahaayeen ansixintiisa,…

              Read More

                Hub Lahaanshihiisa Looga Shakisan yahay Kooxda Al-shabaab Oo Ciidamada Somaliland Gacanta u Galay

                Borama:June09,2015(SDN/QJ)-Noocyo kala duwan oo hub ah, ayaa ciidamada Somaliland, gaar ahaan kuwa Gobolka Awdal, ay gacanta ku dhigeen,  waxana socota baadhis loogu dhabbo gelayo meesha hubkaasi ka yimi iyo halka lagu waday, sida uu Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax uu warbaahinta u sheegay. Guddoomiye Ramaax, ayaa sharraxaad ka bixiyey noocyda Hubka ay ciidanku…

                Read More

                  Wasiir Xirsi Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Halka ay Marayaan Dedaalladii Dekedda Berbera Lagu Maalgashanayey

                  Dubai:June,09,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka Hadlay ujeedada safar wafti uu hoggaaminayo madaxweyne Siilaanyo ku joogaan Dalka Imaaraadka Carabta, waxana uu si gaar ah u faahfaahiyey tallaabooyin la doonayey in Dekedda Berbera maalgashi caalami ah loogu sameeyaa halka ay marayaan. Wasiir Xirsi oo la Hadlay idaacadda VOA-da, ayaa sheegay inay saraakiisha…

                  Read More

                    Daryeelka Gaadiidku Miyuu Ka Qiimo Batay Dadka?

                    Hargeysa:(SDN/QJ)-Dhulka guudkiisa waxa gurada ka saaran dadkaa u qiimo iyo qaayo badan waxaana inoo cadeeyay Guullihii abuuray Koonkan. Gaadiidka ama baabuurtu waxay ka mid yihiin waxyaabaha uu aadamigu u adeegsado danihiisa waxaanay ugu jiraan kaalin mihiima marka loo eego baahidooda hadaba akhriste waxaad mar walba ogsoontahay isla jeerkaasna garaadkaagu ku farayaa in qabashada hawlahu leeyihiin…

                    Read More

                      Mucaaridka Jabuuti oo Xukuumada Jabuuti ku Dhaleeceeyay in aaney fulin heshiiskii labada dhan ay wada jirka u sexeexeen

                      Jabuuti June 09,20159SDN/QJ)-Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN ayaa dhaleeceysay sida xukuumada Ismaaciil Cumar Geelle uga gaabisay hir gelintii heshiiskii ay labada dhan kala sexeexdeen. Heshiis ayaa salka ku hayay xal laga gaaro murankii siyaasadeed ee ka dhashay doorashooyinkii aqalka Baarlamaanka dalkaa ka dhacay sanadii 2013kii. Sidaa waxa saxaafada u sheegay  Madaxa Dalada Mucaaridka Jabuuti Md…

                      Read More

                        Djibouti : Opposition denounces the lack of implementation of the political agreement with the government

                        The Djiboutian opposition on Monday denounced the “deadlock” in which is the implementation of the framework agreement signed in late December 2014 with President Ismail Omar Guelleh and supposed to resolve the crisis resulting from the contesting the 2013 elections. “More than five months after the signing of the framework agreement, four months longer than…

                        Read More

                          Booliska Maraykanka Oo Raacdo Ugu Jira Maxaabiis Dambiyo Culus Gashay Oo Jeel Ka Baxsaday Iyo Madaxyadooda Oo La Duldhigay Boqol Milyan Oo Dollar

                          June.09,2015(SDN/QJ)-Carriga Maraykanka waxa si weyn looga Baadi goobayaa laba Nin oo maxaabiis dambiyo culus loo haystay, kuwaas oo si qarsoodi ah uga baxsaday Jeel ay  muddo dheer ku jireen. Richard Matt oo 48 jir ah iyo David Sweat ayaa ahaa laba nin oo dambiileyaal ahaa, kuwaasoo lagu kala xukumay 25 sano iyo xabsi daa’in, waxaana…

                          Read More

                            Nuxurka Gabay Jacayl Oo Ah Oo Samantha Lewthwaite(carmalida Caddi) u Tirisay Hoggaamiye Usama Ben Laden

                            London:June,09,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Nabadsugidda waddanka Britain, ayaa shaaciyey inay heleen qoraal ay haweenayda Jihaadka u heellan ee Samantha Lewthwaite u qortay Hoggaamiyihii hore ee Kooxda Al-qaacida Usama Ben laden oo ay si weyn fikirkiisa u taageersan tahay. Warbaahinta Britain ayaa sheegay inay Saraakiil ka tirsan Ciiddanka Boliska ay Dukumentigaas ka soo heleen Kombiyuutar ay lahayd Carmalladda Cad,…

                            Read More

                              Muxuu Abwaan Sangub Ka Yidhi Dilka Maraykanka Loogu Geystay Wiil Uu Dhalay?

                              Muqdisho:June,09,2015(SDN/QJ)-Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise(sangub), ayaa si rasmi ah u xaqiiyey in wiil uu dhalay oo lagu magacaabi jirey Alla-Magan kooxo hubaysani ku toogteen Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minisota oo uu degennaa. Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise (Sangub), ayaa sheega in wiilkiisa la dilay, xilli uu ka soo kacay maqaaxi ku taala Badhtamaha Magaalada Minneapolis, markii rasaas…

                              Read More

                                “Madaxweyne Siilaanyo waxan leeyahay Marka dhegtaa laguugu warramo dhegtaa kale nala sug oo aan hore ugu idhi Madaxweyne Cigaal.”Gudd. hore ee Maxkamadda Sare

                                Hargeysa:09,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa farriin adag oo dhaxal gal ah faraqa ugu sii guntay madaxweyne Siilaanyo, waxana uu ku dhiirrigeliyey inuu dareemo miisaanka garsoorku leeyahay. Guddoomiyihii hore oo shalay markii uu xilka wareejinayey hadal kooban jeediyey, ayaa xusay inuu madaxweynaha hawada u marinayo farriin uu horeba ugu sheegay…

                                Read More

                                  maanso agabla’ w/curiyey maxamed yaasiin maxamed ilkacase

                                  maansadan waxaan curiyey xiliyadii dagaalkii sokeeye ee siyaasiyiintu isku hayeen shacbiguna  u bixiyeen dagaalkii munaafaqada  kaasoo aanay jorin wax ay bulshadaasi isku hayeen oon ka ahayn wixii ay nimankaasi aaminsanaayeen,aakhirkiisiina waxay cadeeyeen in dagaalkaasi mashruuc ahaa,weliba si jeesjees ah ayay bbc da uga sheeheen taasi oo ah hadimooyinkii laga galay umaddan muslimka ah,ee wax loola…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisii oo Kulan la Qaatay Taliyaha Guud ee Ciidamada Waddanka Imaaraadka iyo masuuliyiin kale Iyo Arimo la isla qaatay

                                    Dubai 09.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey oo socdaal shaqo ku jooga waddanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa kulan la yeeshay Dhaxal-sugaha Imaaradda Abu Dhabi ahna Abaanduulaha Ciidamada Qalab-sda ee dalka Imaaraadka Maxamed bin Zayed bin Suldan Al Nahyan iyo Raysalwasaare ku-xigeenka ahna wasiirka madaxtooyada Imaaraadka Sheekh Maansour bin Zayed. Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada…

                                    Read More

                                      Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliland Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyay Xaalada Xasbiyada Dalka DAAWO

                                      Hargaysa 09.June 2015 (SDN/QJ)- Sareeye Guuto Maxamed Cismaan Ibraahim Xudhuun ayaa ka dayriyay Xaalada Xabsiyada Somaliland isagoo sheegay in Jeelasha Hargaysa iyo Mandheera ay yihiin labada qudha ee haatan dhisan isla markaana aanay qaadi karin tirada Maxaabiista Maalin kasta la Xukumo. Taliye Xudhuun oo ka Hadlayay Munaasibad ay Xilalka kula kala wareegayeen Gudoomiyihii hore ee…

                                      Read More