Muslims being ‘erased’ from Central African Republic

    Militias have taken advantage of the political vacuum in Central African Republic (CAR), engaging in ethnic cleansing of Muslims in a bid to erase the community from the country, human rights group Amnesty International has said. Discussing Friday’s report, entitled “Erased identity: Muslims in ethnically cleansed areas of the Central African Republic,” Joanne Mariner, a…

    Read More

      ‘’Haddii aysan dhicin doorasho Qof & Cod ah Macnaheedu ma ahan in aysan doorasho dhacayn…’’CAYNTE

      Muqdisho,31july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ee Somalia, C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa sheegay in hadda laga fikirayo Qaabka Dalka ay uga dhici lahayd doorasho, mar hadii aysan dhici karin doorasho qof iyo cod ah. C/raxmaan Caynte ayaa sheegay in hadda Wada-tashi ballaaran Shacabka la sameyn doono si ay qayb uga qaataan fikirka ku aaddan Qaabka ay…

      Read More

        Ururka Ahlusuna oo kasoo horjeestay Qodobadii Shirkii Hiigsiga Somalia ee ka dhacay Muqdisho

        Dhuusa-mareeb,31july,2015(QJ/SDN)-Ururka Ahlusunna Waljamaaca ayaa kasoo horjeesatay Qodobadii kasoo baxay Shirkii Shalay Muqdisho lagu soo Gunaanaday ee looga Hadlayay Hiigsiga Somalia ee Sannadka 2016-ka. Guddoomiyaha golaha talada ee Ahlusunna, Sh. Cumar Sh. C/qaadir Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qodobbadii shirkaas kasoo baxay Ahlusunna ahaan aysan aqoonsanayn, isla markaana aysan taageeri doonin. Sidoo kale,…

        Read More

          ‘’Darbiga Xuduuda laga Dhisayo ma ahan Mid naga celin kara Al-shabaab…’’ KALONZO MUSYOKA

          Nairobi,31july,2015(QJ/SDN)-Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wiper oo ka Dhisan Dalka Kenya, Kalonzo Musyoka Horayna u soo noqday Madaxweyne ku xigeenka Kenya ayaa dhaleeceeyay darbiga ay xukuumadda Kenya ka dhisayso xadka ay Somalia la wadaagto, kaasoo ay sheegtay inay kaga hortagayso Al-shabaab.   Musyoka oo dhismaha Jaamacadda Nairobi kula Hadlayay Arday barta Sharciga ayaa ku dooday…

          Read More

            Madaxii Mucaaradka Burundi oo loo Doortay Guddoomiye ku Xigeenka Baarlamanka Dalkaas

            Bujunbura,31july,2015(QJ/SDN)-Hoggaamiyihii Mucaaradka Burundi, Agathon Rwasa ayaa loo doortay Khamiistii inuu noqdo Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Qaranka dalkaas, isagoo ahaa xubnihii Mucaaradka ee kasoo horjeestay doorashadii waddankaas ka dhacday, muddo bilooyin ahna ka mid ahna taageerayay kacdoonnadii shacab ee dalkaas ka jiray. Mr Rwasa ayaa cambaareeyay doorashadii markii saddexaad Xilka Madaxweynenimo ee loo doortay, Pierre Nkurunziza,…

            Read More

              Shirkii Ururka Suxufiyiinta Bariga Afrika oo la soo Gunaanaday Hoggaana Doortay

              Nairobi,31july,2015(QJ/SDN)-Shir aan Caadi ahayn oo ay isugu Yimaadeen Dalalka ku mideysan Ururka Suxufiyiinta Bariga Africa ee loo EAJA oo ay ka mid yihiin; Somalia, Djibouti, Uganda, Tanzania, Seychelles, Rwanda, Burundi, Ethiopia and Eritrea oo Nairobi ka socday 30-kii iyo 31-kii Luulyo, 2015-ka ayaa maanta lasoo Gabagabeeyay. Shirka oo ujeedadiisu ahayd sidii oo loosoo Afmeeri lahaa…

              Read More

                “Sasabasho way jirtey oo dhawr qof waan ka sasabay, dhawr waxna waan ka maslaxay.Laakiin Mar haddii aad odaygaaga ku kalsoon tahay ixtiraam baa meesha jira.”Drs Edna Aadan

                Hargeysa:Jully,31,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland ee xilligii xukuumaddii Rayaale Marwo Adan Aadan Ismaaciil, ayaa ka Hadashay doorkii talo-bixineed ee ay ku lahayd xukuumaddii uu ra’isal wasaaraha ka ahaa Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ay ooridiisa ahayd. Marwo Adna oo marti ku ahayd dhawaan Barnaamijka Milicsiga siyaasiga ee TV-ga Universal ka baxa, ayaa sidoo…

                Read More

                  Reer Gar-adag Oo Madaxweyne Siilaanyo Hadyad uga Dhigay Geenyo Lammaan Iyo Dareenkii Uu Ku Qaabilay

                  Gar-adag:Jully,31,2015(SDN/QJ):Madaxweyne Siilaanyo iyo waftiga u hoggaaminayo ee Socdaalka ku jooga Gobollada Bari ee dalka, ayaa soo dhaweynno soo jiidasho mudan kala kulmaya deegaanada ay marayaan, waxana Shacabweynaha Reer Gar-adag oo kamid ah Goobaha waftigaasi sii mareen Madaxweynaha ku maamuuseen hadyad aad u qaali ah oo madaxweynaha si weyn u farxadgelisay. Reer Gar-adag oo xiiso gaar…

                  Read More

                    Khasaare Dhan $250-Milyan Oo Soo Gaadhay Shirkadda Diyaaradaha Ee Kenyan Airways

                    Nairobi:Jully,31,2015(SDN/QJ)-Shirkadda Diyaaradaha ee Kenyan Airways, ayaa haatan waxa soo gaadhay khasaarihii ugu sarreeyey ee Abid ay wajahdo, iyadoo xisaab-xidhkii sanadkani noqday midkii ugu khasaaraha badnaa. Dhibaatooyin dhaqaale ayaa lasoo darsay shirkada Kenyan Airways ,waxaana markii la canshuuray shirkada uu khasaaraheedu gaadhay lacag dhan 250- Milyan oo Dollar sanad xisaabeedka 2014 iyo 2015. Qasaaraha dhaqaale ee…

                    Read More

                      Dawladda Masar Oo Dhiggeeda Maraykanka Ka Heshay Diyaaradaha F-16, Si Loogu Weeraro Islaamiyiinta Gadoodsan

                      Cairo:Jully,31,2015(SDN/QJ)-War ay soo saartay safaaradda Maraykanku  ku leeyahay Dalka Masar, ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Maraykanka ku wareejinayso 8-diyaaradaha dagaalka ee F-16 Block 52 labada maalmood ee soo socota. Warkan ka soo baxay safaarada Maraykanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in afar kale oo diyaaradaha F-16 ah la geynayo Masar deyrta soo socota. Inkastoo dowlada…

                      Read More

                        Eray Uu Ra’isal Wasaaraha Britain u Adeegsaday Soo Galootiga Dalkiisa kusoo socda Oo Muran Badani Ka Dhashay

                        London:Jully,31,2015(SDN/QJ)-David Cameron oo ah Ra’isal wasaaraha Dalka Britain, ayaa dhaleecayn iyo cadho baahsan kala kulmay bulshada samaha jecel, kadib markii uu soo galootiga dalkiisa kusoo socda ku sheegay Cayayaan. Peter Sutherland, oo ah Sarkaal sare oo ka tirsan Hay’ada Qaramada Midoobay ayaa sheegay ereyga uu adeegsaday Ra’iisul wasaaraha Britain David Cameron, ay ka dhigan tahay…

                        Read More

                          Maamul-goboleedka Puntland Oo Markale Siyaasadda Dawladda Federal-ka ah Qaaddacday Shirweyne Qaranna Ku Baaqday

                          Garowe:Jully,31,2015(SDN/QJ)-Waxa markale cirka isku shareeray dhibaatadii isfaham la’aaneed ee dhex taallay Maamul-goboleedka Puntland Iyo Dawladda Federal-ka Soomaaliya, kadib  shirkii higsida cusub ee Muqdisho lagu soo afjaray. Maamul-goboleedka Puntland ayaa warsaxaafadeed ay kasoo saartay shirka lagu soo gunaanaday Muqdisho ee looga hadlayo Hiigsiga 2016-ka, waxana ay sheegtay inay dhammaatay kalsoonidii ay Dawladda Federal-ka ah ku qabtay,…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo oo Booqday Bogcada Somaliland kala Badha Iyo Dareemada lagu qaabilay DAAWO

                            Ceerigaabo 30.July 2015 (SDN/QJ)- Weftiga Balaadhan ee uu Hogaaminayo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Kormeer Shaqo ku maraya Gobolada Bari ee dalka ayaa Booqday Bogcada Somaliland kala badha Taas oo ah Degmada War I’ddaad ee Gobolka Sanaag. Weftiga Madaxweynaha oo haatan ku Sugan Ceerigaabo ayaa dadweynaha ku dhaqan iyo Maamulka Heer Gobol iyo Mid…

                            Read More

                              Marwada Madaxweyne Siilaanyo oo Sadex Xarumood oo Laascaanood ku Yaala Deeq gudoonsiisay DAAWO

                              Laascaanood 30.July 2015 (SDN/QJ)- Marwada Koowaad ee Somaliland Marwo Amina Sh Maxamed Jirde ayaa Deeq kala duwan gaadhsiisay labo xarumood oo lagu xanaaneeyo agoomaha Gobolka Sool, Cisbitaalka guud iyo Jeelka dhexe ee Magaalada laascaanood. Marwada Koowaad oo qayb ka ah weftiga madaxweynaha ee Gobolada Bari, maantana ku sugan Gobolka Sanaag ayaa deeqdaasi gaadhsiinteeda u wakiilatay…

                              Read More

                                Daawo Waraysi Kulul Oo Xiiso Badan Oo Madaxa Isku Dareen Prof: Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Wariye ‏Cabdixafiid Maxamud Jaamac

                                London,30july,2015(QJ/SDN)-Waxaan akhristayaasheena sharafta leh halkan idinku soo gudineyaa muuqalka wareysigii inbadan lawadasugaayay ee aanu horay idinku soo gudbinay hordhaciisa ee Prof Axmed Ismaaciil Samatar uu ka qaaday wariye Cabdixafiid Maxamud Jaamac ee ku saabsanan arimo badan oo quseeya sida isbadalka siyaasadeed ee ku yimid.   Hadaba hoos ka daawo wareysigani o dhameystiran.   khaalid Foodhaadhi…

                                Read More

                                  Wariye Gabay Iyo Dhaliilo Culus Kaga Hadlay Awood Kala Jiidasho Ka Dhex Jira Labada Ardaa ee Beesha Madaxweyne Siilaanyo, oo uu Sababteeda u Nisbeeyey Wasiir Xirsi Iyo Maxamuud Xaashi DAAWO

                                  Hargaysa 30.July 2015 (SDN/QJ)- Wariye Cali Mahdi oo ka tirsan wariyeyaasha Hargeysa ka hawl galaya ayaa Gabay Culus Waxa uu ku cabiray awood kala jiidasho ka dhex jira Beesha uu Qudhiisu ka soo Jeedo ee Habarjeclo. Muusoow aduunyada nin ragi waa mintidayaaye waa kaa walaalkaa maxamed miidhay dhaxalkiiye muraadkiisii goortuu hantiyay, kaa maktabadroone hadaad shalay…

                                  Read More

                                    Puntland oo soo bandhigtay xogta heshiis shidaal oo Galmudug iyo dalwada federaalku la galeen shirkada Link Natural Resources

                                    Garoowe July 30,2015(SDN/QJ)-Hay’adda Macdanta iyo Shidaalka Dawladda Puntland waxaa ay heshay, haatan gacanteed ku jira, kuna lifaaqan war saxaafadeedka, heshiiska dhexmaray shirkada Link Natural Resources FZC iyo maamulka Galmudug. Heshiiskaas oo Dawaladda Federalka Somalia ay taageero buuxda siisay, wuxuu ka soo horjeeda shuruucda asaasiga ah, Dastuurka ku meel gaarka ee Jamhuriyada Federalka Somaliyeed iyo Dawladnimadda…

                                    Read More