UK oo hakisay duulimaadyada diyaaradaheedu ku tegaan Sharm el-sheikh

    London,5Nov,2015(QJ/SDN)-War ka soo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha dalka Ingiriiska ee Downing Street ayaa lagu sheegay in diyaaradii laga lahaa Ruushka ee ku soo dhacday dalka Masar sababtii ay u soo dhacday ay ahayd waxyaalo qarax la xidhiidha. Dhammaan duulimaadyada ka tagayay UK ee ku wajahnaa Sharmel-Shekh ayaa la joojiyay inta ay khubarada ammaanka Britain ay…

    Read More

      Siday ku Timid Is Casilaadii Madaxweyne Siilaanyo ee La Shaqaynta Xukuumaddii Marxuun Maxamed Ibraahin Cigaal?

      Hargaysa 05.Nov 2015 (SDN/QJ)- Tan iyo Markii Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay iska Casileen Raxan ka Mid ah Golihiisa Wasiiradda ayaa waxaa dib loo dhugtay Sooyaalkii Madaxweyne Siilaanyo ee Maamuladii dalka soo Maray oo uu Marar kala duwan iska casilay la shaqayntooda, Mujaahid Cali Guray ayaa qoraal uu ku faafiyey bata Facebook kaga Sheekeeyey Is Casilaadii…

      Read More

        “Xilka anigaa iska casilay oo Xornimada qaatay, haddaan Lacag lunsaday” Wasiirkii Hore ee Ciyaaraha Somalialnd

        Hargaysa 05.Nov 2015 (SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Axmed Cabdi Kaahin (Casood), oo Shalay Wasiirka cusub ee Wasaaradda loo magacaabay ku wareejiyey xilkaas oo uu toddobaadkii hore isagu iska casilay. Wasiirkii hore Ciyaaraha oo xilka iska casilay ka dib markii Golaha Wakiillada uu kursi uga bannaanaaday, ayaa khudbad kooban oo uu…

        Read More

          ”Wasiiradda xilka iska casilayna waa Wasiiradii uu Muuse Biixi ku karbaashi jiray, maanta yaanu cid cid ku karbaashine…” Xildhibaan Obsiiye

          Hargaysa 05.Nov 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye (Axmed Gacan), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ahna Guddoomiyaha Guddida Nabadgaliyada Golaha Guurtida, ayaa Madaxweynaha talo u soo jeediyey, waxaanu ugu baaqay inuu dhex u noqdo Musharixiinta ku loolamaya Kulmiye, oo aanu cid gaar ah taageerin, waxaanu kula taliyey inuu magaciisa iyo sharaftiisa ilaashado. Xildhibaan Axmed…

          Read More

            Prof Cali Shoonbe Wasiirka Cusub Ee Qorshaynta Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa, Madaxweynahana Uga Mahad Celiyay Xilka Uu u Magacaabay

            Hargaysa 05.Nov 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Cusub ee Wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland ahna Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyey waddanka Kenya Cali Xuseen Ismaaciil (Cali Shoombe), ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Magaaladda Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.   Wasiir Cali Shoombe oo Shalay Galab ka soo degay Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport  ee Magaaladda…

            Read More

              “Weligey Waxaan Ka Fikiri Jiray Inaan Maalin Uun Ka Hoos Shaqeeyo Madaxweynaha Tiina Way…” Afhayeenka Cusub ee Madaxtooyadda

              Hargaysa 05.Nov 2015 (SDN/QJ)- Afhayeenka Cusub ee madaxtooyada Somaliland Mudane  Xuseen Aadan Cigge (Dayr), ayaa shalay si rasmi ah xilkii ugala wareegay afhayeenkii hore ee madaxtooyad Axmed Saleebaan Dhuxul. Munaasibad ballaadhan oo loogu tallo galay xil wareejintan ayaa lagu qabtay xarunta Qasriga Madaxtooyada, waxaa ka soo qayb galay Wasiirro  ka tisan xukuumadda, aqoonyahano iyo mudan badan oo…

              Read More

                Agaasimihii hore ee hay’adda sirdoonka Soomaaliya oo su’aal ka keenay awoodaha ciidanka

                Muqdisho 05.Nov 2015 (SDN/QJ)-Dad badan oo uu ka mid yahay agaasimihii hore ee hay’adda sirdoonka qaranka Axmed Macallin Fiqi ayaa su’aal ka keenay awoodda ay dowladda federaalka Soomaaliya u leedahay inay ka hor-tagto weerarrada kooxda Al-Shabaab geysaneyso sida kii toddobaadkan dhacay ee lagu qaaday hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho. Fiqi ayaa ku eeedeeyay ciidanka ammaanka…

                Read More

                  Maamulka Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil oo Soo Bandhigay Khaladkii 1aad ee Maamulka Macaash-doonka ah ee Haamaha Berbera ku Kaceen DAAWO

                  Berbera 05.Nov 2015 (SDN/QJ)- Maamulka Cusub ee la wareegay Gacan ku haynta Haamaha Shidaalka Berbera ayaa Gebi ahaaba jarey lacagtii kabka aheyd ee lagu tageeri jirey Waxbarashada iyo Caafimaadka Degmada Berbera,islamarkaasina Suuqa ku siidayeen Tiro Shaqaale ah oo sifo aan sharciga waafaqsaneyn loo eryey. Sidoo kale Maamulayaasha iyo Macalimiintin Dugsiyada Waxbarashada ee Degmada Berbera ayaa…

                  Read More

                    “Cidna kama aqbali doonno inay kala qaybisa safafka mujaahidiinta, gacanta ayaana lagu qabanayaa cid walba oo isku dayda tallaabadan,” Cali Dheere

                    Muqdisho 05.Nov 2015 (SDN/QJ)-Afhayeenka Xarakada Al-shabaab Sh. Cali Dheere oo la hadlayay idaacadda ku hadasha afka Al-shabaab ee Andullus ayaa ka hadlay khilaaf la sheegay inuu Al-shabaab u dhexeeyaan, kaasoo ku aaddan inay ku biirto Daacish iyo in kale.   Sheekh Cali Dheere ayaa xusay inaanay aqbali doonin cid kasta oo kala qaybinaysa safka muslimiinta,…

                    Read More

                      Gudoomiyaha gobolka oo deeq u qeybiyay bukaanada cusbitaal Madiina

                      Muqdisho 05.Nov 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo  cusbitaalka Madiina ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii lagu qaaday  hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in  maamul ahaan ay garab taagan yihiin bukaanada jiifa cusbitaalka. Guddoomiyaha ayaa mid mid u booqday bukaanada ku jira isbitaalka oo uu xaaladooda wareystay, kuwaas…

                      Read More

                        Shirka Deegaanka Ee Geeska Afrika Oo Maanta Hargeysa Ka Furmay – SAWIRRO

                        Hargeysa,4nov,2015(QJ/SDN)-Magaalada Hargeysa, waxaa si rasmi ah maanta uga furmay shir ku saabsan ilaalinta deegaanka oo ay ka soo qayb galeen wufuud ka kala socota wadammada Bariga Afrika qaarkood iyo khubaro caalami ah. Waxa kulanka soo qabanqaabiyay ururka  Maxalliga ah ee Barwaaqo Voluntary Organization [BVO], oo kaashanaya ururka isku xidhka degaanka ee geeska Africa(Horn of Africa…

                        Read More

                          Xarunta Madaxtooyadda oo Maanta Lagu Qabtay Xaflado Xilwareejimo Iyo Khudbado dhinacyo badan Leh oo laga soo Jeediyay DAAWO

                          Hargaysa 04.Nov 2015 (SDN/QJ)- Munaasibad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka qabsoontay xarunta Qasriga Madaxtooyada JSL oo ay xilalka kula kala wareegayeen wasiirkii hore ee madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wasiirka cusub ee madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi , Afhayeenkii hore ee madaxtooyada Axmed Saleeban Dhuxul iyo afhayeenka Cusub Xuseen…

                          Read More

                            “Waxaa la i Weydiiyaa Maxaad Xirsi uga hadhay Waxaan Idiin Cadaynayaa Marka uu Furmo Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye inaan u Codayn doono halka ay u Codeeyaan” Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay Sababtuu isu Casili waayay DAAWO

                            Hargaysa 04.Nov 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta Markii u Horaysay Waxa uu ka hadlay Sababta uu uga hadhay Xubnihii Wasiiradda ahaa ee Iska Casilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ay Saaxiibo Dhow ahaayeen. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo ka hadlayay Madal uu Maanta Xilka ku wareejinayay Wasiirkii hore…

                            Read More

                              ‘’Waxaan Ka Baqayaa Haddii Uu Jiitamo Tartanka Murashaxnimada KULMIYE in Uu Dib U dhigi Karo Doorashada..’’ Faysal Cali Waraabe

                              Hargeysa,4Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa isagoo ku sugan maagalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ka hadlay khilaafka xisbiga kulmiye,  isagoona guddoomiyuhu walaac ka muujiyay khilaafka xisbiga KULMIYE oo uu sheegay in haddii khilaafka kulmiye uu sii daba dheeraado ay suurtogal noqon karto in doorashooyinka dib u dhac ku yimaado, sidoo…

                              Read More

                                Xildhibaan Xisbiga Ucid Ka Tirsan Oo Ka Digay Mooshin Madaxweyne Siilaanyo Ka Dhan Ah DAAWO

                                Hargeysa,4Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal, oo ka tirsan aqalka golaha wakiillada Somaliland, ayaa ka digay in golaha wakiillada la keeno mooshin ka dhan ah madaxweyne Siilaanyo. Wuxuu sheegay in sababta mooshinku tahay muranka ka dhexeeya dhinacyada Kulmiye. Guddoomiye xigeenka koowaad ee wakiillada Baashe Maxamed Faarax, guddoomiye xigeenka labaad Dr Cali Yuusuf Axmed, oo hogaaminaya mudaneyaal miisaan…

                                Read More

                                  Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Digniin U Diray Dadka Degan Degmooyinka Xeebaha Galbeed DAAWO

                                  Borama,4Nov,2015(QJ/SDN)-Badhasaabka gobolka Awdal ayaa uga digay dadweynaha degan degmooyinka xeebaha galbeed, dabeylo duufaano wata oo maalintii shalay ka dhacay degaanadaas. Badhasaabka oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalo madaxda gobolka Awdal ee Boorama ayaa sheegay in uu digniin u dirayo dadweynaha gobolka khaas ahaan kuwa ku nool xeebaha, taas oo ku aadan duufaano dabeylo wata oo…

                                  Read More

                                    Kala Dhaqaaqa Kulmiye iyo La isku Joojin Maayada Garabka Muuse Biixi!! Faallo

                                    Hargeysa,4Nov,2015(QJ/SDN)-Waxaa wali cakiran khilaafka keenay kala fogaanshaha labada garab ee Kulmiye. Musharaxiinta isbahaystay ayaa u muuqda kuwo ka rajo dhigay ka sii mid ahaanshaha xisbiga inkasta oo badankoodu tacab badan soo galiyay xisbiga. Waxaa loo arkaa garab laxaadkiisa iyo miisaankiisa leh musharaxiinta isbahaystay, kaasi oo Kulmiye mustaqbalka tabi doono haddii xumaan lagu kala galbado. Musharaxiinta…

                                    Read More

                                      Wasiiru-dawle Cusub oo xilka la wareegay kana sheekeeyey dhacdo yaab leh oo uu la kulmay markii la magacaabay

                                      Hargeysa  04.Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasiiru-dawlaha cusub ee uu dhawaan Madaxweynaha Somaliland u magacaabay Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Eng. Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil (Siimoodi), ayaa shalay xilka kala wareegay dhiggiisii hore ee Wasaaraddaas oo loo beddelay Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Dr. Maxamed Faarax Ducaale, Eng. Siimoodi ka sheekeeyey laba dhacdo oo yaab leh oo uu la kulmay markii Madaxweyne…

                                      Read More