Ra’iisul W. Soomaaliya ayaa xalay kulan kula qaatay Cadaado ururada haweenka

    Cadaado, 02, June, 2015 (SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa kulan balaaran xalay la qaatay Haweenka ka qayb galaya shirka maamul u samaynta Gobolada Dhexe iyo ururada haweenka ee degmada Cadaado. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku bogaadiyey haweenkii uu la kulmay kaalinta muuqata ay ku dhex leeyihiin bulshada, laga soo bilaabo…

    Read More

      Faadumo Siciid:Halyeeyad Qaran

      Ninkii Dhayal U Haystow Ragg Baa Dhiiga Kuu Huray!!!! Marka hore waxaan salaanta islaamka ku salaamayaa dhamaan warbaahinta somaliland. Marka xigta waxaan amaan aan la soo koobi karin Hooyo Marwo Faadumo Siciid, oo runtii ah halyeyad qaran oo dhaba. Waligay intaan garaadsaday maan arag qof sida ay tahay uga sheekeeya qiso qiiradan oo kale xambaarsan…

      Read More

        Xusuusihii iyo Mahadhooyinkii Maxamed Mooge Liibaan

        Waxa uu ahaa macallin, heesaa, laxamayste, halgamaa, waxaana  uu ku dhashay magalaada Hargeysa kuna barbaaray yaraantiisii, halkaas oo uu waxbarashadiisii ka bilaabay, ka hor intii aanu hantiyin dhagaha dadweynaha Soomaaliyeed waxa uu ahaa macallin ka tirsan wasaarada waxbarashada jamhuuriyadii Soomaaliya, wuxuu hoobal soo shaac baxay noqday sanadihii todobaataneeyadii, waxa tasliskii Soomaaliya ka dhisnaan jiray shaqadii ka fadhiisiyeen sanadkii…

        Read More

          Soomaali Haysata Dhalashada Waddanka Maraykanka Oo Af-duub Loogu Haysto Dalka Yemen

          Sanca:June,02,2015(SDN/QJ)-War laga soo saaray Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka, ayaa sheegaya in Laba qof oo u kala dhashay Dalalka Maraykannka iyo Singapore  oo afduub loogu haystay dalka yemen lasii daayey, isla-markaana ay gaadheen Dalka Cumaa. Saldannada Cummaan iyo sida warkan lagu sheegay gacan weyn ka geysatay sii daynta dadkaas oo haatan si xorriyad ah ku jooga…

          Read More

            Nuxurka Waraaq Sir ah iyo Hub Laxaad Leh Oo Xuutiyiintu Ka Heleen Safaaradda Sucuudigu Ku Lahaa Dalka Yemen

            Sanca:June,02,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Waddanka Yemen, waxa maleeshiyada Shiicada ahi ay gacanta ku dhigeen Hub iyo warqado sir ah oo ay ka heleen Safaaradda Sucuudigu ku lahaa Dalka yemen. Warkan oo  laga soo xigtay Wakaaladda wararka dalka Iraan ee ”Fars”ayaa waxa ay ku warantay in gudaha safaaradda Sucuudiga laga helay hub tiro badan…

            Read More

              Al-shabaab Oo Markale La Wareegtay Tuulaayoon ku Yaalla Dhulweynaha Kenya

              Mandhera:June,02,2015(SDN/QJ)-Dablay hubaysan oo Al-shabab katirsan, ayaa qabsaday Tuulooyin ku yaalla Deegaanka Mandhera, una khudbadeeyey shacabkii halkaas deggenaa. Sida wararku sheegayaan kooxahan oo inta badan xilliyadii habeenkii goobahaas soo gelaya, isla-markaana si weyn u hubaysan, ayaa shacabka wax dhibaato ah gaadhsiinin, waxana ay Khudbado ay masaajidada ka akhriyayaan ku sheegeen in Dawladda waddanka haysata oo gaalo…

              Read More

                Baadari Somalia Lagu Dilay 35-Sano Kahor Oo Shabaabku Tilmaameen Inuu Sheekh Xasan Turki Masuul Ka Ahaa

                Muqdisho:June,02,2015(SDN/QJ)-Xoogagga Al-shabaab, ayaa shaaciyey sheeko si weyn looga Hadal hayo Gudaha Somalia, kadib markii ay tilmaameen in Sheekh Xasan Turki oo dhawaan Geeriyooday uu ku lug lahaa Dil wakhti hore loo geystay Baadari Somali lagu dilay. Warkaas oo laga sii daayey  idaacadda Al-Andalus ee ku hadasha afka Al-Shabaab waxaa la xaqiijiyay in dil  Magaalada Muqdisho…

                Read More

                  Xaddidaad La Saaray Shuruucda Dhegaysiga Shacabka Maraykanka, Kadib Markii Wakhtigii Sharcigaasi Dhacay

                  Washington:June,02,2015(SDN/QJ)-(berberanews)Sharciga hay’adda NSA ee dalka Maraykanka awooda u siinaayey in ay duubaan isla markaana dhegayestaan teleefoonada dadka Maraykanka ayaa waqtigiisi dhacay, waxaana golaha Senate-ka Mraykanku ku guuLdaraysteen in muddo kordhin loo sameeyo, kadib markii qaar kamid ah golaha Shuyuukhdu ay go’aan ku gaadheen in xiligiisa la dhaafiyo si uu u noqdo mid dhaca iyada oo…

                  Read More

                    Chine:Ciidamo Loo Sameeyey Hirgelinta Shuruuc Adag Oo Sigaar-cabista Laga Soo Saaray Iyo Qaddarka Lacacta La Saaray Cidda Jabisa

                    Beijing:June,01,2015(SDN/QJ)-Waddanka Shiinaha oo kamid ah dalalka dunida ugu sigaar cabista badan, ayaa hirgeliyey sharci cusub oo lagu yaraynayo tirada dadka sigaarka sida joogtada ah u cabba. Cilmi baadhis la sameeyay ayaa lagu ogaaday in dadka chineeska ah ee caba Sigaarka ay kor u dhaafayaan 300 oo milyan oo qof, waxaana Shiinaha uu safka hore kaga…

                    Read More

                      Tiradii Ugu Badnayd Ee Ciidamada AMISOM Oo Iskaga Baxay Somalia Iyo Sababta Oo La Ogaaday

                      Muqdisho:June,01,2015(SDN/QJ)-Inkastoo ay haatan Somalia ka socdaan Hawlgallo aad u waaweyn oo lagula dagaallamayo xoogagga Al-shabaab, haddana waxa maalintii shalay Somalia isaga Baxay tiro badan oo ciidamada Burundi u dhashay, kuwaas oo waddankoodii gaadhay. Inta la xaqiijiyay in ka badan {1,828} kun sideed boqol labaatan iyo sideed askari oo Burundiis ah ayaa Axaddii shalay ka duulay…

                      Read More

                        “Haddii soo dhaweyntii iyo taakulayntii ay Somaliland siinaysay qaxootiga Yemen uu tashuus soo galay waxa Siyaasadeeyey Masuuliyiinta Muqdisho fadhiya….” Wasiir Cukuse

                        Berbera:01,June,2015(SDN/QJ)-Somaliland, ayaa markii ugu horraysay jawaab ka Bixisay tacaddiyo lagu eedeynayey inay kula kacday Qaxooti soomaaliyeed oo kasoo cararayey Dagaalada Yemen oo la tilmaamay inay kala faquuq kula kacday. Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse) oo kamid ah Xubnaha madaxweynaha safarka uu Berberba ku marayo ku metelaya oo arrintan ka hadlay,…

                        Read More

                          Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com DAAWO

                          Hargaysa 01.June 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

                          Read More

                            Talaabada ay labada Xisbi Mucaarid ee Somaliland kaga Jawaabeen Is hortaaga Guurtida ee Heshiiskii Xisbiyada iyo Kulmiye oo Aamusni door biday

                            Hargaysa 01.June 2015 (SDN/QJ)- Xisbiyada Mucaaradka Somaliland, ayaa ganafka ku dhuftay isla markaana xaalad-abuur meel-ka-dhac ku ah sharciga dalka iyo heshiiska lagu xalliyey khilaafkii siyaasadeed ee jiray ku tilmaamay mowqifka Golaha Guurtida iyo Shir-gudoonkoodu ku difaaceen Muddo-kordhinta ay u sameeyeen Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada. Fadhi Golaha Guurtidu ku yeeshay xaruntooda, ayaa guddoomiyaha Golahaasi Md Saleebaan…

                            Read More

                              “Kan maanta Soo Celiyay Go’aankii Guurtida “Madaxweyne Siilaanyo” Waa Dawlad la’aan Dhedig ah kana Yeeli Mayno” Xildhibaan Guurtida Somaliland ah DAAWO

                              Hargaysa 01.June 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Weli Cakiran Heshiiskii Sadexda Xisbi ee Somaliland ku soo afjareen Khilaafkii Siyaasi ee dalka ka oogmay ee saldhigiisu ahaa go’aankii ay Golaha Guurtidu mudo kordhinta ugu sameeyeen Madaxweyne Siilaanyo iyo Golaha Wakiilada. Aqalka Golaha Guurtida ayaa hogaankiisu iyo Qaybo door ah oo ka tirsan Mudanayaashiisu Waxay Cod dheer ku xaaraantimeeyeen…

                              Read More

                                Wasiirka Warfaafinta Jabuuti oo Kulan la Qaatay Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti iyo Arimihii lagaga Wada hadlay

                                Jabuuti, 01.June 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Boosaha Jabuuti Cali Xasan Bahdoon ayaa sheegay in xidhiidhka u dhexeeya dalkiisa iyo Somaliland sidii hore ka xooggan yahay. Mr. Cali Xasan oo kulan kula qaatay xafiiskiisa Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Jabuuti Maxamed Cali Warsame, ayaa sheegay inay ka wada hadleen xidhiidhka ganacsi iyo iskaashiga ay labada…

                                Read More

                                  “Madaxweynuhu Ma Saxeexo Go’aan Guurti Ee Mashruuc Sharci…..Halkaas bay inoo joogtaa” Gudoomiye Saleebaan Gaal

                                  Hargaysa 01.June 2015 (SDN/QJ)- Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland, ayaa meel adag iska taagay go’aankooda ay muddo xileedka ugu kordhiyeen Madaxweyne Siilaanyo, ku-xigeenkiisa iyo wakiilada, iyagoo deedafeeyay heshiiska asxaabta qaranka iyo Xukumadda, isla markaana waxay sheegeen in go’aankoodu yahay mid sharci ah, kana mid ah shuruucda qaranka, waxaanay diideen heshiiska saddexda xisbi qaran iyo xukumadda ee…

                                  Read More

                                    “26-ka June Marka La Gaadho, Hore Ayaanu U Nidhi Weynu Kala Tashan Ama Weynu Wada-tashadan” Mujaahid Dhegoweyne DAAWO

                                    Hargaysa 01.June 2015 (SDN/QJ)- Mujaahid Ibraahin Cabdilaahi Xuseen (Dhagaweyne) oo ka ka mid ah siyaasiyiinta ku midoobay Mdasha wadatashiga iyo toosinta, ku baaqay in la iskugu yimaado wadatashi uu sheegay in lagaga hadlayo xaalada siyaasadeed ee Somaliland. Dhego weyne ayaa ku dooday in gabi ahaanba la baabi’iyay wixii umadda Somaliland hore ugu heshiisay loona baahan…

                                    Read More

                                      Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Shaybaadh Lagu Hubin doono Tayada Shiidaalka dalka Imanaya

                                      Berbera 01.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ku guda jira safarkiisa uu ku joogo gobolka Saaxil gaar ahaan berbera ayaa Xalay ka qaybgalay xaflad   xadhiga  lagaga jaray Shaybaadh casri ah oo lagu baadhi doono Tayada shidaalka dalka soo gala dhamaantii. Madaxweynaha oo ka dib markii uu xadhiga ka jaray…

                                      Read More