Somalia Qoondo intee le’eg ayay ka qaadanaysaa Kheyraadka Shidaalka?
Hargaysa 01.June 2015 (SDN/QJ)- Todobaadkan waxaa soo shaac baxay warar sheegaya in shirkadda shidaal baarista ee Soma Oil & Gas ee kal hore ay dowladda qandaraaska la saxiixatay in markale wax laga badalayo heshiiskii, islamarkaasina shidaalka laga soo saaro Soomaaliya ay shirkaddani qaadan doonto boqolkiiba 90%. Haddii si kale loo dhoho dowladda Soomaaliya waxa ay…
