Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Koonfurta Suudaan.

    Jubba,21Nov,2015(QJ/SDN)-Dabley hubeysan ayaa waxay Khamiistii la soo dhaafay  jidka u galeen  gaadhi Bas ah oo marayey Jidka weyn ee isku xidha Caasimadda dalka Koonfurta Suudaan ee Jubba iyo  Degmadda Nimule. Rakaabka la weeraray  waxay la socdeen Bas ay leedahay Shirkadda Basaska ee Friendship bus, waxaana uu weerarku ka dhacay Deegaanka Moli. Afhayeenka Milliteriga dalkaasi, Kolonel…

    Read More

      Ciiddanka Ethiopia Oo dilay Askar Kenyan ah iyo xiisad ka taagan Xuduudka Labada Dal.

      Mooyaale,21Nov,2015(QJ/SDN)-Ciiddanka Kenya oo ku hubeysan Taangiyo iyo Gawaadhida Gaashaaman ayaa ka ambabaxay Xero Milliteri oo ku taalla Degaanka Mooyaale, si ay u gaadhaan Xuduudka. Tallaabadan ayaa timid, kadib, markii ay Ciiddanka Ethiopian iyo kuwa uu dhex maray Is-rasaasayn lagu dilay Saddex Sarkaal oo Kenyaan ah. Dilkaasi ayaa waxa uu ka dhacay Deegaanka Sololo ee xadka…

      Read More

        MALI: Howlgalkii Hoteelkii la weeraray oo lasoo Afjaray iyo Xaalad deg-deg ah oo lagu soo rogay Maali

        Bamako,21Nov,2015(QJ/SDN)-Ciidamada amniga dalka Maali iyo kuwo caawinayay ayaa soo afjaray howlgalkii weerarkii Radisson Blu Hotel oo ku yaalla magaalada Bamako ee xarunta dalka Maali, waxaana ku dhintay 27-qof oo ay ku jiraan qaar ka mid ah kooxihii weerarka qaaday. Maanta oo Sabti ah ayaa waxaa Maali ka billowday saddex casho oo loogu baroor-diiqayo dadkii weerarkaas…

        Read More

          Xildhibaan Dhakool Oo Weerarkii Gurigiisa Lagu Qaaday ku Eedeeyay Wasiir Dowladda Ka Tirsan

          Laascaanood,21Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa markii u horaysay ka hadlay weerar habeenimadii Salaasada lagu qaaday gurigiisa oo ku yaala magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaasi oo uu sheegay in 16 caruur ah oo uu dhalay iyo xubno qaraabadiisa ahi aanay waxba ku noqon rasaas badan oo…

          Read More

            Milicisga Khudbad Uu Madaxweyne Siilaanyo Jeediyay Waagii Uu Mucaaradka Ahaa Oo Uu Kaga Hadlayo Berbera Iyo Ictiraaf Raadinta Somaliland

            Hargeysa,21Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu hadda ku suganyahay magaalada Berbera ee gobalka Saaxil, waxaana safarka Madaxweyne Siilaanyo lagu sheegay mid shakhsi ah. Magaalada waxa ka jira tabashooyin badan oo ay shacabku qabaan iyadoo ay dadka reer Berbera ku doodayaan inaan lacagta adag ee ka soo baxda magaalada Berbera sidii ku haboonayd wax loogaga…

            Read More

              Hargaysa: Beer Qoys Kasta oo Cusubi Geed Ku Beerayaan Oo Laga Hirgeliyay Magaaladda Hargeysa

              Hargaysa 21.Nov 2015 (SDN/QJ):- Qoys ka mid ah qoysaska caasimadda Hargeysa ee hadda yagleelay gurigooda ayaa  shalay geedkii Jacaylkooda ku beeray beerta lammaanaha qoyska ee Caasimadda Hargeysa oo ku taalla Xarunta Dawladda Hoose ee Hargeysa. Maxamed Axmed Faarax iyo Suleekha Cabdi Maxamed  ayaa ka hadlay markii ay shalay beerta lammaanaha ku beerayeen laba geed oo ay…

              Read More

                Jaaliyada Somaliland ee Galbeedka London oo Xaflad maqaam keedi aad u sareya ku soo dhaweyey Fanaanda Sahra Ilays Halkan ka dawo sawiro qiimo leh

                London21Nov15(QJ)jaaliyada soomaliland ee galbeedka london oo xaflad aad loo soo habeyey oo maqaamkedu aad u sarayo ku soo dhaweyey Fanaanada Sahra Ilay .xafladan oo ka dhacday Galbeedka London ayaa waxa ka soo qayb galay haweenka somaliland oo mujiyey jacaylka ay u qabaan fanaanada Sahra ilays oo dhawaan ka soo qayb gashay Baraamijka sanadlaha ee Somali…

                Read More

                  SIDEE UGU HABOON EE AY SOMALILAND TA DIMUQRAADDIGA AHI ISKU XUKUMI KARTAA?

                  Gogol-Dhig Waxa ay ahayd taariikh aan aad u sii fogayn markii Axsaabta siyaasadda ee adduunku ka bilaabmeen qaaradda Yurub qarnigii 17aad. Nidaamkan Axsaabta badan (mult-party political system) waxa aad ula dawakhsan dalalka adduunyada intooda aan dhaqanka-siyaasaddeedkan asal ahaan u lahayn. Gaar ahaan waddamada la soo degay nidaamka dimuqraaddiyadda dawladnimadda casriga ah ku saleysan. Kuwaas oo…

                  Read More

                    Puntland authorities arrest Somali Channel TV presenter

                    Nairobi, November 20, 2015—Authorities in Somalia’s semi-autonomous region of Puntland arrested Jama Yusuf Deperani, a reporter and presenter with Somali Channel TV, on Thursday, according to one of his colleagues and a member of the Media Association of Puntland, who both spoke to CPJ. Police summoned Jama to their offices in the administrative capital, Garowe, and arrested…

                    Read More

                      Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay “SIDEE UMMADD LOO HOGGAAMIYAA?’’, Waxaana Innoo Soo Jeedin Doona Sheekh Mustafe Haaji Ismaaciil

                      Hargeysa,20Nov,2015(QJ/SDN)-Asc wr wb, dhamaan walaalaha Muslimiinta eek u xidhan shabakadda Qurbejoog.Com waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa, Muxaadiradda uu cinwaankeedu yahay “SIDEE UMMADDA LOO HOGGAAMIYAA?’’, Waxaana innoo soo jeedin donna Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Xafidahullaah. Halkan Hoose Ka Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay “SIDEE UMMADD LOO HOGGAAMIYAA?’’ QJ/SDN: Hargeysa

                      Read More

                        Warbixin: Cabudhinta Saxaafadda Puntland Oo Korodhay iyo Wariye Maalinkii Labaad Ku Jira Xabsiga Magaalada Garowe

                        Garowe,20Nov,2015(QJ/SDN)-Labadii sano ee u dambeeyey (2014/2015) waxaa cirka isku shareeray cadaadiska iyo cabudhinta lagu hayo warbaahinta ka hawlgasha deegaanada Maamulka Puntland, arintaasoo hay’adaha caalamiga ah ee u dooda xuquuqul insaanka iyo madax bannaanida saxaafaddu walaac xooggan ka muujiyeen. Tacadiyada ka dhanka ah warbaahinta ee isugu jira xadhigga, cago-jugleynta iyo cabudhiska ayaa kordhay wax ka badan…

                        Read More

                          Madaxweynaha Soomaaliya Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Ka Dib Safar Uu Ugu Maqnaa Dalka Imaaraatka Carabta SAWIRRO

                          Muqdisho,20Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib shir caalami ah oo ganacsiga lagaga hadlay oo uu kaga soo qeyb Wadanka Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde, kusoo dhaweeyay Wasiirro, xildhibaanno, Saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida, Mas’uuliyiinta…

                          Read More

                            Kooxo Xidhiidh La Leh Shabakadda Al-Qaacidda Oo Sheegtay Weerarkii Radisson Blu Hotel ee Dalka Maali DAAWO

                            Bamako,20Nov,2015(QJ/SDN)-Koox Islaami ah oo ka hawl-gasha Waqooyiga dalka Mali oo lagu magacaabo Al-Mourabitoun, isla markaana xidhiidh la leh shabakada Al-Qaacida ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkii maanta lagu qaaday hoteel ku yaalla xarunta dalka Maali ee Bamako, kaasoo ay degaan mas’uuliyiinta Ajanbiga ah iyo dalxiisayaasha. Hadal kooban oo ay kooxdan soo dhigtay bar ay Twitter-ka ku leeyihiin…

                            Read More

                              Madaxweynaha Somaliland Oo Socod Ku Maray Jidadka Berbera, Salaaddii Jimcahana Shacbiga La Tukaday SAWIRRO

                              Ber-bera,20Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo maalintii labaad ku sugan Magaalo xeebeedka Berbera ayaa Salaadii Jimcaha Masjidu Huda kula tukaday shacbiga Berbera. Madaxweynaha ayaa shalay galinkii dambe gaadhay magaalada Berbera. War shalay madaxtooyadu ka soo saartay socdaalka Madaxweynaha ayaa lagu sheegay inuu yahay socdaal shakhsi ah, balse xogo kale ayaa sheegaya in socdaalkiisu la xidhiidho qorshaha madaxweynuhu…

                              Read More

                                Maali: Magaalada Bamako Dablay Hotel Caan Ah 170 Ku Qabsatay iyo Hawlgalka Ciidamada Oo Socda

                                Bamako,20Nov,2015(QJ/SDN)-Dablay hubaysan ayaa  qabsatay Hotel caan ah oo ku yaala badhtamaha caasimada Mali ee Bamako. Dablayda oo ku dhawaaqaysa “Allahu Akbar” ayaa galay hotelka galinkii hore ee Jimcaha, iyagoo laayay dhammaan ilaalada Hotelka. Goob joogeyaal ayaa saxaafadda u sheegay in ragga oo baabuur taarikada safaaradda leh wataa soo galeen hotelka Radisson Blu Hotel kadibna rasaas…

                                Read More