Maxaynu Ka Baranay Shirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye? Warbixin Qore/ Xuseen Aadan Yuusuf (Xuseen Kurdi)

    Hargeysa 17 Nov 2015 (SDN/QJ):- 10-kii bisha November 2015 goor hore oo subaxnimo ah waxaa Hotel maansoor ee magaalada Hargaysa ka furmay shirkii shanaad ee golaha dhexe ee Kulmiye oo mudadii ugu horaysay ee loo cayimay aan ka dib dhicin, laakiin u muuqday mid hawl badani ka horaysay, ahaana dhacdadii ugu hadalhaynta badnayd sadexdii bilood ee…

    Read More

      Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Wefti Miisaan Leh oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Iyo Dariiqa ay ku maareeyaan Xaalada ka Taagan Magaaladaasi DAAWO

      Hargeysa 17 Nov 2015 (SDN/QJ):-  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade iyo Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa Shalay Galabta Waxaa  si diiran loogu soo dhaweeyay Xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Ujeedada Socdaalka Weftiga Wasiir Warancade ayaa Salka ku haysa Shaqaaqooyin Todobaadkii tegay ka dhacay Magaaladaas kuwaas oo keenay in dhowr qof ay ku…

      Read More

        “Madaxweyne Ku-xigeenka Iyo Xafladda Waxaan Kaga Maqnaaday Waan Xanuunsanayay” Wasiirka Khayraadka Biyaha

        Hargeysa 17 Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Khayraadka Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac, ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin war ay wargeysyadda dalka ka soo baxaa ay daabaceen oo la xidhiidhay inuu Isagu u cidleeyay Madaxweyne Ku-xigeenka xaflad Sabtidii lagu dhagax dhigay xarun cusub oo wasaaradiisa loo binaynayo, oo laga maal-gelinayo Miisaaniyadda dawladda dhexe….

        Read More

          Wefti Ganacsato Turki ah oo Kulan La Qaatay Wasiirka Maaliyadda Somaliland Iyo Arrimihii lagaga wada hadlay DAAWO

          Hargeysa 17 Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa kullan la yeelaaty wafti ganacsato oo ah ka socday dalka turkiga oo sheegay in ay doonayaan in ay ganacsi ka bilaabaan Somaliland, islamarkaana  wasiirka kala hadlay sidii ganacsatada Turkigu uga qaybqaadan lahaayeen maalgashiga Somaliland. Marwo Samsam oo kullankaas ka warbixisay ayaa waxa…

          Read More

            Guddoomiyaha Gobolka Sool iyo Xildhibaan Siyaabo Is Burinaya Uga Hadlay Tahriibeyaal Itoobiyaan Ah Oo Marin Ka Dhigtay Laascaanood

            Laascaanood 17 Nov 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Gobolka Sool  Yaasiin Maxamed Shide iyo Xildhibaan Nuuradiin Cabdiraxmaan Ibraahim oo ka  tirsan golaha deegaanka ee degmada  Laascaanood,ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Tahriibeyaal Itoobiyaan ah oo ay marin u  noqotay Caasimadda Gobolka Sool ee Laascaanood oo Tahriibeyaasha Itoobiyaanka ah ee ku socda dalka Soomaaliya si ay badaha dalkaas…

            Read More

              “Xeerarka Doorashooyinka iyo Diiwaangelinta Haddii aan la Fullin Wax Badan baa innaga Qaloocsamaya” Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka

              Hargeysa 17 Nov 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka  C/qaadir Iimaan Warame, ayaa ugu baaqay axsaabta inay ilaaliyaan xeerarka u yaala doorashooyinka ee ay dejiyeen baarlamaanku.   C/qaadir Iimaan ayaa sidan hadal uu shalay ka jeediyay kulan dood ahaa oo  lagu faaqiday   arrimaha doorashooyinka  iyo diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha  oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee magaaladda Hargeysa,…

              Read More

                “Annaga iyo Ayaga” Qormo Si Mugleh uga Warbixinaysa Xadgudubyada Murugada leh ee Xuquuqda Aadamaha Qalinkii Siyaasi Yuusuf Garaad

                Hargaysa 17.Nov 2015 (SDN/QJ):- Waa qormo taariikh ah oo ku saabsan khibradiisa la xidhiidha xagga xadgudubyada murugada leh ee Xuquuqda Aadanaha ee uu raadkooda  ku soo arkay goobo uu Xiliyo kala duwan  booqday oo ah Afrika iyo Ameerika. Wuxuu ku Bilaabay “Waxyaabaha adduunka ka dhacayaa ma ahan madow iyo caddaan keliya. Ma ahan muslin iyo…

                Read More

                  “Waxaan Ahaan Jiray Nin Gogoshiisu Gaadhiga Iskaga Saaran Tahay” Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Biyaha Mahdi Cismaan Buuri

                  Hargeysa 17 Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda biyaha Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa si rasmiya xilkii ugu kala wareejiyay  Wasiiru-dowlihii hore ee wasaaradda biyaha Mudane C/salaam  Maxamed Xasan  oo loo bedalay inuu noqdo   Wasiiru dowlaha wasaaradda deegaanka  iyo reer miyiga iyo Wasiiru dowlaha cusub ee wasaaradda Biyaha Md. Mahdi Cismaan Buuri.   Xafladii loo sameeyay…

                  Read More

                    Beeralayda Gobolka Gebilay oo La Gudoonsiiyey Deeq Cagafyo ah Iyo Doorka Waxsoo saarkooda

                    Hargeysa 17 Nov 2015 (SDN/QJ):-Wefti uu hogaaminayo wasiirka beeraha Somaliland Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim ayaa  ka qayb galay munaasibad deegaano ka tirsan beeralayda Gabiley lagu gudoonsiinayey Cagaf gacmeed loogu talo galay in kor u qaadka wax soo saarka beeraha. Weftigan uu hogaaminayo Wasiirka beeruhu ee ka qayb galay munaasibada ay hay’adda ADRA ku gudoonsiinaysay…

                    Read More

                      Axmed Muumin Seed Oo Godkiisa Biyo Ugu Soo Galeen Iyo Masuul U Tartami Doona Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Oo Barri Hargeysa Soo Caga Dhigan Doona SAWIRRO

                      Hargeysa,Nov,2015(QJ/SDN)-Maalmahii ugu dambeeyey waxaa magaalada Hargeysa si weyn loogga dareemayey qaban-qaabada soo dhaweynta  Diblomaasi-sare/Aqoonyahan/Dr.Maxamed Cali Cabdi oo ka tirsan mas’uuliyiinta xisbiga WADDANI isla mar ahaantaana la filaayo in uu Madaarka Hargeysa kaga dhawaaqi doono murashaxnimada Madaxweyne xigeen ee xisbiga WADDANI, ka dib markii maalmahii ugu dambeeyey guddoomiye xigeenka xisbigaasi uu olole siyaasadeed oo uu ku…

                      Read More

                        APLF Members return to Somaliland

                        BORAMA-— Members of Awdal People’s Liberation Front (APLF) have today officially being integrated into Somaliland National Defense Forces. A ceremony held at Abuqays for the returning and receiving of soldiers of APLF. It locates in the border between Ethiopia and Somaliland. It is just nearby Borama, Awdal’s provincial capital. Awdal regional governor, Ramaah, former Somaliland…

                        Read More

                          “Malaha Imika Xaglo Toosiye Madaxweyne Kuxigeenka-ba wuu ka dalacayoo Madaxweyne ayuu I su soo sharixi doonaa” Wasiir Cukuse.

                          Hargeysa, 16 Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ku tilmaamay Dr.Saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye) inuu ka dalacay inuu u tartamo Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland, balse uu imika isu soo sharxi karo Madaxweynaha Somaliland. Sidaa waxa uu Cukuse ku sheegay mar uu maanta ka hadlayay Xaflad qado sharafa oo lagu maamusayay 114-kii…

                          Read More

                            Raacii u horeeyay Jab’had beeleedkii Suldaan Wabar oo Maanta isu soo dhiibay Maamulka Gobolka Awdal DAAWO

                            Boorama 16.Nov 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo ay Weheliyaan Madax ka tirsan Golayaasha Qaranka ayaa ku qaabilay Deegaanka Degmo Laqas oo 35 Km Galbeed ka Xigta Magaalada Boorama isla markaana ah Xuduuda ay Wadaagaan Somaliland Iyo Itoobiya 70 Ka Mid ahaa Ciidan beeleed uu Gudaha itoobiya ku uruursaday Suldaanka Somaliland ka Falaagoobay ee Wabar….

                            Read More

                              Ciidamada Maraykanka Oo Lagu Arkay Kaymaha Boni oo ay Isku Hor Fadhiyaan Ciidanka Kenya iyo Al-shabaab

                              Nairobi,16Nov,2015(QJ/SDN)-Wargeyska The Daily Nation ee Kenya ayaa waxa uu maanta qoray in Ciiddan ka tirsan Mariniska Maraykank ay ku sugan yihiin Kaymaha Boni oo ay Alshabaab iyo Ciiddanka Kenya ku hirdamayaan. Wargeyska waxa uu qoray in Marinka Maraykana ay xidhan yihiin Jaakadooyinka aanay xabbaduhu ka dusi Karin, waxayna ku socdaalaan Gawaadhida Gaashaaman ee Milliteriga. Ciiddanka…

                              Read More

                                Kormeerka Doorashada: Jillayaal Aan dawli Ahayn Mise Jillayaal Dawliya!

                                Hargeysa, 16 Nov 2015 (SDN/QJ):- Ururka jilayaasha aan dawliga ahayn ee Sonsaf ayaa shalay magaalada Hargeysa ku qabtay dood lagaga hadlay sidii loo hir gelin lahaa diiwaan gelinta codbixiyaasha somaliland, doorashooyinkuna ku qabsoomi lahaayeen wakhtigii loogu tala galay. Kulankaa ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin ka socday sadexda xisbi qaran ee somaliland, gudoomiyaha guddida…

                                Read More

                                  Iska Hor Imaad Dhexmaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya Oo Dhimasho iyo Dhaawac Sababay

                                  Muqdisho,16Nov,2015(QJ/SDN)-Inta la xaqiijiyay 7 qof ayaa ku dhintay 19 kalena waa ay ku dhaawacmeen, is-rasaaseyn ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda ku dhex martay Jaamacadda Gaheyr ee Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Dadka dhintay oo haween u badan ayaa ah barakacayaal loo qeybinayay kaadhadhka raashinka mucaawinnada ah lagu qaato, in kastoo dhaawacana ay ku jiraan…

                                  Read More

                                    Kooxdii Suldaan Wabar Oo Isasa Dhiibtay iyo Suldaan Wabar Oo Dalka Iskaga Baxay

                                    Boorma,16Nov,2015(QJ/SDN)-Maleeshiyada Suldaan Wabar taageerada u ahaa in ku dhaw sanad ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray ciidamada qaranka Somaliland, kadib markii munaasibad soo dhaweyn ah loogu qabtay degmada Abuqays oo ku taala xuduudka Ethiopia iyo Somaliland meel aan ka fogayn Boorama. Munaasibadda lagu soo dhaweeyay Maleeshiyada waxaa goob joog ka ahaa guddoomiyaha gobolka Awdal…

                                    Read More

                                      Guddoomiye Cirro Oo Ka Jawaabay Su’aallo Saxaafaddu La Boobtay DAAWO

                                      Hargeysa,16Nov,2015(QJ/SDN)-Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ahna guddoomiyaha Wakiillada, ayaa si kooban uga jawaabay su’aalo ku saabsan warar muddooyinkii u dambeeyay soo baxayay oo ku saabsan xisbiga Waddani, waxaanu qaarkood ku sheegay inaanay waxba ka jirin. Guddoomiye Cirro oo saxaafaddu waydiisay bal inay wada hadal yeesheen isbahaysiga doorasho doonka Kulmiye ee u badan wasiiraddii iscasilay…

                                      Read More

                                        Hargeysa: Qaar Ka Mid Ah Ardayda Dugsiyada Sare Oo Cabasho Ka Muujiyay Deeqo Waxbarasho iyo Mudaharaad La Filayo

                                        Hargeysa,16Nov,2015(QJ/SDN)-Ardaydii ka Baxday Dugsiyada Sarre sannadkan ayaa Cabasho weyn ka muujiyey Musuqmaasuq ay sheegeen  in Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashadu ku  sameeyeen Deeqihii Waxbarasho ee Wasaaradu ka helijirtay Waddamada Jaarka ah. Dugsiyada Cabashada ugu weyni ka soo yeedhay ayaa kala ah Dugsiyada Sarre ee Faarax Oomar iyo Dayib Guray kuwaasi oo wasaarada ku eedeyey in Ardaydii deeqda…

                                        Read More