Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Maanta si Rasmi ah Xilkii Ugula Wareegay Gudoomiyihii Hore.

    Muqdisho,2Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Xasan Maxamed Xuseen [Muun-gaab]. Munaasabad xill-wareejin ah oo lagu qabtay xarunta maamulka gobolka ayaa waxaa goob-joog ka ahaa mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia, kuwa maamulka gobolka Banaadir, kuwaasoo halkaas kasoo jeediyay khudbado kala duwan….

    Read More

      Askari ka tirsanaa Ciidanka Puntland oo Maanta Dilay Saddex Sarkaal oo ka Tirsanaa Ciidamada

      Gal-gala,2Nov,2015(QJ/SDN)-Sarkaal ka tirsanaa ciidanka daraawiishta maamulka Puntland ayaa maanta toogasho ku dilay saddex sarkaal oo ciidanka daraawiishta Puntland ka tirsanaa, isagoo sidoo kalena dhaawacay saddex sarkaal oo kale oo iyaguna ka tirsanaa ciidamada Puntland. Toogashadan ayaa waxay ka dhacday aaga buuraleyda Galgala ee Puntland, wuxuuna ahaa askariga dilka geystay sarkaal xigeen, isagoo falkan geystay xilli…

      Read More

        Shafana: The journalist who believed in Somalia

        Al Jazeera contributor, Mustaf Abdi Noor, has been killed in an al-Shabab attack on a hotel in Mogadishu. He was 23. Shafana was driven to show another side of Somalia to the world: the pristine white beaches, the exotic fresh fruits, the new villas going up in the capital [Mustaf Abdi Noor / Facebook] He…

        Read More

          Wasiirka Cusub ee Hawlaha Guud oo Xilkii kala Wareegay Wasiirkii Hore ee Wasaaradaas Iyo Weedhihii laga Jeediyey DAAWO

          Hargaysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ)- Munaasibad ballaadhan oo si weyn loo soo qaban qaabiyay ayna xilka kula kala wareegayeen Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo Wasiirka cub Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) ayna wehelinayaan labada Wasiir ku-xigeen ee Wasaaradaas ayaa maanta ka qabsoontay Magaalada Hargaysa gaar ahaan Hotel Maansoor. Munaasibadan waxaa ka soo…

          Read More

            Isbahaysiga Murashixiinta Kulmiye oo Qaadacay Gudidii Madaxweynuhu Magacaabay,Shakina Geliyey inay ka Qayb geli doonaan Shirka Golaha Dhexe iyo Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada oo Hadal duur Xul ah u Jeediyey Muuse Biixi DAAWO

            Hargaysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ)- Saddex musharax oo ka mid ah musharraxiinta ku tartamaya jagada madaxweyne ee xisbiga Kulmiye dhexdiisa ayaa sheegay inaysan ka qeyb gali doonin shirka golaha dhexe ee xisbiga ee dhacaya bishan Musharraxiintan oo kala ah Cabdicasiis Maxamed Samaale, Maxamed Biixi Yoonis iyo Axmed Cabdi Kijaandhe oo maanta kulan qado ah isugu yeedhay…

            Read More

              “Haddii aan Guulaysato waxaan Balan-qaadaya Dalka iyo Dadka oo Dhammaystirma..’’ Wasiir Xaglo-Toosiye

              Hargeysa,2Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye),ayaa musharraxnimadiisa jagada Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ee uu uga dhex tartamayo shirka golaha dhexe ee KULMIYE ayaa ku tilmaamay haddii uu musharaxnimadda ku guulaysto in aanay ahayn guul kalidii u soo hoyatay balse ay tahay guul qaranka Somaliland oo dhan u soo hoyatay. Waxaanu intaa ku daray…

              Read More

                Wasiirkii Hore Shaqada Oo Fasirtay Waxay Ula Jeeday ‘’Askarta Ha Loo Sujuudo”

                Hargeysa,2Nov,2015(QJ/SDN)-AWasiirkii hore Ee Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay waxay ku saxday kalmad ku jirtay barnaamij ay kaga hadashay loolanka xisbiga kulmiye Iyo Bulshadu siday u arkaan Askarinimada Muuse Biixi Cabdi Kelmadaas Oo Ahayd “Askarta Inaynu U Sujuudno Weeyaan.” Marwo Ilhaan Ayaa xustay in kelmadan…

                Read More

                  YUSUF BUDLE: Aqoonsiga Somaliland carqalada ugu weyn ee hortaagani waa magaca ay la baxday ee ah “Somali-Land” ama “Dhulkii-Soomaaliyeed”

                  Magaca cusub ee aan Somaliland u bixin lahaa waa: REPUBLIC OF HORN OF AFRICA Siyaasi/aqoonyahan Yusuf Budle oo hore u ahaan jiray Xoghayihii Arrimaha Dibedda ee Xisbiga UCID, haatana ah Gudoomiyaha Xisbi-mustaqbaleedka National Unity & Reform Party (NURP), oo xaruntiisu tahay dalka Maraykanka ayaa ka dhawaajiyay in carqalada ugu weyn ee uu kala kulmay u…

                  Read More

                    The Best Of The Bunch

                    Mr.Silanyo, it is my second chance to say hello to you. A General is just as good, or just as bad as the troops under his command make him. If your actions inspire others to dream more, learn more, do more, and become more, you are a leader. No General can fight his battle alone….

                    Read More

                      Xisbiga AKP Oo Codadkii Ugu Badnaa Helay Doorashadii Baarlamaanka Dalka Turkiga.

                      Ankara,2Nov,2015(QJ/SDN)-Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka ee dalka Turkiga ee Madaxweyne Erdogan ayaa gaadhay guul aad u sarraysa doorashadii baarlamaanka ee dalkaas ka dhacday shalay oo Axad ahayd, waxaana guushani xisbigaas u horseedday inuu markale keligiis xukuumad soo dhisi karo. Dalka ayaa soo maray shan bilood oo qalalaase ka taagnaa ka dib markii xisbina uu heli waayay…

                      Read More

                        Muxuu Weerarkii Hotel Saxafi uu Kaga duwan yahay Weerarada kale ee Hoteelada Magaalada Muqdisho?

                        Muqdisho,2Nov,2015(QJ/SDN)-Inkastoo sanadihii ugu dambeeyay ay Magaalada Muqdisho ku soo badanayeen weerarada ka dhanka ah Hoteelada, ayaa wuxuu hadana weerarkii Saxafi Hotel uu ahaa mid ka duwan weeraradii horey loogu beegsan jiray goobaha la seexdo. Weerarkan, ayaa wuxuu dhacay 5:40 daqiiqo xilliga saacadda Magaalada Muqdisho, waana waqti aan looga baran in la weeraro Hoteelada Xarunta Soomaaliya…

                        Read More

                          Xukuumad Ku Dhex Jirta Xukuumad Iyo Tusmo uu Cali Guray ka diyaariyey Dawlada Kulmiye 2013kii.

                          Hargeysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ ) –Xukuumadihii soo maray Somaliland tii ugu horeysay ee uu madaxwaynaha ka ahaa AHN Cabdiraxman Axmed Cali kooxda ugu mitidsanayd muxaafidka waxa lagu naanaysi jiray ” shiish”. Kooxdaa waxa bartimaameed u ahayd kooxdii kale ee iyaga Baligubadle lagaga soo adkaaday ee lagu naanaysi jiray” Khaakhda” oo u badnayd kooxdii loo aqoon…

                          Read More

                            Beelaha Bariga Burco Oo Taageeray Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka Kulmiye Dr. Xaglo-toosiye

                            Hargeysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ ) – Beel-weynta Habar-jeclo ayaa taageeraddii ugu badnayd  abid u muujisay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye oo u taagan tartanka murashaxnimada madaxweyne ku xigeenka xisbiga KULMIYE dhexdiisa, oo la filayo in uu qabsoomo badhtamaha bishan aynu ku jirno. Siyaasiyiinta, Salaadiinta, Xildhibaanada golayaasha Qaranka, Xubnaha golaha dhexe ee xibiga…

                            Read More

                              Abaal Marin Siyaasadaysan oo Bulshadu Fahmi Weyday oo Hargaysa lagu qabtay Wasiir dhawr Cisho Magacawnaa oo Waxqabad lagu Majeertay DAAWO

                              Hargaysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ ) – Hotelka Maansoor Ee Magaalada Hargeysa Waxa Lagu qabtay munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo u jeedadu ahayd in ururka sodra abaal marin ku sunto xubno masuuliyiin tira badan oo loo aqoonsaday inay yihiin shaqsiyaad ka soo baxay shaqadii loo igmaday iyo horumarinta danta guud Munaasibada waxa ka soo…

                              Read More

                                Dawladda Hoose Ee Laascaanood Oo Dhulka Sintay Dhismeyaal Waddooyinka Cidhiidhi Ka Dhigay DAAWO.

                                Laascaanood 20.Nov 2015 (SDN/QJ):- Dawladda Hoose ee magaaladda Laascaanood ee gobolka Sool ayaa fulisay hawl-gallo ay ku banaynayso jidadka magaaladda waxaanay dhulka la sintay dayrar iyo dhismeyaal ku teedsanaa waddooyinka la baneeyay. Hawlgalkan ayaa lagu sheegay inuu yahay kii 8-aad ee laga fuliyo xaafadda Jaama-laaye, waxaanay maamuleyaasha dawladda Hoose ee Laascaanood sheegeen in dadweynuhu soo…

                                Read More