Akhri Magaca Naftii Hurihii Fuuliyey Weerarkii Jazira Oo Xukuumadda Jarmalku Caddaysay Inuu Dhalashada Dalkeeda Haystay

    Hamburg:Jully,29,2015(SDN/QJ)-Tan iyo intii uu dhacay qaraxii dhawaan lagu qaaday Hutel Jazira ee Magaalada Muqdisho, waxa soo baxayey warar kala duwan oo sheegayey dhalashada uu haystay qofkii weerarkaas geystay, balse haatan arrimahaasi waa ay caddaadeen, waxana uu qofkaasi noqday muwaadiin soomaaliyeed oo haysta dhalashada dalka Jarmalka. Wakaalladda Wararka iyo Warbaahinadda kale ee dalka Jarmalka ayaa shaaciyey…

    Read More

      Hoggaamiye Mucaaridka Ethiopia Katirsan Oo Qaaddacay Qado-sharaf Madaxweyne Obama Loo Sameeyey

      Addis Ababa:Jully,29,2015(SDN/QJ)-Sida ay warbaahinta Dalka Ethiopia, hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Blue Party, ayaa iska diiday ka qaybgalka Qado-sharaf loo sameeyey Madaxweyne Obama oo Halkaas safar ku joogay,iyadoo munaasibadda qadaduna ka dhacaysay Madaxtooyada. Hogaamiyaha xisbiga Semeyawi, Yilikal Getnet, ayaa sheegay in uu go’aankiisa ku saleeyey kadib markii uu ogaaday in Obama taageeray xisbiga talada haya…

      Read More

        “Anigu Saylici markii uu meesha imanayey talaan siiyey, waxana aan ku idhi ogow ninka madaxweyne-ku-xigeenka ahi waxa uu meesha ku bartaa..”Axmed Y. Yaasiin

        Hargeysa:Jully,29,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaaasiin, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay khilaafka soo noqnoqday ee u dhexeeya Madaxweyne Siilaanyo iyo Ku-xigeenkiisa Saylici oo haatan la sheegayo inay isku dhacsan yihiin. Axmed Yuusuf Yaasiin oo u warramay Telefishanka Star Tv, ayaa sheegay inaan loo baahnayn in khilaafka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisu aanay dibadda usoo…

        Read More

          Wiil Uu Dhalay Madaxweyne Qaddaafigii Libya Laga Afgembiyey Oo Maxkamadi Dil Ku Xukuntay

          Tripoli:Jully,29,2015(SDN/QJ)-Maxkamad ku taalla Magaalada Tripoli ee dalka Libya, ayaa xukun dil ah ku ridday Sayfal Islam Qaddaafi oo uu dhalay Madaxweynihii la afgembiyey ee Dalkaasi Libya. Seyful Islaam waxaa loo heystaa gal dacwadeedyo dhowr ah oo ku aadan dagaallo iyo kacdoonn oo ka dhacay Libya sanadii 2011 oo ahayd xilligii dalkaasi galay qalalaasihii keenay in…

          Read More

            Halkan ka daawo baraamijka Xulashada Todobaadka iyo Tvga Somalicable iyo dood culus oo dhaxmartay Sadaxda Xisbi qaran taas oo gacmaha layskula tagay

            London29Jul15(SDN/QJ)Baraamijka |xulashada todobaadka iyo wariye Shaafi iyo qurbejoog oo iska kashanaya ayaa waxay dood kulul dhexmartay sadexda Xisbi qaran doodan oo loga hadlayey Dorashooyinka Somaliland iyo shirwaynahii qaran ee ay ku baqeen xisbiyada Mucaaradka Doodan oo uu daadihinayey Wariye Mustafe Shaafi Halkan ka Daawo.

            Read More

              Somalia unable to hold full elections in 2016: parliament

              Mogadishu (AFP) – War-torn Somalia will not be able to hold full elections due next year, lawmakers said Tuesday, although it remained unclear whether some kind of voting process would still be held. The current President Hassan Sheikh Mohamud and parliament were appointed by clan elders in 2012 with foreign backers promising full democracy in…

              Read More

                Hambalyo Meher Wacan

                Maamulka, macallimiinta, ardayda, shaqaalaha iyo guud ahaanba hawl-wadeenada Dugsiyada Horyaal Schools, waxay Hambalyo Kal iyo Laab ah u dirayaan Meherka Maamule Cabdiqaadir Cabdullaahi Caydiid iyo Marwadiisa Najax Cabdurraxmaan Maxamuud. Oo meherkoodu ka dhacay Hotel Royal ee magaalaa Hargeysa maanta oo ay taariikhdu tahay 28july,2015. Waxaana aanu leenahay Noqda kuwii aqal-galkooda soo dedejiya ubad khayrkabana kala…

                Read More

                  Xukuumadda Somaliland oo Casuumad u samaysay Madaxweynihii hore ee Punt land C.raxmaan Faroole iyo Weedho laga Jeediyay DAAWO

                  Hargaysa 28.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Casuumad Sharafeed dhinaca dhaqanka ah ku Maamuusay Madaxweynihii hore ee Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland C.raxmaan Maxamed Faroole oo Mudooyinkii u danbeeyay Hawlo dhaqan u joogay Caasimada Hargaysa, Waxaana ka Qayb galay Casuumadaasi Madaxda Sare ee Xisbiga Kulmiye iyo…

                  Read More

                    Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Xukuumadda Oo isku raacay in aanay Doorashi 2016ka Soomaaliya Ka dhici karin.

                     Muqdisho,28july,2015(QJ/SDN)-Kulan ay Xildhibaannada Baarlamaanka ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu shaaciyey go’aan ay si wadajir ah uga gaadheen labada Gole ee Dowladda doorashada 2016ka ayadoo kulankaasina uu Baarlamaanka hor yimid Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka Baarlamaanka ee maanta waxaa soo xaadiray 158 Xildhibaan ayadoo goobjoogna ay ka ahaayeen Guddoomiye ku xigeennada Koobaad iyo labaad ee…

                    Read More

                      War Deg Deg Ah: Dhaawac iyo Dhimasho Ka Dhalatay Dagaal Beeleed Ka Qarxay Deegaanka Dharkayn-geeyo Ee Gobolka Sool

                      Laascaanood,28july,2015(QJ/SDN)Wararka naga soo gaadhaya gobolka sool gaar ahaan deegaanka dharkayn-geeyo oo ku yaala xuduudka u dhaxaysa Somaliland iyo itoobiya, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ku dagaalameen laba beelood oo kala taabacsan Somaliland iyo maleeshiyada kooxda Khaatumo ee ka dagaalanta gobolada bariga Somaliland, dagaalkan ayaa bilaabmay galabnimadii shalay sida uu shabakadda Qurbejoog.com uu u…

                      Read More

                        “Madaxweynaha JSL Ayaa Dhagax Dhigay Baayihiii Aas-aasiga Ahaa Ee Nolosha Oo Ay kamid yihiin Biyaha, caafimaadka,” Wasiir Xisri

                        Burco,28july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda JSL, MD. Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa ka hadlay Mashaarciid kala duwan oo uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Furay,kana dhagax-dhigay goboladda Barriga Somaliland. Wasiirka,ayaa qoraal kooban oo uu ku baahiyay Bartiisa xidhiidhka Bulshadda ee FACEBOOK-ga,waxa uu ku yidhi sida tan:“Waxaa maanta (Shlay) Madaxweynaha JSL Mud. Axmed Maxamed Silanyo oo aan ku wehelinayno xubno kamida…

                        Read More

                          ”Waxaan Is Leeyay Dhawaaqyada Dhac-dhacaaya Iyo Dhibaatooyinkaasi Waa Qas Ay Waddo Xukuumadda Xamar Joogta Maanta” Faroole

                          Hargeysa,28july,2015(QJ/SDN)-Dhawaan ayay ahayd markii madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole uu soo gaadhay magaalada Hargeysa ee Caasimada Jamhuuriyada Somaliland, iyadoo la sheegay in faroole uu Hargeysa u yimid tacsi ku aadan dilkii xaaskiisii  uu dilay wiilkiisu oo kasoo jeeday deegaanada Somaliland.  mudane Faroole ayaa markii ugu horraysay saxaafadda la hadlay tan iyo markii uu…

                          Read More

                            Hoggaamiyaha Al-shabaab oo Sheegay in aanay wadahadal la galayn DFS ayna dagaalka sii wadayaan

                            Muqdisho,28july,2015(QJ/SDN)Hogaamiyaha Al-shabaab, Sh. Axmed Cumar Abuu-Cubeyda oo ay soo xiganaysay Warbaahinta Britain ayaa sheegay inaysan daiyaar u nahay xilligan wadahadal ay la galaan dowladda Federaalka Somalia, balse ay diyaar u yihiin in ay dagaalamaan illaa inta ay ka geeriyoonayaan.   Sh. Abuu-Cubeyda ayaa intaas ku daray inay ka go’an tahay inay dagaallamaan oo xitaa ay…

                            Read More

                              Madaxweyne Obama iyo RW Itoobiya oo kawada hadlay Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

                              Addis-ababa,28july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama iyo RW Itoobiya, Hailemariam Desalagn oo  kawada hadlay Xxaaladda Soomaaliya ayaa Ammaan u jeediyay ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa Dowladda Soomaaliya oo dagaal kula jira xoogagga Al-shabaab. Obama iyo Desalagn oo shir jaraa’id wadajir ugu Qabtay Addis Ababa shalay ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay door wanaagsan ka qaateen howlgalka AU-da…

                              Read More

                                Madaxweyne Obama Oo Ethiopia Faray Dabacsanaan Iyo Furfurnaan Siyaasadeed Oo Xorriyadda Saxaafaddu Ugu Horrayso

                                Addis Ababa:Jully,28,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Obama oo haatan ku sugan dalka Ethiopia, ayaa shir jaraa’id oo ay wada qabteen Ra’isal wasaare Haile Dselem, waxa uu ugu horrayn ku sheegay inay Ethiopia wax badan oo horumar ah samaysay, balse haddana ay jiraan meelo loo baahan yahay in si weyn wax looga beddelaa. Madaxweynaha Maraykanka ayaa masuuliyiinta Itoobiya xusuusiyey in…

                                Read More

                                  Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Dareenceliyey Qoddob Puntland Dhibsatay Oo Laga Saaray Distoorka Maamulka Gal-mudug

                                  Muqdisho:Jully,28,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si weyn usoo dhaweeyey tallaabo Baarlamaanka Maamul-goboleedka Galmudug meesha uga sareen Qoddob distoorkooda ku jirey oo ku saabsanaa Xadka maamulkaasi la yeelanayaan dhiggooda Puntland. Baarlamanka maamulka Galmudug ayaa gebi ahaanba beddeley qodobkaasi oo dhigayey in xadka Galmdug uu yahay gobolka Nugaal ee maamulka Puntland. Madaxweynaha ayaa sheegay in go’aankan uu…

                                  Read More

                                    Wax Ka Baro Taariikh-nololeedka Haweenayda Madaxweyne Xasan Sheekh Ku Aaminay Guddoomiyenimada Guddida Doorashooyinka Qaranka

                                    Muqdisho:Jully,28,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa muddo dheer kadib maalintii shalay Marwo Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) u magacaabay Guddoomiyenimada Guddida Doorashooyinka Qararnka Soomaaliyeed, waxana ay kamid tahay Hormoodka Haweenka Soomaaliyeed ee xilligan Dalka ka adeegga. Haddaba waxanu halkan idiinku Haynaa Taariikh-nololeedka Marwo Xaliimo-yarey oo  shaqadan culus loo igmday. Waxa ay soo noqotay Guddoomiyaha Guddiga farsamada ee maamul…

                                    Read More