Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Socdaal Khaas ah ku Tegay Magaalo Xeebeedka Berbera,Iyo Dareenadda Ku Xeeran DAAWO

    Hargeysa 19.Nov 2015 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland  Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Socdaal Khaas Waxa uu Maanta ku tegay Magaaladda Berbera. Magaalada Berbera ayaa noqotay Magaalooyinka Kacdoonadda Siyaasadeed kaga Furan Yihiin Xukuumadda uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo, Mucaaridadaas oo ka dhalatay Qorshihii ay Dawladu ku Wareejisay Maamulka Kaydka Haamaha Shiidaalka ee Berbera, taas…

    Read More

      Dabley Weerar ku Qaaday Guriga uu Laascaanood ka Degen Yahay Xildhibaan Dhakool oo Ka Tirsan Golaha Wakiiladda DAAWO

      Laascaanood 19.Nov 2015 (SDN/QJ):- Taliye ku Xigeenka Qaybta Booliska ee Gobolka Sool Gaashaanle Yaasiin Maxamud Cabdi ayaa Maanta ka warbixiyey dablay  hubaysan oo xalay weerar ku qaaday Guri uu leeyahay Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan Golaha Wakiiladda. Xildhibaan Dhakool ayaa Warku sheegayaa inuu Xiligii Weerarku dhacay uu Ka Maqnaa Guriga balse ay Ku Sugnaayeen…

      Read More

        Aadan Nuux Dhuulle, Axmed Cali Askar iyo Wariye Terra Oo Si Qoto-dheer Uga Warramay Taariikh Nololeedkii Marxuum Wariye Cawke DAAWO

        Hargeysa,19Nov,2015(QJ/SDN)- Qaar ka Mid ah Foolaadkii Warbaahinta Somalida oo ku Nool Dalka Ingiriiska ayaa Faahfaahin ka Bixiyey Noloshii,iyo Waayihii Warbaahineed ee Weriyihii Ruug Cadaaga ahaa ee Axmed Xasan Cawke oo Ku Geeriyooday Magaalada Jig Jiga ee Xarunta Ismaamulka Somalida Itoobiya Isla markaana Lagu aasay Magaalo Xuduudeedka Tog Wajaale. Waxaa Barnaamijkan ka qayb galay Aadan Nuux…

        Read More

          Bahda Garsoorka Somaliland Oo Loo Sameeyey Dirays u Gaar ah Iyo Ujeedadda Laga Leeyahay DAAWO

          Hargaysa 19.Nov 2015 (SDN/QJ):-  Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Aadan Xaaji Cali iyo Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, ayaa soo bandhigay dirays khaas u ah bahda Garsoorka Somaliland ku hawlgalayaan. Masuuliyiintan ugu sarreeya Bahda Garsoorka oo shir jaraa’id kuwa qabtay magaalada Hargeysa, ayaa xusay in wixii haddda ka dambeeya adeegayaasha caddaaladdu ay dirayskan ku hawlgalayaan si ay uga…

          Read More

            “Gobolka Sanaag Qabyaalad Baa Ka Uraysa, Waxa La Doonnayaa In Dadka Xumaanta La Dhex Saaro” Weftiga Xukuumada ee Ceerigaabo ku Sugan

            Ceerigaabo 19.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirro Xukuumadda Somaliland ka tirsan oo socdaal shaqo maalintii labaad  ku jooga magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa si adag ula hadlay Masuuliyiinta heer gobol iyo degmo, isla markaana sheegay inay dawladdu tallaabo qaadi doonto lagu kala beddelayo haddii aanay si wacan shaqadooda u gudan, isla markaana aanay turxaan saarin Shacabka…

            Read More

              Prof. Gees Oo Is Barbar Dhig Ku Sameeyay Nolosha Ay Ku Kala Sugan yihiin Wasiiradii Xukuumaddii Uu Ka Tirsanaan Jiray iyo Wasiiradda Maanta

              “No woman no cry  Good friends we have had oh good friend we have lost Along the way in this great future you can’t forget your  past so dry  your tear I say   no woman no cry “  Bob Marley Hargeysa,19Nov,2015(QJ/SDN)-Bob Marley waxa uu ku dhashay Jasiiradda Jamiika (Jamaica ) ee hadda caanka ku…

              Read More

                Mid Ka Mid ah Dhalinyaradii Magaalada Paris weerartay, Oo Walaalkii 13jir ahi ku Biiray Daacish SAWIRRO

                Raqqa,19Nov,2015(QJ/SDN)-Abdelhamid Abaaoud oo ka mid ahaa ragii qorsheeyay weearadii lagu qaaday dalka Faransiiska gaar ahaan magaalada Paris ayaa markii ugu horeeysay waxaa la soo ogaaday in Walaalkiis ka yar uu si toos ah ugu biiriyay kooxda Daacish kuwooda ka dagaalama dalka Siiriya . Wiilka yar ee gudaha Daacish ka soo hadlay waxaa lagu magacaabaa Younis…

                Read More

                  Turkiga Oo Wada Qorshe Madaxdhaqameedka Loogu Wareejinayo Wada Hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya

                  Hargeysa,19Nov,2015(QJ/SDN)-Dawladda Turkiga ayaa la sheegay inay waddo qorshe wada hadalladii Somaliland iyo Somalia ay ugu bedelayso dhinaca madaxdhaqameedka, islamarkaana damacsan tahay in madax dhaqameed Somaliland ah iyo mid Somalia ahi ka wada hadlaan qaddiyadda la isku hayo iyo masiirka labada dhinac. wada hadallada waxaa hore u metelijiray ergo labada dawladood ka socda oo inta badan…

                  Read More

                    Somalia: UN envoy meets former Puntland President

                    Garowe – United Nations envoy to Somalia, Ambassador Nicholas Kay has visited former Puntland President, Abdirahman Mohamed Farole’s residence on Thursday morning, Garowe Online reports. Farole and outgoing UN envoy’s discussions centred around national politics and their candid cooperation since June, 2013, when Kay took over from his predecessor, Augustine Mahiga. Speaking at a joint…

                    Read More

                      Puntland: Wariye Horay Shaqo Joojin Loogu Amray, Oo Maanta Markale Xabsiga Loo Taxaabay.

                      Garowe,19Nov,2015(QJ/SDN)-Jaamac Yuusuf Jaamac (Deperani) oo ah wariye ka hawl-gala TV-ga Somali Channel, ayaa horay Wasaradda Warfaafinta Puntland shaqo joojin ugu soo rogtay, waxaana maanta markale lagu xidhay saldhiga magaalada Garoowe. Wariye Jaamac Deperani, oo inta aan la xidhin ka hor la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay inuu hadda jooga Saldhiga oo lagu…

                      Read More

                        Kuwait, Somalia to strengthen media, cultural cooperation

                        Minister of Information and Minister of State for Youth Affairs Sheikh Salman Sabah Al-Salem Al-Humoud Al-Sabah on Wednesday discussed with Somali Information minister Mohamed Abdi Hayir ways of strengthening media, cultural and tourism’s bilateral cooperation and exchange of experience between the two countries. During the meeting, Sheikh Salman confirmed Kuwait’s support for the Somali information-culture-tourism’s…

                        Read More

                          London’s Tower Hamlets Council Recognized Somaliland With Overwhelming Vote

                          Tower Hamlets follows Sheffield & Cardiff’s footsteps. LONDON – London’s Tower Hamlets council have overwhelmingly approved a motion to endorse recognition of Somaliland during a special session at the borough’s city hall, following in the footsteps of Sheffield and Cardiff councils. While the motion did get cross-party support and passed with 40 votes in favour,…

                          Read More

                            Xukuumadda Oo Ka Hadashay Hab Dhaqan Uu Madaxweyne Xigeenka Somaliland Kala Kulmay Ciidammada Ethiopia

                            Hargeysa,19Nov,2015(QJ/SDN)-Badhasaabka gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise, ayaa sharraxay siday shalay galab u dhacday hanaan ay madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo Muuse Biixi musharaxa Kulmiye kala kulmeen ciidamada Ethiopia. Badhasaabka Gabiley oo qoraal arrintan kasoo saaray ayaa ku yidhi “ Waxa wax laga xumaado ah in warbaahinta Somaliland ay qaarkood faafinayaan warar aan faa’iido laga…

                            Read More

                              XAGLATOOSIYE: Xiddigii Xeeladda Ku Xakameeyay Xanuunkii Tartankii Shirkii 5-aad KULMIYE

                              Hargeysa,19Nov,2015(QJ/SDN)-Shirkii Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ee lagu qabtay Hargeysa 1o-kii Bishan November 2015 ee ka qabsoomay  Huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa waxa uu dibada u soo saaray burhaanta siyaasadeed ee Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) oo noqday qofka ugu saamaynta badan ray’ul caamka bulshadda. Murrashax Saleebaan Xagla-toosiye oo ah nin dhalinyarro…

                              Read More

                                Madaxweynaha Jabuuti Oo Siweyn Uga Gaabsadey Tacsidii Marxuum Axmed Xasan Cawke, Madaxda Soomaalida Oo Tacsiyeeyay iyo Dareenka Shacbiga Reer Jabuuti ka Bixiyeen

                                Jabuuti,19Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Dowlada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa, noqdey Masuulka Kaliya ee Soomaali ah ee ka gaabsadey Tacsidii Wariyihii Ruug cadaaga ahaa Marxuum Axmed Xasan Suufi Cilmi(Axmed Xasan-Cawke), oo lagu aasey Magaalada Tog-Wajaale ee kutaala dhinaca Xuduuda Itoobiya oo hore loo odhan jirey bari samaadkii(Qarxabashi) kadib markii uu habeen hore ku geeriyooday Magaalada Jigjiga ee Xarunta…

                                Read More

                                  “Xukuumadda waxaan leeyahay Ina Biixi iyo Saylici malaha Lacagta aad taageerada ugu raadinaysaan ee tudha Lacagta Qaranka haddii la waayey Hanti-dhowre..” Dheeg

                                  Hargeysa19Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka ah Mudanayaasha Golaha Guurtida, ayaa ka xumaaday dhaqaalaha Xukuumaddu ku bixinayso taageerada Madax-dhaqameedka, Odayaasha, Haweenka iyo dhallinyarada Gobollada Dalku maalmihii u dambeeyay sheegayeen inay la garab taagan yihiin Musharraxiinta Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenka ee Xisbul-Xaakimka KULMIYE. XildhibaanXildhibaan Dheeg oo ka tacajabay Waxgaradka, Haweenka iyo dhallinyarada Gobollada qaarkood ee…

                                  Read More

                                    Soomaaliya: Guddi Loo Diray Xaqiijinta In Kenya Ku Soo Xadgudubtay Somalia Oo Qodobo Soo Saaray

                                    Baledxaawo,19Nov,2015(QJ/SDN)-Wafti uu hoggaaminayo wasiirka Difaaca Somalia, C/qaadir Sheekh Cali Diini oo booqday degmooyinka Doolow iyo Balad-xaawo oo kawada tirsan gobolka Gedo, ayaa ka warbixiyay wixii ay kusoo arkeen Xadka u dhexeeya Somalia iyo Kenya kadib markii la sheegay in Kenya ku soo durugtay Somalia. Xubnaha wafdiga ayaa ka koobnaa; guddiyada difaaca, arrimaha dibadda, arrimaha gudaha…

                                    Read More

                                      “Cadow Somaliland ahi marnaba ma joogayo Ethiopia ama hub ha wato ama yaanu wadane,nimanka Al-qushaash la yidhaahdo Waa in Dalka laga Sifeeyo” Madaxweyne Cabdi M.Cumar Iley

                                      Wajaale,19Nov,2015(QJ/SDN)-Cabdi Maxamuud Cumar, madaxweynaha dawlad degaanka Soomaalida Ethiopia ayaa ka hadlay aragtidiisa xidhiidhka Somaliland iyo maamulkiisa ka dhexeeya, wuxuuna Soomaalida guud ahaan ku booriyay in Al-shabaab meel looga soo wada jeesto, isagoo ku dooday in madarasadaha afkaarta Al-shabaab dhigana laga tirtiro geeska Africa. Ugu horayn isaga oo ka hadlaya xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia waxa uu…

                                      Read More