DHAGAYSO: Qoysas Ku Barakacay Duufaano Dabeylo wata Oo Ku Dhuftay Deegaanada Xeebaha Galbeedka Somaliland

    Hargeysa,7Nov,2015(QJ/SDN)-Sida ay kusoo warramayaan dadka degan deegaanada Galbeedka Somaliland,  waxa duufaano dabeylo wata ay ku dhufteen deegaanadaasi, iyadoo guryihii baddu ay baabiisay guryihii ay ku noolaayeen dadka degan deegaanada Bullaxaar, Ceelsheekh, Shacable, Fuguxo iyo Biyo Cad. Illaa shan iyo afartan qoys oo xalay bannaanka u hoyday ayay soo arkeen saraakiil ka socotay bisha cas ee…

    Read More

      Roobabkii Dayrta Oo Si Weyn Uga Da’ay Deegaanada Gobolka Sool iyo Buuhoodle – SAWIRRO

      Laascaanood,7Nov,2015(QJ/SDN)-Degmada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxay ka mid tahay deegaannada ay soo gaadhayaan hayaanada kasoo kicitimay Waqooyiga iyo Bariga gobolka Sool. Reer-guuraa aad u badan ayaa waxay kusoo qulqulayaan deegaanada Buuhoodle iyo kuwa ku xeeran, halkaasoo ay maasheeyeen roobabka xilliga dayrta. waxaana gaadiidka sida reer guuraaga ay si wayn uga muuqdaan waddooyinka magaalada…

      Read More

        Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Booqasho Ku Tagay Xeryaha Qoxootiga Dhadhaab – SAWIIRO

        Dhadhaab,6Nov,2015(QJ/SDN)-Ra’iisal  Wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arka iyo wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayay ayaa soo gunaanaday booqasho maalin ahayd  oo ay ku tageen Xeryaha qoxootiga Dhadhaab ee ku yaalla gobalka Waqooyi-bari ee Kenya. Sharmar’arke ayaa safarkiisa waxaa ku wehliyay afar wasiir oo ka tirsan xukuumaddiisa oo kala ah; Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka, C/raxmaan Maxamed…

        Read More

          Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay “SIDEE AYAYNU ISKU BADDELNAA?”, Waxaana innoo soo Jeedin doona Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun.

          Hargeysa,6Nov,2015(QJ/SDN)-Asc wr wb. dhammaan walaalaha Muslimiinta ah, waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadiradda uu Cinwaankeedu yahay SIDEE AYAYNU ISKU BADDELNAA?, Waxaana innoo soo jeedin doona Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, xafidahullaah. Haddaba Halkan Hoose Ka Daawo Muxaadirradaasi Oo Dhammeystiran: Qurbejoog.Com: Hargeysa

          Read More

            Somaliland: House speaker returns home

            HARGEISA – House speaker as well as the National Party (Wadani) Hon. Abdirahman Irro has returned home today after completing one month tour to Europe. Throngs of Wadani supporters as well as Wadani party officials have showed up at Hargeisa airport to welcome their leader home. He thanked the people who received him and expressed…

            Read More

              Nuxurka Kulan Xaasaasi Ah Oo Dhex Maray Weftigii Ingiriiska, Wasiirraddii Hore Ee Madaxtooyada Iyo Arrimaha Dibada

              Hargeysa,6Nov,2015(QJ/SDN)-Laba xubnood oo ka socda dawladda Ingiriiska, gaar ahaan safaaradda Ingiriisku ku leedahay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya iyo diblomaasiyad kale oo qaabilsan xidhiidhka Ingiriiska iyo Somaliland, ayaa kulan la yeeshay wasiiradii hore ee madaxtooyada iyo arrimaha dibadda Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Maxamed Biixi Yoonis. Kulankaas oo ahaa mid ay albaabadu u xidhnaayeen…

              Read More

                ”Waxa La Soo Gaadhay Waqtigii Aynu Si Wanaagsan U Sii Wadici Lahayn Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye” Gudd. Cirro

                Hargeysa,6Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Ahna hogaamiyaha Xisbiga mucaaradka Ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro, ayaa maanta dalka dib kusoo laabtay, kadib socdaal bil ah oo uu ugu maqnaa wadamo ka tirsan qaarada Yurub, waxaan madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyey dadweyne badan, kuwaas oo iskugu jira mudnayaal ka tirsan laba aqal ee baarlaamnka Somaliland iyo…

                Read More

                  Nuqul Cusub oo Qur’aanka ah oo Sacuudiga Lagu Soo Bandhigay!

                  Makka,6Nov,2015(QJ/SDN)-Agaasinka guud ee ammuuraha masaajiddada barakaysan ee Xaramka iyo kan nebiga , Sh. C/raxmaan Sudaysi ayaa shalay, 5tii/11/2015, ku wareejiyay nuskhad aan hore loo arag oo kitaabka Qur’aanka rukta kutubta ee masaajidka Nebiga. Kitaabkan ayaa ka kooban 300 (saddex boqol) oo bog, bedkiisuna yahay 61.5 x 42.5 cm. Waxa loogu talogalay in loo fududeeyo soo booqadaasha…

                  Read More

                    Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Waxyeelada Roobkii Shalay Bulshadana Uga Digay Duufano

                      Hargeysa,6Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa kormeer ku tagay burburka ay waddooyinka u gaysteen daadadkii shalay . Maxamuud Xaashi Cabdi Wasiirka madaxtooyada Somaliland waxa uu sheegay in wadada isku xidha Berbera iyo Hargaysa ay soo gaadhay waxyelo baaxad leh. “ Waxa saaka aniga iyo masuuliyiinta dhinacyadada taagani waxaanu kormeer ku nimid Tabaalaha iyo…

                    Read More

                      Dowladda Ingiriiska Oo Muwaadiniinteeda Kasoo Daadguraynaysa Dalka Masar

                      London,6Nov,2015(QJ/SDN)-Diyaarado ayaa dib u daad gureyn doona dadka British ka ah ee dalxiiska u jooga magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar, sida lagaga dhawaaqay xafiiska Ra’iisul wasaaraha Britain. Shirkadaha diyaaradaha ee kala ah, Easyjet, Monarch, Thomson iyo British Airways dhammaan waxa ay daad guureyn doonaan rakaab wajihidoona baaritaano dheeraad oo dhanka amniga ah. Rakaabka diyaaradahaasi…

                      Read More

                        Gabadh Soomaaliyeed Oo Lagu La’yahay Dalka Kenya

                        Nairobi,6Nov,2015(QJ/SDN)-Gabadh Soomaaliyeed oo ku nooleed Dalka Kenya ayaa in mudo ah la la’ yahay, waxaana arintaasi ay wal wal badan ku beertay waalidka dhalay gabadhan aadka u yar oon la ogeyn halka ay jaan iyo cidhib ku dambeysay. Ruqiya Xaamud oo ah Hooyada Dhashay Gabadha la la’yahay oo lagu Magacaabo Umul khayr oo 14-sano jir…

                        Read More

                          Somaliland Legal Case for Sovereignty, Sustainability, Contributions

                          Legal Case for Sovereignty Somaliland claim of sovereignty and 23 years’ practice of independence suffer from lack of proper information, pervasive misunderstanding, and anxiety of opening up a Pandora’s Box. Considering objectively Somaliland’s case for sovereignty and diplomatic recognition dispels these problems.  Somaliland’s claim for independence is based primarily on historical title: o As…

                          Read More

                            Somaliland: President’s Adviser on Foreign Affairs resigns

                            BURAO– Presidential adviser on foreign affairs and former governor of Awdal and Togder Hon. Abdoo Aayar has announced today that he has officially tendered his resignation from the Silanyo led gov’t. Hundreds of Burao residents have welcomed the former presidential adviser upon arrival at Togder’s provincial capital. Members of Burao town council alongwith residents have…

                            Read More

                              Somaliland: Vehicle Swept Away by River Floods-video

                              HARGEISA-Aw Barkhadle authority confirms that a delivery truck owned by Khat importing firm “571” has been swept away by river floods on Thursday afternoon. Two people among the driver who were trapped inside rescued by brave residents with the help of Aw Barkhadle adminstration. Mr. Mahad Mohamoud Gaheir has thanked the police who offered assistance…

                              Read More

                                “Aniga iyo Jamaal Khilaaf Noo Dhexeeyaa Ma Jiro,” Faysal Cali Waraabe

                                Nairobi,6Nov,2015(QJ/SDN)-Hogaamiyaha xisbiga Ucid, Eng Faysal Cali Waraabe, oo socdaal ku jooga magaalada Nairobi ee caasimada Kenya, ayaa ka warbixiyay kulamo uu madax dawladdo kala duwan ah la yeeshay. Wuxuu sidoo kale sheegay inay heshiiyeen isaga iyo musharaxa xisbigiisa Jamaal Cali Xuseen. Guddoomiyaha Ucid waxa uu sheegay inuu kulammo la yeeshay  madaxweynaha Jabuuti, madaxda IGAD, safiiro…

                                Read More

                                  “Booqashadayda Hargeysa” Tifaftiraha BBC Somali

                                  Hargeysa,6Nov,2015(QJ/SDN)-Waa markii iigu horaysay ee aan gudaha u galo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Fikirka aan ka haystay baaxadda magaaladu wuu ka duwan yahay kan dhabta ah. Muddo laba saac ka badan ayay nagu qaadatay in gees ka gees aan Hargeysa baabuur ku soo marno. Xaafado dhowr ah oo cusub ayaad ku arkaysaa Filooyin aad…

                                  Read More

                                    Nuxurka Bayaan Ay Soo Saareen Musharaxiinta Isbahaystay Ee Kulmiye

                                    Hargeysa,6Nov,2015(QJ/SDN)-Warsaxaafadeedkii Murashixiinta Isbahaysiga ah ka soo saareen Yeedhmadii Xoghayaha oo dhamaystiran Jawaab Anagoo ah musharaxiinta hoos ku saxeexan ee Shirka Golaha Dhexe ee xisbiga uga sharraxan jagooyinka musharaxa madaxweynaha, madaxweyne ku-xigeenka iyo guddoomiyaha Golaha Dhexe, waxaanu halkan kaga jawaabaynaa qoraal war-saxaafadeed ahaa oo laga soo saaray Xafiiska Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye oo warbaahinta loo…

                                    Read More

                                      Guddoomiyaha KULMIYE Iyo Madaxweyne-Ku-Xigeenka Oo Codsiyada Murrashaxnimadooda Gudbiyey, Baaqna U Diray Musharaxiinta Isbahaystay

                                      Hargeysa,5Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbal-xaakimka KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, ayaa gudbiyey codsiyada murrashaxnimadooda xilalka madaxweynenimo iyo ku-xigeenkiisa ee xisbiga gudihiisa u kala tartamaya shirka Golaha Dhexe ee 10-ka bishan November 2015. Guddoomiye Muuse iyo Madaxweyne-ku-xigeen Saylici oo booqday xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE maanta, iyagoo ka jawaabaya wargelin hoggaanka wada…

                                      Read More