Wasiirka Cusub ee Waxbarashada oo Si Diiran Loogu soo dhaweeyay Magaalada Boorama Iyo Ujeedada Socdaalkiisa DAAWO

    Boorama 02.Nov 2015 (SDN/QJ ) –Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane “C.laahi Dheere” ayaa shalay Galabsi diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal. Wasiirka Waxaa Duleedka Magaalada Boorama kaga hortagay Xubno Isugu Jira Wasiiro,Gudoomiyaha Gobolka Awdal iyo Bulsho weynta ku dhaqan Magaalada Boorama. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda…

    Read More

      Guul darada Wareegii Rubuc dhamaadka Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland Iyo 4 Xul oo Hargaysa Niyad Xumo kaga baxay

      Hargaysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ)- Wareegii labaad ee ciyaaraha gobollada Somaliland oo maalmahanba la sugayey ayaa shalay si kedis ay u soo baxday in uu dib u dhacay. Xulalka gobolada u soo baxay wareegga labaad ee ciyaarahan, gaar ahaan kuwa bariga oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa magaalada Hargeysa isuna diyaarinayey ka qaybgalka wareegga labaad ee ciyaarahan…

      Read More

        “Wada-hadal In Lagu Dhameeyo Khilaafka Waan Soo Dhaweynayaa, Laakiin Waa Inaan Shirka..” Xildhibaan Maxamed Xuseen Xaaji Ciise

        Hargaysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ ) –Xildhibaan Maxamed Xuseen  Xaaji Ciise oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiiladda,  ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo wada hadal  lagu dhammeeyo khilaafka xisbul xaakimka KULMIYE, hase yeeshee waxa uu ku baaqay inaan shirkaasi Golaha Dhexe dib loo dhigin.   Xildhibaan Maxamed  Xuseen , ayaa waxa uu sheegay in uu soo…

        Read More

          Dareenka Hal abuurka iyo Abwaan Gabay Ku Faaqiday Khilaafka KULMIYE Iyo Dullucda Warqadii Xisbiga Lagaga Saaray Cabdiraxmaan C/Qaadir DAAWO

          Hargaysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ ) –Abwaan Maxamuud Xasan oo loo yaqaanno (Halbeeg) oo ka mid ah da’yarta hibadda hal abuurnimo ALLE ku manaystay ayaa soo saaray gabay la magac baxayKAARIYE, oo uu ku faaqidayo khilaafka xisbiga KULMIYE. Abwaan Maxamuud Halbeeg, waxa uu gabaygan kaga hadlayaa khilaafka siyaasiga ah ee xisbul xaakimka KULMIYE, waxa uu ku…

          Read More

            Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Dalka Ku Soo Laabtay Iyo Xog-waranka Safarkoodii Kenya

            Hargeysa,1Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiiro iyo Agaasime ka mid ah Xukuumadda Somaliland ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaatay todoba maalmood oo ay ugu maqnaayeen caasimada dalka Kenya ee Nayroobi. Weftigan ka soo laabtay safarka shaqo ayaa kala ahaa Wasiirka wasaaradda Beeraha Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim, Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga Cali Jaamac Faarax (Buureed) ,…

            Read More

              War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Guddi U Saaray Hubinta Arrimaha Khilaafku Ka Taaganyahay Ee KULMIYE.

              Hargeysa,1Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa guddi u magacaabay khilaafka Xisbiga Kulmiye. Siilaanyo Warsaxaafadeed goor dhawayd ka soo baxay xafiiska Madaxtooyada oo shabakadda Qurbejoog.Com soo gaadhay ayaa u dhignaa sidan:- WAR-SAXAAFADEED Date: -01 11//2015 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/MG/241-3670/112015 ku magacaabay Guddida Hubinta Arrimaha Cabashadu…

              Read More

                Ciyaaraha Gobollada DDSI oo Jigjiga ka bilaabmay

                Jigjiga,1Nov,2015(QJ/SDN)-Magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa ka bilowday tartammo dhinaca ciyaaraha kubadda cagta, orodada, laliska iyo bootinta ka kooban. Tartamadan ayaa waxaa ka qayb qaadanaya in ka badan 500 oo ciyaaryahan oo deegaanka oo dhan laga soo kala xulay. Ujeedada tartamada noocan ah ayaa lagu sheegay sidii loo heli lahaa dhalinyaro gobolka…

                Read More

                  “Ninka Xisbi Doorasho Xor Ah Ka Sameyn Waayey, Ma Somaliland Buu U Sameyn Karayaa ” Jamaal Cali Xuseen

                  Hargeysa,1Nov,2015(QJ/SDN)-Ninba baa laga hayey isagoo xaaskiisii oo ay is qabteen la hadlaaya; ” Baareey guur, oo sinxigaagana la guur”. shacabku waa in ay ogaadaan in ay Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa iyagu shaqo u dirteen oo isagu uun ay wax ka dhaxeeyaan. Maaha in Siilaanyo iyo inta Kulmiye ku hadhsan fashilaaddii ay ka qaadeen laxaadka wasiiradda…

                  Read More

                    Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Oo Maanta Safar Uga Baxay Wadanka Isku Taga Imaaradka Carabta

                    Garowe,1Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa manta gelinkii dambe ka dhoofay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yusuf ee magaalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug , iyagoona ku sii jeeda Magaalada Abu Dabai ee xarunta Isutagga Imaaraadka Carabta. Wefdiga Madaxweynaha oo isugu jira Wasiiro , Xildhibaano iyo saraakiil madaxtooyada ka tirsan…

                    Read More

                      Wasiirkii Cadaaladda oo Xilkii Wareejiyey,Wasiiradii Iscasilay oo ka soo Xaadiray iyo Dareenkii Madasha DAAWO

                      Hargaysa 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Cadaalada somaliland Axmed Cadare ayaa Maanta Xilkii Wasiiro Kala wareegay Xuseen Axmed Caydiid,iyada oo isla Madashana Xilalka Ay kula Kala Waregeen Labada Wasiir ku Xigeen ee wasaarada Cadaalada. Munaasibada Balaadhan oo Kulmisay Bahda Cadaalada Wasiirada Xukuumada iyo Musharaxiinta Kulmiye ku dhex tartamaya Loona Soo agaasimahay Si heer saraysa ayaa Wasiirada iyo…

                      Read More

                        Somaliland: Gov’t set to pardon Sultan Wabar

                        HARGEISA– It is now confirmed that President of Somaliland His Excellency, Ahmed M. Silanyo has officially accepted to issue a presidential decree pardon to the dissident Sulatn Wabar. This comes after elders from Borama and next kin to Sultan Wabar who formed People’s Liberation Front(PLF) have met with president Silanyo appealing him to give him amnesty….

                        Read More

                          “Ilaa 1985kii Ilaa Maanta inta Muuse Biixi Waxyeelo u Gaystay Axmed Siilaanyo Ma Jiro Cid u gaysatay,Uma arko Marka uu Odaygu Yidhi Muuse doorta Kalgacal uu u qabo” Cali Guray oo Kabaha la dul maray Gudoomiye Biixi DAAWO

                          Cali Gurey Oo soo Faqay Taariikhda Madow ee ka dhaxaysa Siilaanyo iyo Muuse Biixi Taas oo Ka soo Bilaabmaysa Halgankii Dib u Xoraynta Waddanka Ilaa Maanta.  Hargaysa 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo Shir Jaraa’id Maanta ku qabtay Xarunta Xisbigaas ee Magaalada Hargaysa ayaa…

                          Read More

                            Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Weerarkii Hotel Saxafi Ee Magaalada Muqdisho Ka Dhacay.

                            Muqdisho,1Vov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii saaka lagu qaadey Hoteel Saxafi, wuxuuna u diray tacsi ehellada iyo qoysaska ay ka baxeen dadkii lagu dilay weerarka oo ay mas’uuliyadiisa sheegatay Al-shabaab. “Subaxnimadii maanta Hoteel Saxafi waxaa weerar ku qaadey Al-shabaab. Sida muuqata kooxda waxaa si weyn u saaran culeys, iyagoo laga saarayo…

                            Read More

                              Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Gudi Kale u Xilsaaray Soo Afjarida Loolanka Kulmiye ee Xadhkaha Goostay Iyo Jewiga Cakiran ee Gudidan Hor yaala

                              Hargaysa 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamoud Siilaanyo ayaa Gudi u Magacaabay Soo Afjarida Khilaafka Kulmiye ee ka dhashay Shirka Golaha Dexe. xubnahasi oo kala ah wasiirka Gashandhiga Axmed X. Cali Cadami, xeer ilaaliyaha guud Xasan Axmed Aadan, guddomiyaha dawlad wanaag Iyo ladagaalanka musumaasuq Axmed Muxmed Madar, Cabdirisaaq Ciyaale  oo ah Gudoomiyaha Gudida Diiwaangelinta iyo…

                              Read More

                                “Dawlada Maraykanku Waxay Leedahay Twitter af somali ah oo ay kula socoto dadka lagu Tiriyo Xagjirka” La taliyaha Warfaafinta ee Wasaarada A,Dibada Maraykanka

                                Washington 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- La-taliyaha warfaafinta ee wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka Molly Westrate ayaa mar ay dhowaan u warrantay talefishanka Al-Carabiya waxa ay sheegtay in wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanku ay tobannaan bog oo kala magacyo ay ku leedahay bar-kulanka bulshada ee internet ka ee Twitter, ujeedadooduna ay tahay in lala socdo dhaq-dhaqaaqa argagaxisada iyo wararka…

                                Read More

                                  Khasaaraha ka Dhashay Weerar Qorshaysan oo Ururka Alshabaab Saaka ku qaaday Huteel Saxaafi ee Magaalada Muqdisho- SAWIRRO

                                  Muqdisho,1Nov,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 12 qof ayaa oo ay ku jiraan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia iyo milkiilihii hotel Saxafi ayaa ku geeriyooday, in ka badan 20-qof oo kalena way ku dhaawacmeen weerar Al-shabaab ay saaka ku qaadeen dhismaha Hotel Saxafi oo ku yaalla isgoyska lambar afar ee magaalada Muqdisho. Weerarkan ayaa ku billowday gaadhi waxyaabaha qarxa…

                                  Read More