“Wali Taariikhda Lama Arag Dawlad Dhisan Oo Toban Wasiir Oo Ka Mid Ah Wasiiraddii Ugu Misaanka Cuslaa Ay Iska Casilaan”Siyaasi Cabdi Haybe
Hargeysa,15Nov,2015(QJ/SDN)-Siyaasiga Cabdi Haybe Maxamed oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, isla markaana ka tirsanaa Xukuumaddii Daahir Rayaale, kana mid ah aasaasyaashii Xisbiga KULMIYE ayaa ka hadlay Shirkii Golaha dhexe ee Kulmiye, Musharixiintii naqdiyey Shirkaas, Wasiiraddii iska casilay Xukuumadda, waxaanu sheegay inay ceeb iyo cadaalad daro tahay in Madaxweynuhu u kala hiiliyo Musharixiinta, waxaanu tilmaamay inay…
