Shir beelaha GARXAJIS u qabsoomay iyo qodobo ka soo baxay

    Hargeysa July 01,2015(SDN/QJ)-Waxaa maalintii axada bisha june aheyd 28kii 2015, ku kulmay hotel Ambassador Hargeysa haldoorka beelaha GARXAJIS oo ay ku jireen salaadiin, cuqaal, odayaal , siyaasiyiin , waxgarad, aqoonahan , ganacsato iyo dhalinyaro. Waxaa shirka lagu falanqeeyey xaaladda dalka , Ilaalinta midnimadda Iyo nabadgeliyadda bulshada Somaliland iyo madaxbanaanida iyo gooni isku taaga qaranimadda Somaliland….

    Read More

      Dalal Somaliland ku Jirto oo Midowga Yurub dhaqaale badan ku siinayo Tayaynta Sirdoon,Si looga hortago Kooxda Daacish

      Hargeysa, 01.July 2015 (SDN/QJ)- Ururka EU-da ee ay ku mideysan yihiin Waddamadda reer Galbeedka ee Reer Yurubka, ayaa wadda qorshe ay waddamadda ku yaala Bariga Qaaradda Afrika ee ay ka mid yihiin Somaliland,Jabuuti,Kenya, Ethoipia, Eritrea, South Sudan, Sudan, Uganda, Yemen iyo Somalia, inay ka hirgelin doonaan Mashruuc lagu tayeynaayo laguna tababaraayo Ciidmadda Hay’addaha Sirdoonka ee…

      Read More

        Madaxweynaha Somaliland oo Soo Gunaanaday Tartankii Qur’aanka ee Bisha Ramadaan,Ardayda Guulaysatay & Abaal marino Qaali ah oo la bixiyay

        Hargeysa 01.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xalay Abaalmarino kala duwan gudoonsiiyey Ardaydii ku guulaysatay Tartanka Qur”aanka kariimka ah ee ka socday Masjidka Cali Mataan oo la soo gebegabeeyey. Tartankan ayaa noqonaaya kii saddexaad ee uu madaxweynuhu si xidhiidha u gudoonsiiyo Ardayda ku guulaysatay kaalmaha hore Baabuur iyo hadyado kala…

        Read More

          Somaliland oo Cadaysay inay Wada hadal la Furayso Kooxda Khaatumo ee Prof Galaydh

          Laasacaanood 01.July 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay wada hadal toos ah la galayaan dhammaadka bisha ramadaan kooxda Khaatumo ee ka dhisan bariga Somaliland. Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax oo warbaahinta kula hadlayay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegay in kooxda Khaatumo ka aqbashay wada hadalkii,kaasi oo bilaabmi…

          Read More

            “Anagu guurtida baryi mayno, go’aankoodii way gaadheen ka noqon mayno bay yidhaahdeen,Madaxweynuhu Digreeto Ha Soo Saaro Oo Ha Fuliyo Heshiiskii” Gudoomiye Cirro

            Hargeysa 01.July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI iyo Golaha Wakiilada SomalilandCabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi(Cirro), ayaa ka hadlaymawqifka Xukumadda ee ah inaanay ka bixin heshiiskii saddexda xisbi iyo Xukumadda ee ahaa in doorashada la qabto December 2016-ka oo ay xukumadda iyo Kulmiye sheegeen inay heshiiskaas wali taabacsan yihiin. Guddoomiyaha oo saxaafadda la hadlay ayaa…

            Read More

              “Somaliland Waxay Ku Dhawday Burbur Markay Isugu Hadheen Guurti, Wakiilo Iyo Madaxtooyo Muddo Xileedkoodii Dhamaaday , Muuse Biixina Mulkiga Ilaahbaa Bixiyee….“ Cali Guray

              Hargeysa 01.July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa sheegay midnimadii Somaliland burbur ku dhawdahay, maadaama oo muddo xileedkii Guurtida, wakiiladda iyo Madaxtooyadu dhammaadeen, isla markaana ay noqotay ku fadhi sharci darro ah. Mujaahid Cali Guray wuxuu sidaa ku sheegay qoraal uu ku baahiyay bogga uu…

              Read More

                “Kulankii ay la kulmeen Xisbiyadu Guurtida wey ku khaldanaayeen, fadhiga ay la soo fadhiisteen Saleebaan wey ku khaldanaayeen” Xildhibaan M. Faaraxa Qabile

                Hargeysa 01.July 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Faaraxa Qabile oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland, kana tirsan XIsbiga Mucaaradka ee UCID, ayaa ka hadlay khilaafka cakiran ee ku saabsan muddo kordhinta ee u dhexeeya Xukuumadda, Guurtida iyo Xisbiyada Mucaaradka. Xildhibaan Maxamed Faaraxa Qabile oo Wargeyska Geeska Afrika  ayaa yidhi   “Marka aynu eegno Saddexda Xisbi, Xisbiga…

                Read More

                  Shirkad Hawlo Muhiim ah ka waday Deegaano ka Tirsan Maamulka Punt land oo Cadaysay inay dhulka Puntland ka baxayso & Sababaha Keenay

                  Garowe 01.July 2015 (SDN/QJ)- Shirkadda African Energy ee ka diiwaan-gashan Dalka Canada, Sahmin Shidaalna ka wadday deegaanno ka tirsan Puntland, ayaa ku dhawaaqday inay isaga baxday deegaannadaas, iyadoo u sababeysay ka bixideeda Puntland arrimo amni iyo Khilaafka Sahminta macdanta ee u dhexeeya maamulka Puntland iyo Dowladda Dhexe ee Somalia. Mas’uuliyiinta shirkaddan oo xarunteedu tahay Vancouver…

                  Read More

                    Qulqulka Qaxoontiga ka soo Cararaya Dagaaladda Yemen oo soo gaadhay Magaalada Saylac

                    Saylac 01.July 2015 (SDN/QJ)- Badhasaabka Gobolka Salel Mr. Cabdirisaaq Waabari Rooble, ayaa sheegay in xalay ay dekadda Saylac soo gaadheen 14 qof oo qaxoonti ah oo ka soo cararay colaadaha ka oogan dalka Yeman. Badhasaabka Salel ayaa sheegay in dadkan qaxoontiga ah ee tabaalaysan ay dejiyeen isla markaana ay marti-gelinayaan. “Waxa caawa(xalay) xeebta Saylac soo…

                    Read More

                      Xubno Ka Tirsan Qaadhaan-bixiyeyaasha Taageera Sanduuqa Horumarinta Somaliland Oo Kormeeray Beero Horumarin Lagu Sameeyey

                      Hargeysa, 01.July 2015 (SDN/QJ)- Wefti uu hogaaminayo wasiirka Beeraha Somaliland Maxamed Aw Daahir Ibraahim ayaa safar shaqo oo koremeer ah ku tagay horumarin iyo wax ka qabasho uu Mashruuca Sanduuqa horumarinta Somaliland ku sameeyey deegaano beeralay ah oo ka tirsan Gobolka Maroodijeex galbeedkiisa, iyada oo kormeerkan ay ku wehelinayeen masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Beeraha iyo…

                      Read More

                        “Marnaba Aqbali Mayno Soohdinta u dhaxaysa Punt land iyo Maamulka Gobolada dhexe” Madaxweyne Gaas

                        Garoowe 01.July 2015 (SDN/QJ)-  Madaxweynaha dowladda Puntland ee Soomaaliya,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si cad u sheegay Puntland inaanay  cidna magan uga ahayn dowladnimadeeda. Cabdiweli oo khudbad ka jeediyay xuska munaasabad lagu xusayo 1-da July oo ah xilligii ay xoroobeen gobollada koonfurta oo Lagu qabtay  xarunta madaxtooyadda ayaa sheegay dowladiisa inanay  dhagaha ka xidhan doonin…

                        Read More