Somaliland: Ministry of Education faces Scholarship Fraud

    Hargeisa,16Nov,2015(QJ/SDN)- Two public high school student graduates are likely to hold a peaceful protest against the ministry of education over mismanaging a scholarship scheme that sends Somaliland students to neighborng countries. Plans are underway that students who graduated from Farah Omar and Dayib Gurey high schools to hold protest to voice their concern in which they accuse…

    Read More

      “Haddaan Kiniin Layna Wada Siin Maamul Somaliland Ah Oo Aynu U Galaynaa Ma Jiro, Iyagaaba Toodii Cuslaysay..” Cali Khaliif Gallayd

      Balli-cad,16Nov,2015(QJ/SDN)-Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Gallayd ayaa sheegay in aanay Somaliland iyo Koonfurtoona aanay ku biiraynay oo aanay ka mid noqonnay, isagoona Cali Khaliif Gallaydh sheegay in Somaliland ay toodii cuslaysay , sidoo kale Cali Khaliif Gallayd waxa uu xusay in aanu maanta garanayn meel ay ku biiraan oo ay hawlahooda ku qabsdaan. Cali Khaliif Gallayd…

      Read More

        “Ciidamada Kenya Waa Ciidamo Akhlaaq Wanaagsan, Wax Dhibaato Ahna Uma Gaystaan Shacabka Ay La Joogaan..’’ Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland

        Nairobi,16Nov,2015(QJ/SDN)-Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay darbiga dowladda Kenya ay ka dhisayso soohdinta xuduudka u dhexeeya labada Dal ee Soonaaliya iyo Kenya. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamed Lugodheere, ayaa sheegay in dowladda Kenya ay joojisay darbigii ay ka dhisaysay xuduuda labada dal, waxaana uu xusay in madaxweynaha maamulka Jubbaland uu arrintaasi kala hadlay…

        Read More

          Fransiiska Oo Bilaabay in Uu Ka Aargoosto DAACISH iyo Booliska Paris Oo Sii Daayay Nin Ka Mid Ah Raggii Qaaday Weerarkii Jimcihii

          Paris,16Nov,2015(QJ/SDN)-Diyaaradaha dagaalka ee dalka Faransiiska ayaa weeraray magaalada dalka Suuriya ku taalla ee Raqqa oo ay ku xooganyihiin Dowladda Islaamka (DAACISH). Duqaymahan ayaa imanaya laba maalmood kadib weerarkii dhimashada badan keenay ee ka dhacay magaalada Paris Jimcihii. Wasaaradda Difaaca ee Faransiiska ayaa sheegtay in diayaradaha ay garaaceen dhowr bartilmaameed oo ay ku jiraan saldhig ciidan,…

          Read More

            Ciidamada Dowladda Soomaaliya Oo Ugu Yaraan 8 Ruux Oo Dadka Shacab Ah Ku Laayay Magaalada Muqidhso

            Muqidisho,16Nov,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Muqidhso ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa sheegaya sheegaya in Ciidamo katirsan Daraawiishta Dowlada Federaalka Soomaaliya ay goordhaw dad shacab ah ku laayeen Xaruntii Jaamacada Gaheyr ee Magaalada Muqdisho. Ciidamo uu wato sarkaal katirsan Ciidanka Daraawiishta ayaa la sheegay in ay weerar ku qaadeen goob katirsan Jaamacada Gaheyr, halkaas oo Maamulka…

            Read More

              SOMALIA:Waxay Fatahaaduhu Saameeyeen 1320,000 oo Ruux

              Hargeysa,16Nov,2015(QJ/SDN)-Daadad Dabeylo wata oo ku dhuftay qaar kamid ah gobolada Puntland iyo Jubbaland ayaa sababay inay ku burburaan guryo badan, waxayna saameysay ku dhawaad 1320,000 oo ruux tan iyo 19-kii October  ee sanadkan 2015-ka , sida ay sheegtay hayada arimaha bini’aadanimada u qaabilsan Qaramada Midoobay. Hayada UN OCHA ee Qaramada Midoobay ayaa ku sheegtay warbixintedii…

              Read More

                LADAN, KU JECLIYAA! W/Q:Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf

                Annagoo gacmaha is haysanna ayaan galnay. Kaabadaha dhulka hoos ugu daadega ayaan marba mid cagta dul dhignay. Kabaha ay xidhnayd Ladan oo cidhib yar lahaa ayaa kaabadaha huuteelka kolba mid qodh kaga siinayay. Dhawaaqa ka dhalanaya kabta Ladan ee ku dul dhacaysa kaabadda iyo  qabowga aan ka dareemayo gacanta aan ku hayo gacanteeda aad moodo…

                Read More

                  Suldaan Wabar Oo La Sheegay Inuu Ka Dhoofayo Jabuuti iyo Cafiskii Madaxweyne Siilaanyo Oo Aan Hirgalin

                  Hargeysa,16Nov,2015(QJ/SDN)-Warar Wargeyska Yool ka helay ilo-diblomaasiyadeed oo u dhuundaloola dhaqdhaqaaqyada Mandaqada Geeska Afrika, ayaa tibaaxay Madaarka dalka Jabuuti inuu Caawa ka dhoofayo Suldaan Wabar, waxaana la sheegay in safarkiisa hadda uu ku jihaysan yahay dalka Canada. Lama ogga jiritaanka wax-qorshe ah oo maamuladda Hargeysa iyo Jabuuti arrinkaa ka leeyihiin, maadaama uu hore u jirey heshiis…

                  Read More

                    Maxay ku Heshiiyeen Murashax Jamaal Cali Xuseen iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe,Halkan kaga bogo Heshiiskaas DAAWO

                    Hargaysa 16.Nov 2015 (SDN/QJ):- Waxaa la saadaalinayaa in Khilaafkii Xisbiga Kulmiye uu bar bilow u yahay Muran Siyaasadeed oo la soo dersa Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid. Waxaa Warbaahintu tebinaysaa in Murashixiinta Xisbiga Ucid ay Maxkamadda Sare u Gudbiyeen Dacwad ka dhan ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo ku saabsan aaminsanaanta mabaa’diida Xisbiga Ucid. Waxaa is…

                    Read More

                      “Inta Doorashadda Madaxtooyadu dib u dhacayso ee la barbar dhigay Doorashooyinka kale Waa Xaqiiq in Doorasho aanay dalka ka dhacayn” Madaxweyne Siilaanyo iyo Doorkiisii Mucaaridnimo Iyo Xaqiiqada uu Maanta Hortaala DAAWO

                      Hargaysa 16.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Haatan ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Xiligii uu ahaa Hogaamiyihii Xisbiga Mucaaridka ee Kulmiye ayaa Waxaa ka soo burqan jiray dhaliilo aan kala joogsi lahayn oo uu jeedin jiray Xukuumaddii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin. https://youtu.be/mHTGGsj-P_A

                      Read More

                        Isbahaysiga Musharraxiinta Kulmiye oo Yeeshay Kulan ay ku Darsayaan Halka Masiirkoodu Saldhigan Doono DAAWO

                        Hargaysa 16.Nov 2015 (SDN/QJ):- Musharraxiinta Isbahaystay ee Qaaddacay Shirkii Golaha dhexe ee KULMIYE, oo Sheegay sheegay inay sii wadayaan hawl-gallo ay ku Tilmaameen inay kaga soo horjeedaan Sharci-darro ay sheegeen inay ka jirto Xisbiga Kulmiye,Xubnaha Isbahaysiga oo ka Kooban Murashixiintii Kulmiye,Shirgudoonka Golaha Wakiiladda,Laba ka tirsan Hogaanka Sare ee Kulmiye,Xubnihii Golaha Wasiiradda ee Iscasilay ayaa Kulan…

                        Read More

                          Dawladda Hoose oo Xoolaha Caasimadda lagu dhex-arko ku caawinaysa Cusbitaalka & Qorshaha ay kaga qayb-qaadaneyso dhismaha qaybta Gurmadka deg-degga ah

                          Hargaysa 16.Nov 2015 (SDN/QJ):- Dawladda hoose ee Hargeysa, ayaa sheegtay inay ka qayb-qaadanayso dhismaha Qaybta gurmadka deg-degga ah ee Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, isla markaana Neef kasta oo Xoolo ah oo lagu dhex-arko Caasimadda oo la basrin waayo inay Hilib ahaan ugu caawin doonto Cusbitaalka. Maayerka Magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko) oo kormeer…

                          Read More

                            “Ciidamada Kenya Waxay Somaliya u Joogaan Inay Caawiyaan Dawlada Somaliya , Mana Jirto Inay Dhoofiyaan Sonkor iyo Dhuxul” Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyata

                            Nairobi 16.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa markii ugu horeysay ka hadlay eedeymaha loo jeediyay ciidamada Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Wuxuu ugu horeyn been abuur ku tilmaamay in ciidamadiisa ay dhuxul iyo sonkor sharci daro ah ka dhoofiyaan magaalada Kismaayo, isagoo sheegay in caawimaad ay caawinayaan…

                            Read More

                              Galkacayo: Khasaaraha Gaadhi Qof Xanuunsanayay Siday Oo Ciidamada Puntland Rasaas Ku Fureen

                              Gaalkacyo,15Nov,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhintay 5 kalena way dhaawacmeen kadib markii boolisku rasaas ku furay dad cisbitaalka Galkacayo ku sii siday qof xanuunsanaya. Askarta rasaasta ruray waxay gaadh ka hayeen Askar dhaawac ahayd oo ku jiray cisbitaalka. Dadka gaadhiga dhaawaca ah la socday ayaa la sheegay inay samaynayeen qaylo iyo sawaxan cabsi galiyay…

                              Read More

                                Gorfayn kooban oo ku saabsan weerarkii Paris

                                Weeraro haybsan oo si xirfad sare leh loo soo abaabulay ayaa habeenkii Jimcaha ee Sabtidu soo galaysay (13 Nov) lagu qaaday caasimadda dalka Faransiiska. Hawlgalku wuxu ahaa mid siyaabo kala gaar ah isla hal mar u qaaday falal kala duwan oo isugu jiray is-qarxin, rasaasayn iyo af-duub. Wuxuu ahaa weerarkii ugu waynaa ee ilaa hadda…

                                Read More

                                  Guddigii Wada Hadalada Ee Somaliland Oo Noqday Kuwo Is Casilay Iyo Kuwo Ay Madaxweyne Siilaanyo Kala Fogaadeen

                                  Hargeysa,15Nov,2015(QJ/SDN)-Guddigii Somaliland u qaabilsanaa wada hadalada Somaliya ee ka tirsanaa dawladda Somaliland ayaa marka laga reebo hal xubin waxay ka mid noqdeen masuuliyiintii iska casilay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo kuwo ay Madaxweyne Siilaanyo kala fogaadeen. Guddiga wada hadalka oo ka koobnaa wasiiro, xubno ka tirsan shirguddoonka guurtida iyo wakiilada iyo xildhibaanka guddoomiyaha ka ah guddiga…

                                  Read More