Murashax Samaale oo Su’aalo Dareen Dhaliyey ay ku boobeen Dhallinyaradda Jaamacadaha Dalka DAAWO

    Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Murashax C.casiis Maxamed Samaale oo ka Mid ah Murashixiinta Loolanka ugu Jira Musharaxa Madaxweyne ee ka soo bixi doona Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye marka uu furmo 10 Bisha November ayaa Madal il yartu is qabatay Waxaa Su’aalo ku weydiiyey dhallinyarada wax ka barata Jaamacadaha dalka. Barnaamijkan oo uu soo qabanqaabiyey…

    Read More

      Xoogagga Ururka Al-shabaab oo Weeraray Deegaanno ku dhow Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

      Muqdisho,31Oct,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyooday in ka badan 40-kalena way ku dhaawacmeen weerarro ay aroornimadii hore ee saakay ku qaadday Al-shabaab saldhigyo ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ka socda ku leeyihiin deegaanno ka tirsan gobolka Bakool. Dagaalladan oo ahaa kuwo culus ayaa la sheegayaa in dhinacyadu ay isku adeegsadeen…

      Read More

        ”Muuse Biixiyoow Burco, Ceerigaabo, Buuhoodle Iyo Sool.. Waxay Taageersan Yihiin Wasiir Xirsi,Halkuu Maro ayay Marayaan,Adigana Waxaa kugu Filan Hargaysa iyo Gebiley” Suldaan ka Mid ah Gobolka Togdheer DAAWO

        Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)-Xiisada ka dhalatay Is casilaadii Xubno ka Mid ah Golaha Wasiiradda oo Saluug ka muujiyey dhex dhexaadnimada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee Shirka Golaha dhexe ee Kulmiye ayaa hadal haynteedu waxay noqotay Mawduuca ugu weyn ee dhex yaala Suuqa Siyaasada. Qaar ka Mid ah Madax dhaqameedka Gobolka Togdheer ayaa Maanta sheegay in Masiirkoodu…

        Read More

          Guddoomiye Muuse Biixi Oo Bilaabay Aargudasho Siyaasadeed Oo Ka dhan ah Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali X.Xasan

          Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa siweyn ugu hawlan tan iyo wixii ka danbeeyay Is-casilaadii Wasiirada Xukuumada, ugaadhsi aargudasho siyaasadeed oo ku jihaysan Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali Xaji Xasan. Muuse Biixi Cabdi oo muddo dheer cadawgiisa dhinaca siyaasadda ee kala xijaabay isaga iyo Madaxtooyada u arkaayay Xirsi Cali…

          Read More

            Mudanayaasha Xisbiga Kulmiye ugu Jira Golaha Wakiiladda oo Nidar ku maray in la soo Gole Joojiyo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo Fal Celinta Saylici

            Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaanadii Kulmiye ee ahaan jiray aqlabiyada xukuumadda ayaa u jan-jeedhsamay mar kali ah Mucaaradnimo, kadib markii uu qarxay khilaafka siyaasiyiinta Hanka musharaxnimo leh oo doonayey inay iska sharaxaan shirweynaha shanaad ee Xisbiga ee lagu soo dooranayo musharaxa Madaxweyne 10-nov-2015-ka. Xildhibaanada Kulmiye oo bah-wadaag la samaysanaya kuwa Waddani ayaa la hadal hayaa…

            Read More

              Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Diyaaraddii Kusoo Dhacday Duleedka Magaalada Muqdisho.

              Muqdisho,31Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladdiisu ay baarayso burburkii diyaaraddii toddobaadkii hore ku dhacday deegaanka Cismaan Durre ee gobolka Shabeellada Hoose. Xasan Sheekh oo la hadlayay idaacadda VOA-da laateeda af Soomaaliya ayaa sheegay in diyaaraddu ay ku dhacday deegaan ay maamusho Al-shabaab ayna u maleynayaan inay shaqaalihii diyaaraddaas iyagu afduub ku qabsadeen. Diyaaraddan…

              Read More

                Duufaan Dabaylo Wadata Oo Ku Soo Socota Deegaanada Puntland

                Garowe,31Oct,2015(QJ/SDN)-Duufaanta (Cyclone Chapala) ayaa la filayaa inay soo gaadho deegaano ka tirsan maamul goboleedka Puntland,  dalka Cumaan iyo Yemen iyadoo la filayo in biyaha roobka duufaantaasi laba maalmood ku da’i doonto, biyaha ay duufaantu keenaysaana waxay u dhigmaan roob da’aya siddeed sanadood, waana sida ay khubarada saadaasha cimiladu sheegeen. Laga bilaabo Axad beri illaa Arbacada…

                Read More

                  Somalia: Is Somaliland Still a Good News Story?

                  In Somaliland, most politicians are known by their nicknames. So President Ahmed Mohamed Mohamoud is ‘Silanyo,’ which translates to ‘skinny lizard’ – a throwback to his youth when he was tall and slim. President Silanyo is not skinny anymore, however, and nor should he be president – his term in office was supposed to expire…

                  Read More

                    “Doorashooyinka dib u dhacay iyo Dhaqanka Kelitalisnimada Ah Ee Siilaanyo Waa Mid Mugdi Geliyay Somaliland Rajadeedii” Sarkaal Sare oo ka Tirsan Machadka Siyaasada ugu Weyn Dunidda

                    Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Khabiir ahna la taliye ka tirsan Mac-hadka ugu weyn dunida ee dhinaca daraasaadka istaraatijiyadda siyaasadda caalamiga ah ee loo yaqaano ISS (Institute of Strategic Studies) saldhigiisuna yahay magaalada London, isla markaana ah xarunta ay wasaaradaha arrimaha dibadda ee dalalka maraykanka iyo ingiriisku ku sameeyaan daraasadaha dhinaca siyaasadooda arrimaha dibadda ayaa ku…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo oo Xalay Kulan la Qaatay Garabkii Hogaanka Kulmiye ee Iska Casilay Qaban qaabada Shirka Golaha Dhexe iyo Wixii lagaga hadlay DAAWO

                      Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay kulan la yeeshay labadii xubnood ee ka tirsanaa hoggaanka KULMIYE ee iska casilay qaban qaabada shirka KULMIYE xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo ay weheliyeen labada guddoomiye xigeen ee Baarlamaanka Baashe Maxamed Faarax iyo Cali Yuusuf Axmed. Gudoomiye Ku…

                      Read More

                        “Marka Madaxtooyada Lagu Kala Jarayo Wax Agoonta Somaliland Oo Dhan Ku filan Waxa Sacabka Tuma..” Aadan Siiro DAAWO

                        Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro) oo ka mid ah Culimada Somaliland ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Xaaladda dalku marayo, dulmiga iyo arrimo kale oo la xidhiidha gurmadka ay u baahan yihiin dadka Danyarta ahi. Sheekh Aadan-Siiro oo Xaaladda dalku marayo ku tusaaleeyay dhacdooyin taariikhda galay oo adduunka ay…

                        Read More

                          Diyaarad Ruushku Leeyahay oo Ku dhacday Deegaanka Siinay ee Dalka Masar iyo 224 Ruux oo ku Geeriyooday

                          Qaahira 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul wasaaraha dalka Masar Shariif Ismail ayaa maanta xaqiijiyey in diyaarad laga leeyahay dalka Ruushka oo ay saarnaayeen 224 qof ay ku dhacay Deegaanka Dhul weynaha Siinay ee dalka Masar,Diyaaradaas oo ka Kacday magaalada dalxiiska loo tago ee Sharm El-Sheikh. Saraakiisha dalka Masar ayaa sheegaya in diyaaradaasi ay dhacday wax ka…

                          Read More

                            Madaxweynaha Soomaaliya: Fursadaha u Furan Al-Shabaaab Kuma Koobna Inay Kala Doortaan Noocyada Argagixisada

                            Muqdisho 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka hadlay wararka ku saasan khilaafka kala dhexgalay xubnaha kooxda Al-Shabaab oo u ku salaysan inay ku biiraan kooxda Daacish iyo inay wali usii hoggaansamaan kooxda Al-Qaacida. Madaxweynuhu wuxuu usoo jeediyey xubnahaas Al-Shabaab inay jirto talo kale oo ka fiican labaadaasba. Wuxuu u sheegay in Daacish…

                            Read More

                              Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in Al-shabaab jiiteen Diyaaradii dhawaan ku dhacday Duleedka Afgooye

                              Muqdisho,31Oct,2015(QJ/SDN)-Waxaa soo baxaya warar kale oo dheeraad ah oo ku saabsan diyaaradii dhawaan ku dhacday duleedka Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose. Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ka hadlay arimo ku saabsan arinya diyaaradaasi oo shaqaalihii saarnaa ay alshabaab kaxeysteen. Gudoomiyaha Gobolka shabeelaha Hoose C/qaadir Siidii ayaa u sheegay idaacada VOA-da in xoogaga alshabaab ay…

                              Read More

                                Yuusuf Garaad Oo Warbixin Ka Qoray Duqa Cusub Ee Magaalada Muqdisho

                                Muqdisho,31Oct,2015(QJ/SDN)-Duqa magacaaban, yacni aan xilka weli la wareegin, ee magaalada Muqdisho, Yusuf Xuseen Jimcaale, ayaa billaabay wadatashi uu la yeelanayo Soomaalida deggan caasimadda. Ujeeddadu waa si uu u helo talooyin iyo fikrado uu ku biiriyo Barnaamijka oo awalba ka fekerayay ee uu doonayo in uu caasimaddeenna ku horumariyo. Waxaan ka mid ahaa aqoonyahanno xalay lagu…

                                Read More

                                  Arday Dhigata Jaamacad ku taal kenya oo Al-shabaab Dartood u kala cararay

                                  Nairobi,31Oct,2015(QJ/SDN)-Boqolaal arday oo ka tirsan Jaamacada Moi ee Galbeedka dalka Kenya ayaa abilaabay iney dareemay qalqal dhanka amaanka iyo cabsi ay ka qaadeen weeraro kaga yimaado ururka Alshabaab, sida ay sheegeen hogaamiyaasha ardayda jaamacada. Ardayda qaarkood ayaa hooy ay  degaan ka raadsaday meel ka baxsan qeybta ay jaamacada ka dhigtaan ee magaalada Eldoret kadib markii…

                                  Read More

                                    Romania Dad Ku Dhintay Dab Ka Kacay Meel Lagu Caweeyo

                                     Bucharest,31Oct,(2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan labaatan iyo todoba qof ayaa ku dhintay dab qabsaday goob lagu caweeyo oo ku taal caasimadda dalka Romania ee Bucharest, waxaana ku dhaawacmay 150 qof oo kale. Boqolaal qof ayaa ruwaayad halkaa ku daawanayay markii uu dabku qarxay, taasoo keentay in dadku ay u kala ordaan albaabada. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in…

                                    Read More