Diyaarado Duqeymo culus ka geystay Deegaanno ka tirsan Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Bay
Buurhakaba,1-8-2015(QJ/SDN)-Diyaaradaha Dagaalka ee Qummaatiga u kaca ayaa duqeeyay deegaanno ku dhow degmad a Buur-hakaba ee Gobolka Bay, inkastoo aan la ogeyn khasaraha ka dhashay duqeyntan. Wararka ayaa sheegaya in diyaaradahan ay qayb ka yihiin Diyaaradaha Itoobiya ee qaybga ka qaadanaya howlgallada AMISOM ay kaga horjeeddo Al-shababaab. Iyadoo wararku intaas ku darayaan in duqeymanahan lala…
