Al-Shabab Official Threatens Pro-Islamic State Fighters

    For months, a struggle has brewed within Somali militant group al-Shabab over whether to shift loyalties from longtime ally al-Qaida to Islamic State. The dispute intensified this week, after Shabab fighters ambushed and shot dead one of the group’s veteran officials, Sheikh Hussein Abdi Gedi, after he reportedly tried to convince members to make the…

    Read More

      “Ganacsatadu Waxay Ka Fikirayaan Jeebkooda Waxa Gelaya Ee Kama Fikirayaan Dhibaatada Ay Bacdu Leedahay” Wasiir Shugri

      Hargeysa,25Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandarre, ayaa ka hadashay waxyaabaha hortaagan digreetadii madaxweyne Siilaanyo ku mamnuucay isticmaalka bacaha  lagu dukaamaysto oo aan wali si rasmi ah u dhaqan gelin. Wasiir Shugri oo shalay u waramaysay wargeyska DAWAN, ayaa  sheegtay in rugta ganacsiga iyo dawladaha hoose ee Somaliland ay…

      Read More

        ‘’Aniga Aayada Igu Soo Degtay EeTidhi Faysal Ma Tartami Karo Waayo?..’’ Faysal Cali Waraabe

        Hargeysa,25Nov,2015(QJ/SDN)-Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inuu xaq u leeyahay inuu u tartamo musharaxnimada xisbiga Ucid. Waxa uu ku dooday in dadka faafinaya wararka ku saabsan inuu tartamayo ay yihiin kuwo ka cabsanaya inuu la tartamo. Eng Faysal Cali Waraabe, wuxuu sidoo kale sheegay inaanu xisbiga waxba ku tarahayn…

        Read More

          AL-SHABAAB: Waxaa naga go’aan ah inaan la dagaallano cid walba oo isku dayda inay na kala Qaybiso

          Muqdisho,25Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Al-shabaab ee gobolka Shabeellada Hoose, Sh. Maxamad Abu-cabdalla ayaa hadal uu jeediyay wuxuu ugu baaqay Al-shabaab iyo dadka ku nool deegaannada ay ka taliyaan inay ilaaliyaan midnimadooda, isagoo xusay inay iska qaban doonaan cid walba oo isku dayda inay Al-shabaab kala qaybiso. Sh. Abuu-cabdalla ayaa hadalkan ka jeediyay xaflad lagu furayay kulan diimeed ka…

          Read More

            Madaxweyne Obama oo Taageeray Go’aankii uu Turkigu kusoo riday diyaaraddii Ruushku lahaa

            Washington,25Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama ayaa difaacay tallaabadii dowladda Turkiga ay kusoo rideen shalay mid ka mid ah diyaaradaha dagaalka Ruushka, xilli madxweynaha Ruushka Putin uu sheegay inay cawaaqib-xumo ka dhalan doonto diyaaradda lasoo riday. Barack Obama ayaa sheegay in Turkiga uu xaq u leeyahay inuu difaacdo dhulkiisa, isagoo xusay inay Turkiga uu madax-banaan yahay, tallaabadii…

            Read More

              Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta dalacsiiyay ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya SAWIRRO

              Muqdisho,25Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka ciidanka miino-barista booliiska Soomaaliya, taasoo lagu qabtay xarunta gaadiidka booliiska ee Muqdisho, isagoo dallac-siiyay qaar ka mid ah ciidamadaas. Madaxweyne Xasan ayaa halkaas salaan sharaf kaga qaatay cutubyo ciidanka booliiska ka tirsan, isagoo salaanta kaddib khudbad ka jeediyay munaasabadda, taasoo uu…

              Read More

                Qunsuliyadda Turkiga Ee Hargeysa Oo La Sheegay Inay Ruqsad Muqdisho Laga Siiyay Hargeysa Kaga Hawlgasho

                Hargeysa,25Nov,2015(QJ/SDN)-Warar u dhuun daloola xafiiska Qunsuliyada Turkigu ka furatay Hargeysa ayaa sheegaya inaanay wax ruqsad ah ka haysan Somaliland, isla markaana magaca ay ku shaqaysaa uu yahay ogolaanshaha Dawladda Federalka Somaliya, maadaama Safaaradooda rasmiga ahi ka furantahay Muqdisho. Warkan ayaa ah mid Somaliland Sumcadeeda hoos u dhigaya maadaama dhaqdhaqaaqa ay qunsuliyadani ka wado dalka gudihiisa…

                Read More

                  Xafladd Lagu Soo Bandhigaayay Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga WADDANI oo Hargeysa Lagu Qabtay DAAWO

                  Hargeysa,25Nov,2015(QJ/SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa magaalada Hargaysa ku soo bandhigay barnaamijka xisbiga,waxaana goobtaasi khubad ku saabsan mabaadii’da guud ee xisbiga WADDANI ka jeediyay. Guddoomiyaha xisbiga Cabdiraxmaan CIRRO ayaa sheegay inuu xisbiga WADDANI ka ka shaqayn doono horumarka dalka ,isagoo sheegay  inuu barnaamijkani dalka ku hoggaamin doono caddaalada iyo horumar. “Barnaamijka Siyaasiga ah ee Xisbiga…

                  Read More

                    Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Hadlay Kulan Uu Dhigiisa Jabuuti La Yeeshay DAAWO

                    Jabuuti,25Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa magaalada Jabuuti kulan kula qaatay dhigiisa dalka Jabuuti. Wasiirka ayaa sheegay inay labada dhinac ka wada hadleen kor u qaadista cilaaqaadka labada wadan ee dariska ah. Wasiir Sacad wuxuu sheegay inay labada dhinac ka wada hadleen iskaashiga arrimaha ammaanka, dhaqaaalaha iyo xidhiidhada kale ee labada dhinac….

                    Read More

                      C.rashiid Xasan Mataan Maxay Isku aragti ka Noqon waayeen Murashax Jamaal Cali Xuseen,Xisbiga Waddani ma Ku Biirayaa Iyo Asbaabaha dhabta ah ee uu Sheegtay inuuu Isu Casiley !! Waraysi DAAWO

                      Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Siyaasi C.rashiid Xasan Mataan oo Doraad iska Casilay Murashixii Madaxweyne ku Xigeen ee Xisbiga Ucid ayaa Markii Kowaad si faahfaahsan uga waramay Sababaha ku dhaliyey inuu iska Casilo Xilkii iyo Xubinimadii Xisbiga Ucid. C.rashiid Xasan Mataan Wuxuu Waraysi uu siiyey Telefishanka HCTV uu ku soo Taxay Hadimooyin uu sheegay in Gudoomiye…

                      Read More

                        Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

                        Read More

                          “UCID Khilaaf Guddihiisa Ah Ayaa Jira, Haddana Jinkii KULMIYE Galay Ayaa Soo Galay Oo Kaarinaya” Cali-guray

                          Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiye xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cal Guray) oo qoraal uu kaga hadlayo muranka u dhexeeya Guddoomiyaha xisbigaasi iyo musharrax Jamaal , ayaa sheegay in khilaafka xisbigu ku kooban yahay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo musharrax Jamaal Cali Xuseen, waxaanu tilmaamay in sharciga xisbigu kala…

                          Read More

                            “Lacago ayaa Laga Soo Diray MUQDISHO Lagu kasbanayo Rag Tashuush ku Fura Somaliland” Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Golaha Wakiiladda

                            Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Shir-guddoonka golaha wakiilada ayaa madaxdhaqameedka Somaliland uga digay inay ka qayb galaan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya oo maalmaha warbaahinta ku jirtay. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Dr ayaa sheegay in wixii wada hadal ah ee lala galayo Somaliya ay xukuumaddu masuul uga noqonayso. “Barlamaanku waxa uu ogalaaday in…

                            Read More

                              “Waxaa jirtay in uu ku adkaa halqabsi odhanayey wadada Xoriyaddu waxay sii dhex martaa xabsiga, fikradaas ayuu aaminsanaa mana ahayn nin werwer ka qabay in la xidho” Aragtidii Siyaasadeed ee Nelson Mandela DAAWO.

                              Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Hogaamiyihii Hore ee Waddanka Konfur Africa iyo Halgamaagii Xornimada Dalkaasi,Soona afjaray Midab kala Soocii ka Jiray Waddanka Konfur Africa. Waa Nelson Mandela Hogaamiyihii Xabsiga dheer u soo Galay Xoriyad uu dalkaasi qaato iyo in Hab sinaan iyo Cadaalad ah ay ku wada noolaadaan Cadaankii Tiradda yaraa ee Maamulayay Konfur Africa iyo…

                              Read More

                                Tiro ka Tirsan Golaha Wasiiradda Somaliland oo Booqday Xarunta Dhaqan celinta Caruurta ee Maxamed Mooge Iyo Duruufo ubadka Oogaddooda ka Muuqda

                                Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland  Cali Maxamad (Cali Sandulle) iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer hawleed ku tagay xarunta daryeelka iyo  dhaqan celinta caruurta ee xaafada Maxamad Mooge ee magaalada Hargeysa. Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland oo ay weheliyaan Wasiir ku xigeenka wasaaradaasi Cabdi Daahir Cammuud, wasiiru-dawlaha wasaarada khayraadka Biyaha Mahdi…

                                Read More

                                  Goobaha Aataarta Qadiimiga ah ee Laas-geel Iyo Dhagax Nebi Galay oo Wasiirka Ciyaaruhu Kormeer ku Tegay

                                  Hargeysa  25November, 2015-(SDN/QJ):-  Masuuliyiinta wasaaradda dhallinyarrada, ciyaaraha iyo dalxiiska Jahmhuuriyadda Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda Md. Cabdilaahi Faarax Maydhane ayaa kormeer shaqo ku tegay goobaha qadiimiga ah ee dalxiiska  ee Laas-geel iyo Dhagax Nabi-galay. Kormeerkan shaqo ayaa waxaa wasiirka wasaaradda dhallinyarrada, ciyaaraha iyo dalxiiska, ku wehelinayay Wasiirka Ku-xigeenka wasaaradda Md. Cabdirashiid Ismaaciil Kaahin, Agaasimaha guud…

                                  Read More